X

Deegaanka CeelAfweyn Ee Gobolka Sanaag Oo Lagu Qabtay Kulamo Ilaalinta Deegaanka Ah Daawo

Ceel Afweyn(ANN)Deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag, ayaa lagu qabtay kulamo la doonayo in dadka deegaanka lagaga wacyi geliyo sidii ay u ilaalin lahaayeen dhibaatada deeganaka, isla markaana loola dagaalami lahaa dhibaatooyinka dhuxulaysiga ee sababay in Dhirta iyo Duur-joogtu ka dhamaato dhulkaa oo hoddon ku ahaa.
Qaar ka mid ah Tuulooyinka hoos yimaadda Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag, ayaa lagu qabtay Tuulooyinka hareeraha ka xigga, waxaana mid ka mid ah Kulamadaa lagu soo geba gebeeyay Tuuladda Kal-daray oo ka tirsan deegamadaa, kuwaas ahaa abaabulo bulshadu iskeed isugu xilqaantay oo ay hormood u yihiin Odayaal iyo waxgarad, kuwaas oo dadka ku wacyi geliyay in ilaalinayo deegaanka, isla markaana laga hortago dhirta laga dhuxulaysanayo.
Halkan Ka Daawo Mawduucaa wacyigelinta Deegaanka Rii.
Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380