X

Calankay Ma Gaagaxo: Maanso Cusub Oo Calanka Somaliland ka Hadlaysa

Waxa Curisay Hoodo Mujaahid Maxamuud Nuur (Hoodo Garays)

Maansadan waxan Curiyey 18 May 2015 iyadoo ay igu kaliftay markii aan barta Facebook-ga ku arkay Hablo Soomaaliya oo gubaya sankan ka haysta Calankayga qaaliga ah ee ay u Shihiideen Mujaahidiintii xaq u dirirka ahaa ee uu kamidka ahaa Abaahay Mujaahid Maxamuud Nuur oo dhalashada Calankayga qaaliga ah godka u galay Hadaba waxan jeclaystay inaan dareenkayga ku cabiro maansadan kooban oo aan kaga hadlaayo Qiimaha iyo qaayaha leh iyo halka uu igaga yaalo hadaba ila wadaaga maansadan oo magaceedu yahay calankay ma
*Geeeediga colaaadaay
*Garashada ka naafooy
*Calanbaa la gubayaaa
*Guuuliiyo ayaaaaaniyo
*Geydh horumareeediyo
*Galad laguma keeeboo
*Rajo laguma gaaadhee
*Maskaxdiinu gudhanaa
*Doqon yahay gardaranti
*Calankey ma gaaagexe
*Gabano iii kacaaaamiyo
*Geesi ba u xabaal galay
*Gaari asay ku qaaadiyo
*Awlaad gacalihii dhaley
*Laga gooyey qoortaaaa
*Goonyaha ka joogooooo
*Walee galina uma baqo
**************************
(tawxiidka guudka ah
Gacmahaad ku haysaa
Ku gafaye suukooy
Alloow cudurku gooyaa)
*Geeeediga colaadaaaay
*Garashada ka naafoooy
*Calankey ma gaaaagexe
*Galbis noogumuu imane
*Daa wIil gadhyeeesheee
*Gabdhihiiyo haweenkiyo
*Inta dumar gambale iyo
*Ubadkaa ku guuuxoooo
*Weynaga Go.neydooooo
*Dhexdaa la.iska giijoooo
*Gasiin.aan illownoooooo
*Hurdo lama gam aynooo
*Guryaa looma hoyan jirin
*Gooornaba iyo dharaaroo
*Geeridu xaq weeyeeeeee
*Godka iilka dhimmashiyo
*Noloshaa noo.gudboonaa
*Adigoooon gunaba jirin
*Isma lihi garba u dhigo
****************************
(Tawxiidka guudka ah
Gacmahaad ku haysaa
Ku gafaye suukooy
Alloow cudur ku gooyaa)

Hoodo Mujaahid Maxamuud Nuur (Hoodo Garays)

Haldhaa09@gmail.com

Hargeysa-Somaliland

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/