X

Turkidu waa guumaystayaal sida yahuudda iyo axmaarada

A photo provided by Turkey's state Anadolu news agency shows Istanbul's courthouse. Turkish media say Saudi Arabia's public prosecutor met Istanbul's Chief Public Prosecutor Irfan Fidan there on Monday.

Araweelo News Network

Turkidu waa guumaystayaal sida yahuudda iyo axmaarada oo kale ah. Waxay si BANII aadanimada ka baxsan u guumaystaan dadka kurdiyiinta oo ah dad muslim ah oo sunni ah.

Waxay gadhsiiyeen heer ay luqadda iyo dhaqanka dadka kurdiyiinta ah ka dhigaan dembi Qaran. Yacnii xitaa dadka kurdiyiinta ah looma OGOLA inay luqadooda kuwada hadlaan. Weli kama dhicin dunida Guumaysi dad dhan ku amra inaysa luqaddooda ku hadlin. halkaa ka garan kartaa heerka Guumaysi ga arxan darrada ah ee Turkey-du at ku kala kacaan dadka Kurdiyiinta ah.

Yahuuddu uma diido dadka reer FALASTIIN luqadooda , diintooda iyo dhaqankooda carbeed balse wixii siyaasad uun bay isku hayaan dadka reer FALASTIIN iyo yahuudda. Iska ba daayoo carabta reer falstiin waxay si xor ah uuga mid yihiin dowladda israa’iil weliba iyagoo carabnimadooda ku faanaya, luqadda 2aad ee dalka israa’iil waa luqadda carabiga ah.

Halkaa waxaynu ka fahmaynaa haddii israa’iil.ay guumaystao dadka reer FALASTIIN Turkey-duna waxay guumaysata dadka kurdiyiinta ah , sidaa waa inay u fahmaan dadka taariikhda aan waxba ka aqoon Turkey u yaqaana dowlad islaam ah iyo kuwa uugu yeedha keligii Taliye Erdogan inuu YAHAY amiiroa muslimiinta ee caalamka islaamka.

Dadka Turkey-du 90% waa cilmaaniyiin aamisan in Nolosha iyo diinta la kala saaro, iyo loo nolaado sida reer Galbeedka oo kale. Dalka aan u naqaano dal islaam ah inuu YAHAY waa dal ka arradan diinta islaamka , waana dal dadkiisu yihiin cunsuriyiin neceb dadka islaamka ah iyo dadka madoow.

Waxaa arrintaa markhaati u  ah dadkii Soomaaliyeed ee Nolosha u doontay dalka Turkiga bal soo waraysta qof Soomaali ah oo ku nool dalka Turkey. Markaa ayaad ogaan doontaan xumaanta iyo cunsuriyadda dadka Turkida ah.

Writing by Dr. Ahmed Hassan Salah and first published this article on Araweelo News Network. Salah is a writer and diplomat who comments on politics and international relations and advocates for Somaliland’s identity. He has published articles and videos on the way Somaliland can legally get its identity, which have been published on the Araweelo News Network.

 

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post