Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somaliland

Total 1469 Posts

British Parliament Debate on Recognition of Somaliland

Araweelo News Network. London(ANN)- The British Parliament has called for the recognition of the Republic of Somaliland. The debate on the Somaliland issue was presented by Gavin Williamson, a British MP who is campaigning for the recognition of Somaliland. Tom

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Gaadhay Addis Ababa

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta safar ugu baxay dalka Ethiopia, Madaxweyne Bixii waxa garoonka diyaaraddaha kusii sagootiyay masuuliyiin xukuumadda ka tirsan. Weftigii uu hoggaaminayo Madaxweyne Biixi , ayaa gaadhay caasimadda Addis Ababa ee dalka

Somaliland: Socdaalka Madaxweyne Biixi Ee Ethiopia Iyo Su’aalaha Ka Dhashay

Damaca Ethiopia ee Dekedda Saylac Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filaaya inuu maalinta beri u baxo dalka Magaalada Addis Ababa ee Caasiamdda Dalka Ethiopia. Lama ogga ujeedada safarka Madaxweyne Biixi ee xilligan, wasiirka warfaafinta

Somaliland: Garyaqaan Mubaarik Aar Oo Sharaxaad Faah-faahsan Ka Bixiyay Go’aanka Maxkamadda Dastuuriga Ah

Araweelo News Network. Hargeysa)ANN)-Garyaqaan Mubaarik Aar oo ah sharciyaqaan, isla markaana ah Bare dhinaca sharciga ah, ayaa ka hadlay go’aanka Maxakamadda Dastuuriga ee dacwadda laga sugayay jawaabteeda ee Xeer Lr 14. Garyaqaanka ayaa sharaxaad ka bixiyay saamaynta uu dhinacyada isku

“Madaxweyne Ha Ku Mashquulin Muddo Kordhin ee Doorashada Iyo Sidii Dalka Aad Dhibaatada Uga Saari Lahayd Ku Mashquul”

Marwo Maryan Maxamuud Dirir Xsibiga mucaaradka ee WADDANI Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI ee garabka Haweenka Marwo Maryan Maxamuud Dirir, , ayaa ugu baaqday Madaxweyne Biixi inuu hoos u eeggo xaaladda dalka oo aannu ku mashquulin muddo

Somaliland: Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI oo Ka Hadlay Mawqifkooda Qaraarka Maxkamadda Dastuuriga

Araweelo News Network. “Maxakamaddu waxay ka joogsatay shirqoolkii laga soo abaabulay Madaxtooyadda ee sharcidarrada ahaa.” Hargeysa)ANN)-Xisbiga ugu weyn mucaaradka Somaliland ee WADDANI, ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay maanta soo saartay Maxkamadda Dastuuriga ah ee la xidhiidhay murranka ka taagnaa xeerka

Somaliland: Go’aanka Maxkamadda Sarre Ee Dacwadda Xeerka Furista Ururrada Siyaasada

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Maxaamadda Sarre ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saartay go’aan ay kaga hadlay dacwadda loo gudbiyay ee xeerka furista Ururrada Siyaasada iyo axsaabta oo si weyn laysugu maandhaafsanaa muddooyinkii u danbeeyay. Go’aanka ay Maxkamaddu kasoo saaray dacwaadda la

Xildhibaano Isku Farasaaray Fadhigii Gollaha Ee Ansixinta Miisaaniyadda 2022

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xildhibaano ka tirsan gollaha wakiiladda Somaliland, ayaa isku farasaaray fadhigii lagu ansixinayay miisaaniyadda 2022, taas oo waxoogay sawaxan iyo buuq ka dhalisay kaddib markii la dhegeystay warbixin ay guddida dhaqaaalahu ka jeediyay fadhiga,. Warbixinta guddida dhaqaalaha markii

Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Dur-Duro Ku Ansixiyay Miisaaniyadda 2022

Araweelo News Network. Waxa la raaciyay soo jeedinta guddida dhaqaalaha ee Gollaha Wakiillada Hargeysa(ANN)-Muddanayaasha gollaha wakiillada Somaliland, ayaa meel mariyay miisaaniyadda 2022, kaddib markii guddida dhaqaaluhu kusoo celiyeen saddex toddobaad markii ay soo naaqisheen, isla markaana lifaaq kaabis iyo wax-ka-bedel

Ethiopian Government Files Complaint Against WHO Director General Dr. Tedros Adhanom

Dr. Tedros Adhanom the first person from the WHO African Region to head the world’s leading public health agency. Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-The Federal Government of Ethiopia has filed a lawsuit against Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus, Director-General of the