Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somaliland

Total 1469 Posts

Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Wakiilka UK Maxay Ka Wada Hadleen

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyadda ku qaabiley wakiilka cusub ee Dalka Britain usoo magacaabay Jamhuuriyadda Somaliland, Ambassador Lizzie Walker oo ay wehelinayaan saraakiil sarsare oo ka socda xafiiska Uk uu ku leeyahay  Caasimada

Siyaasi Reer Kenya Ah Oo Sheegay In La Gaadhay Xilligii Somaliland La Aqoonsan Lahaa

Araweelo News Network. Nairobi (ANN)-Siyaasi caan ka ah geyiga Soomaalida, isla markaana ka mid ah Siyaasiyiinta sida weyn uga dhex muuqday siyaasada dalka Kenya ee kasoo jeeda gobolka Woqooyi Bari, Ilyaas Barre Shiil, ayaa Somaliland ku tilmaamay badbaadada sumcada iyo

The UK Government recognise the importance of Somaliland

Araweelo News Network. The UK Government recognise the importance of Somaliland The UK Government recognise the importance of Somaliland, and we are willing to invest hundreds of millions of pounds there, because we realize that it opens up so much

Guddoomiye Faysal Oo Soomaaliya Ku Tilmaamay Meel Aan Dawlad Ka Jirin Oo Lacagta Aduunka Lagu Cunno

“Haddii aynaan qaban doorashadii Madaxtooyadda, waxaynu dhabarka ka tooganaynaa dadkii qadiyadeena wadday , Muusena waxaan leeyahay,,,,,,,” Faysal Cali Waraabe Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ku tilmaamay mid aan ku filayn doodda Baarlamaanka

Xuutiyiinta Oo Gantaalo La Beegsaday Saldhiga Cirka Ee Imaaraadka Oo Maraykanku Isticmaalo

Weerar kale oo Xuutiyiintu Ku Qaadeen Sucuudiga Iyo Maraykanka Oo Ka Hadlay Araweelo News Network. Dubia(ANN)-Dalka Imaaraatka Carabta ee hoggaamiya dalxiiska iyo ganacsiga gobolka Khaliijka ayaa sheegay in ay Isniintii maanta fashiliyeen gantaal labaad oo weerrar ah, kaas oo ay

Somaliland: Xukuumadda Oo Caddaysay Mawqifkeeda Doorashada Madaxtooyadda

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa caddaysay mawqifkeeda ku waajahan doorashadda Madaxtooyadda, waxayna si cad u shaacisay qorsheheeda cidda ka qaybgelay marka la gaadho xilligeeda. Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo wacyogelinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa waraysi uu siiyay

A historic debate in the UK Parliament on the issue of Somaliland’s recognition

Araweelo News Network. “I end by re-emphasising the huge contribution that Somalilanders have made to Cardiff and to the UK, and the huge benefits of that mutual relationship of friendship and respect.”Stephen Doughty. “Somalilanders have a proud history in Cardiff,

Somaliland Cabinet Warns Villa Somalia Of Jealousy In British Parliament Debate

Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)-The government of the Republic of Somaliland, has reacted strongly to the Villa Somalia faction of President Mohamed Abdullahi Farmajo who was jealous of the British Parliament’s debate on the issue of Somaliland’s recognition. At a meeting

Somaliland: Go’aamo Kasoo Baxay Gollaha Wasiirrada

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Gollaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta go’aammo kasoo saaray fadhigii toddobaadlaha ahaa oo ka qabsoomay qasriga Madaxtooyadda. Fadhigaa oo uu guddoominaayay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Bixii Cabdi, waxaa ku weheliyay madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Si Qarsoodi Ah Dalka Ugu Soo Laabtay

Araweelo News Network. Wasiirka Arrimaha Dibbeda Oo Ka Hadlay Safarkooda Ka Hor Intuu Aanay Soo Laaban Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayey oo booqasho ku tegey dalka Ethiopia, ayaa  maanta dalka dib ugu soo laabtay, iyagoo