Category: Somaliland
Somalia Oo Guuldaro Kasoo Waajahday Shirka Midawga Afrika
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Shirka Midawga Afrika oo ka socda caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Ababa, ayaa loollan adag kaddib tartan loo galay xubinimada goollaha Amniga oo ka kooban 15 xubnood lagu kala guulaystay. Gollaha fulinta Midowga Afrika oo ay
Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi Soomaaliya Iyo Arrimaha Mandaqada
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya iyo Somaliland, wuxuuna tilmaamay mawqifka qadiyadda aqoonsiga Somaliland. Madaxweyne Biixi, ayaa sidoo kale ka hadlay waajibka ka saaran aqoonsiga Somaliland Ururka Midawga Afrika, isagoo xusuusiyay warbixinta
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Sheegay In Ciidanka Qaranku Dalalka Jaarka Kaga Gudban Yihiin Caddowga
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibada 28aad ee xuska aas-aaska ciidanka qaranka Somaliland oo lagu qabtay xarunta taliska guud ee Hargeysa. Munaasibadda xuska waxa Madaxweynaha kala qaybgalay guddoomiyaha gollaha wakiillada, Cabdirisaaq Khaliif Axmed,
Dubai: Abiy talks with the UAE to replace shares in Berbera Port with Ethiopian investment in Zeila Port
Araweelo_News_Network. Dubia(ANN)-Ethiopian government is in talks with Somaliland and the United Arab Emirates for the transfer of its shares from Berbera to Zeila port. It is one of the main agenda of the Ethiopian Prime Minister’s visit to the UAE.
Sheffield Maxay ugu Dagaalamaysaa Aqoonsiga Somaliland: the Star
Araweelo News Network. “Sheffield Maxay ugu Dagaalamaysaa Aqoonsiga Somaliland Warbixin Lagu Daabacay Wargeyska the Astar Ee Kasoo Baxa London”Warbixin Lagu Daabacay Wargeyska the Astar Ee Kasoo Baxa London “Dadka reer Somaliland waxa ay xaq u leeyihiin in ay helaan Aqoonsi”
Rooble Oo Dalka Imaaraadka Kala Hadlay Dhoofka Xoollaha Iyo Arrimo Kale
Araweelo News Network. Dubai(ANN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka kulan kula yeeshay Madaxweyne ku xigeenka Isutagga Imaaraadka Carabta, isla markaana ah Ra’iisal Wasaaraha dalkaas Maxamed Bin Raashid Ala-Maktoum. Lama ogga ujeedada
Somaliland Democracy Stakeholders Discuss Elections
Araweelo News Network. ” It is critical that voter registration preparations, led by the National Electoral Commission, begin now so that they can be completed before the upcoming election dates ” Hargeisa(ANN)-The international community has issued a statement on the
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ganafka Ku Dhuftay Magcaabista Guddida Ururrada Ee Madaxweyne Biixi
Araweelo News Network. “Madaxweynaha Dammac Ayaa Is Tusay, , Dammacaana Somaliland way ka tashanay.” Guddoomiyaha UCID. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ganafka ku dhiftay in xilligan Madaxweyne Biixi magcaabo xubnaha guddida diiwaangelinta Ururrada siyaasadda iyo
British MP Rushanara Ali surprisingly and scientifically left a clear mark on Somaliland recognition
Araweelo News Network. “The British government did not say let Bangladesh talk to Pakistan, why Somaliland to talk Somalia? MP Rushanara Ali. During a debate led by Gavin Williamson in the British Parliament on 18 January 2022, Rushanara Ali, a
Mucaaradka Oo Ka Halday Kulanka Danneeyayaasha Dimuqraadiyada Iyo Qoraal Madaxweynaha Loo Diray
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Masuuliyiinta Labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID, ayaa sheegay in ayaa la kulmay Xubnaha ka socday dalalka Somaliland ka taageera geedi socodka dimuqraaddiyadda iyo horumarka. Dublamaasiyiinta ka socda dallada Midawga Yurub, Ingiriiska, Sweden, Norway, Finland, Denmark