Category: Somaliland
Somaliland: Qiimaha Shidaalka Oo Kor Kacay Iyo Xildhibaan Ku Tilmaamay Qorshe Shacabka Lagu Baadhanayo
“Dhibaatada ugu weyni waa shirkadda Trafigura oo shidaalkii Haamaha diiday,,,,”Xildhibaan Maxamed Abiib Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Qiimaha shidaalka iyo Gaasta ayaa kor loo kiciyay markii labaad kaalmaha lagu iiboyo muddo laba bilood ka yar, taas oo saamayn ku yeelatay maceeshada xilligan
Thirst and Famine in Somaliland: A Second Person Dies in Less Than Three Weeks
Araweelo News Network. “Others will be dead in the hours and days ahead. The situation in the area is critical” District Commissioner Hargeisa (ANN) The death of Khadija Hassan, an elderly woman who died of thirst and starvation on the
Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Xaaladda Sababtay Dhimmashada Ee Ay Indhaha Ka Lalinaysay
Araweelo News Network. Xukuumadda Madaxweyne Biixi oo ka qaylisay mar keliya dhiirigelintii iyo jacaylkii ay qabeen Baraha Bulshada Shacbigana uga Digay Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa hadashay xaaladda Abaarta, Biyo la’aanta, amniga iyo arrimo kale, xilli ay deegaamada qaarkood galeen xaalad qalafsan
Somaliland has significant reserves of huge oil and gas investment untapped
Araweelo News Network. “Somaliland is now an important location in East Africa for Taiwan’s Africa project,” Taiwan President Tsai Ing-wen Taipei City (ANN)-Somaliland has huge investment potential in untapped oil and gas reserves, the foreign minister of Somalia’s breakaway region
Somaliland: Wasiir Cabdiweli Oo Sharaxay Saamiyada Heshiiska Shirkaddaha Ee Xadhigga Fiber Optic
Heshiiska waxa qayb ah In Laysu Furo Telefoonada Kala Xidhan ee Shirkaddaha Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiweli Sheekh Cumar Suufi, ayaa sharaad ka bixiyay heshiis ay xukuumaddu la saxeexatay saddexda shirkadood ee ugu
What caused the tension between the United States and Djibouti to skyrocketed
Araweelo News Network. Djibouti spying on the project Somali and regional countries ? Why are these issues? Djibouti(ANN)-Tensions between the United States and Djibouti have escalated, with investigations into illegal weapons and spying and money laundering linked to the small
Somaliland shares the universal values of freedom and democracy with Taiwan
Araweelo News Network. Taipei City (ANN)-Taiwan will host a high-level delegation from Somalia’s breakaway Somaliland region this week, as the self-governing island pursues diplomacy in Africa in the face of Chinese pressure to limit its international footprint. Somaliland broke away
Midawga Afrika Muxuu Ka Yidhi Mudda Kordhinta Madaxweynayaasha Iyo Israel
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Gollaha Midowga Afrika oo Magaaladda Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Ethiopia oo ah xrunta Midawga Afrika ee AU, ka socday kalfadhigoodii 35aad, ayaa lasoo gebagebeeyay maanta. Kalfadhiga oo si rasmi ah u firmay 10:00 subaxnimo (EAT).
Midawga Afrika Oo Ajandayaal Xaasaasi Ah Lasoo Hordhigay
Qorshaha Isarel, Inqilaabka Kusoo Laabtay Qaarada Oo sabab looga dhigay Mudda Kordhinta iyo Qorshayaal kale Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Hoggaamiyayaasha Midawga Afrika, ayaa waajahaya dooddo xaasasi ah oo horyaala shirka ka furmay Magaalada Addis Ababa ee Caasinmadda dalka Ethiopia. Ajandayaasha
Somaliland: Guddoomiyaha Wakiillada Oo Sharcidaro Ku Tilmaamay Lacagta Caymiska Ee Xukuumaddu Soo Rogtay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Gollaha wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa ka hadlay xeerka shirkaddaha Caymiska ee la hor keenay fadhigii gollaha wakiillada maanta. Guddida dhaqaalaha, ganacsiga iyo maaliyadda ee gollaha ayaa warbixin ka akhriyay fadhiga, waxayna ka warmeen marxaladihii