Category: Somaliland
Somaliland: A high level delegation led by President Bihi to Washington
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- The President of the Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi and a delegation led by him, left for the United States of America on Saturday. The President is accompanied on his visit to Washington by a
Somaliland Ganacsatada Oo Cirka Ku Shareertay Qiimaha Xilli Suuqyada Caalamka Shidaalka Iyo Maceeshadu Si Weyn Hoos Ugu Dhaceen
>UAE Oo Balanqaaday In La Kordhiyo Saliida Lasoo saaro si loo Xakameeyo kor u kaca >Ganacsatada Soomaalida Oo Dadkooda Ku Ciqaabaya Qalalaasaha Dagaalka Ukraine Araweelo News Network. Washington(ANN)-Suuqyada caalamiga ah ee baddeecadaha iyo Saliida ayaa hoos u dhacay 24kii saacadood
“Madaxweynuhu Hawshii Doorashada Wuxuu Ku Wareejiyay Ciidanka Qaranka” Murrashax Cirro
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Murrshaxa Doorashada Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi, ayaa si kulul uga hadlay dhawaaq Madaxweyne Biixi mar kale ku celiyay in doorashadda Ururadda iyo axsaabta siyaasada laga hor marinayo doorashada Madaxtooyadda. Murrashaxa Cabdiraxmaan, ayaa
Somaliland: Hay’addaha Caalmiga Ah Oo Ka Aamusay Baaqa Xukuumadda Ee Abaarta
“Taiwan, maaha go’aan shakhsi, wuxuu kasoo baxay qof kasta oo Somaliland ah, wixii ka dhacay iyo waxay u goosatay Somaliland Aabba-yaashiin iyo Awoow-yaashiin waydiiya”Madaxweyne Biixi Araweelo News Network. “ Hargeysa(ANN)-Xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegtay in aannay Hay’addaha caalamiga ah kasoo
Somaliland: Daawo Warbixin Lagu Faaqiday Dakhliga Ilaha Dhaqaallaha Dalka
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-#Somaliland Warbixin Lagu Axadhay Qaabka Loo Maamulo Dhaqaallaha Dalka Iyo Maaraynta Dakhli Maaliyadeedka 2017-2022. Warbixinta, ayaa lagu faaqiday qaab sharciyeedka dhismaha Wasaaradda Maaliyadda oo qaranka Somaliland masuul uga ah maamulka iyo maaraynta dalkhliga kasoo xerooda illaha dhaqaalaha
The UAE has long sought to develop diplomatic relations with Somaliland Amb. Abdalla Alnaqbi.
“We aspire to further cooperation and growth” Araweelo News Network. Hargeisa(ANN(-“We are confident that in the near future we will make significant progress and to develop and improve bilateral relations between the two brotherly countries UAE and Somaliland” he said,United
AU responds to outrage over racist treatment of Africans fleeing Ukraine war
“Countries must respect international law and show the same sentiment and support for all people fleeing war regardless of their ethnicity. A statement from the African Union on the treatment of Africans trying to leave Ukraine said: Araweelo News Network.
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Amray In Tallaabo Laga Qaado Ganacstada Badeecaddaha Qariya
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay saamaynta dagaalka UUkraine, isagoo tilmaamay qaabka lagama maarmaanka ay u tahay in laga gaashaanto. Laxidhiidha: Somaliland: Xukuumadda Oo Qaab Taxadir Ka Muuqdo Uga Hadashay Dagaalka Ukraine Madaxweynuhu Biixi,
Somaliland: Xukuumadda Oo Qaab Taxadir Ka Muuqdo Uga Hadashay Dagaalka Ukraine
>Wasaaradda Arrimaha Dibedda: Baaq Ku Waajahan Dagaalka #Ukraine Farriin Loo Diray Ardayda Somaliland ku xayiran Ukraine Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay dagaalka ka socda dalka Ukraine, waxayna ugu baaqday Ruushka iyo Ukraine in ay xalistaan arrimooha
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ganacstada Dhaliil U Jeediyay Kana Dayriyay Xaaladda
Araweelo News Network. #Biriijka Dacad-Budhuq Oo Xadhiga Laga Jaray Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Dalka ay ka jirto Abaar kulul isla markaana dawalddu ay gashay dedaal badan oo dhanka biyaha, balse wuxuu cannaan usoo jeediyay