Category: Somaliland
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Baarlamaanka U Jeediyay Khudbad Si Weyn Loo Dhaliilay
Muxuu kaga Hadlay Madaxweynuhu Khudbadiisa? “20,000 oo ah haween oo kala jooga 16 Magaalo waxa la gaadhsiiyey taageero dhaqaale oo gaadhaysa $640,000 Doollar. “Madaxweyne Bixii “Siyaasaddu waa sida Ciyaarta Shaxdaoo kale, waxaan kula talinayaa Xisbiyadda iyo Ururrada siyaasadda in ay
Somaliland: Madaxweyne Biixi Muxuu La Hortegi Labada Golle?
Maxaa Laga Fillan Karaa Khudbada Madaxweynaha? Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa la fillayaa inuu maalinta Isniinta 9 May 2022, labada golle khudbad u jeediyo. Khudbada Madaxweynaha ayaa ah mid dastuuri ah oo sannad walba Madaxweynuhu
Somalia: Labada Golle Oo Soo Xulay Guddida Doorashada Madaxweynaha
Magacyada Xubhaha ee Labada Golle Soo Gudbiyeen Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Fadhi labada Golle ee Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya yeesheen ayaa maanta oo Arbaca ah ka qabsoomay Magaaladda Muqdisho. Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa gudoominayay
Paris: Madaxweyne Geelle Gabadh Uu Dhalay Oo Booliska Faransiisku Baadhay Guri Ay Leedahay
Araweelo News Network. Paris (ANN) Booliska Faransiiska ee Xafiiska Xafiiska Dhexe ee Xakamaynta Dambiyada Maaliyadeed ee Daran, ayaa hawlgal baadhitaan ku sameeyay guri ay leedahay gabadh uu dhalay Madaxweynaha Dalka Djibouti Ismail Omar Gelle. Goobta baadhista lagu sameeyay ayaa ah
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Cafis U Fidiyay Boqolaal Maxbuus
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa cafis u fidiyay maxaabiis tiradoodu gaadhay saddex boqol iyo dheeraad. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda oo nuqul ka mid ah soo gaadhay shebekaddaha Araweelo News Network.
Roob Mahiigaana Oo Ilmada Ka Maydhay Hargeysa
Araweelo News Network Hargeysa ee la ilmaynaysay roob la’aan Hargeysa(ANN)-Magaaladda Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxa si weyn u maasheeyay galabta roob mahiigaana oo da’ayay saacado., isla markaana dhibic xooggan lahaa. Roobka oo ka mid ah roobabka guga oo sannadka laga
Somalia: Fadhi Xildhibaanada Baarlamaanka Ee Laysku Khilaafay Fawdo Ka Dhigeen
Araweelo News Network. “Waa In Laga Saara 32 -ka Maaha sharci amaanka meeshu ma sugna, maye hay’addihii amnigu” > “Shirgudoonku durba waa leexdeen, maxay waxan u samaynayaan meeshu ma fawdaa“Xildhibaan Suhuur Xaaji Muqdisho(ANN)-Guddoomiyaha cusub ee Baaralamaanka aqalka hoose dawladda Federaalka,
Somalia: Khilaafka Shirqooladu Ku Ladhan Yihiin Ee Doorashada Oo Sababay Inay Isku Mudhuxsadaan Farmaajo Iyo Rooble
Awaamiir Car iyo Wir Ah Oo Farmaajo Iyo Rooble Is Dhaafsadeen Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku jira dagaal uu ku doonayo inuu kusoo fuulo mar kale kursiga, kaddib markii mudda xileedkiisu dhammaaday, ayaa
Somalia: Doorashada Cabdi Xaashi Falcelinta Farmaajo Iyo Bud-dhiga Loollanka Siyaasada
Madaxweyne Farmaajo Iyo Mucaaradku Siday Uga Jawaabeen Doorashada Cabdi Xaashi? Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Guddoomiyihii hore ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ka mid ah xubnaha kasoo jeeda Somaliland ee milmay siyaasada Soomaaliya ee hirdanka dalalka shisheeye
Who Will Win The Somali Presidential Election?
Araweelo News Network. Intelligence Report Predicts Election Presidential for Somalia 15 May 2022. Mogadishu (ANN) Somalia’s presidential election is scheduled for May 15, 2022. As announced last Thursday by the bicameral electoral commission, intense competition and political tensions are already