Category: Somaliland
Somaliland: Mucaaradka Iyo Xukuumadda Oo isla Waafaqay Muddaharaayada
“Xubnihii ka shaqaynayay muddaharaadyada ee xukuumaddu xidhay, waxaan ku baaqaynaa in xoriyadooda loo soo celiyo” Guddoomiye Xirsi. Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo labada xisbi ee mucaaradka ayaa ugu danbayntii isla meel dhigay qabsoomida muddaharaadyada ay mucaaradku ku baaqeen
Somaliland Mucaaraadka Oo Cayimay Muddaharaadka Xukuumaddu Ka Digtay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Labada xisbi mucaarad ee UCID iyo WADDANI, ayaa cayimay maalinta ay u asteeyeen muddaharaadka ay hore ugu baaqeen oo ay si dhab ah maanta u shaaciyeen maalinta loo asteeyay, wallow xukuumadda Somaliland marar baddan ka digtay, iyadoo
Ali_Muse: Veteran Somali international journalist, passed away in Italy
Araweelo News Network. Roma (ANN)-Veteran Somali journalist Ali Musa passed away last night at his residence in Italy, as confirmed by his family. Hassan Barise, who has known him for a long time, said that he got to know Ali
Somalia has named a New Cabinet former Al-Shabaab leader as a Minister
Araweelo News Network. Mogadishu (ANN)-Somalia has named a New Cabinet former Al-Shabaab leader as a minister, Mukhtar Robow code name (Abu Mansur). He was one of the founders of Al-Shabaab, and was the spokesman for the group for a long
Somalia: Ras’iisal Wasaare Xamse Oo Shaaciyay Liiska Wasiirrada Cusub Ee Xukuumadiisa
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ku dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirrada ee xukuumadda cusub oo ka kooban 26 wasiir, kaddib, markii sida uu sheegay uu tashi la sameeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Guddoonka iyo
Hoggaamiyihii Al-Qaida Oo Maraykanku Sheegay In Lagu Khaarajiyay Afgaanistaan
Araweelo News Network. Washington(ANN)-Maraykanka ayaa sheegay in ay dileen Hoggaamiyihii Ururka Al-Qaeda Ayman Al-Zawahri kadib weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ka fuliyeen dalka Afganistaa. Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden waxa uu qorsheynayaa in uu jeediyo khudbad ku saabsan hawlgalka lagu
Somalia: Ra’iisal Wasaare Xamse Oo Ku Dhegga-barjoobay Dhismaha Dawladdiisa
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ku jaah wareeray sidii uu dawlad usoo dhisi lahaa, tan iyo markii uu helay 25 Jun kalsoonida gollaha Shacabka, kadib markii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda magacaabay 15-kii Jun 2022.
Somaliland: Hibadii Iyo Halgankii Aqoonyahankii Caanka Ahaa Ee Somaliyeed, Qoraa Siciid Jaamac Xuseen Oo Lagu Soo Bandhigay Hargiesa Book Fair
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Bandhiga Buuggaagta ee Hargeisa Book Fair HBF, oo sannadkan markii shan iyo Tobnaad lagu qabtay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa lagu soo qaaday Halyaynimadii hibadii Iyo Halgankii Aqoonyahankii Soomaaliyeed ee Qoraaga Ahaa Siciid Jaamac Xuseen oo awoowgii