Category: Somaliland
Hadraawi: The Somali poet whose reading is like a rock concert
Araweelo News Network. Hargeisa(ANN-Hadraawi: The Somali poet whose reading is like a rock concert, was headlined in a report written by Mary Harper. Africa editor, BBC World Service News. The report published in BBC World Service News, talked about the
Kenya: Supreme Court #confirms William #Ruto’s victory against Raila #Odinga
Araweelo News Network. Odinga reacted to the decision of the Supreme Court Nairobi (ANN)-The Supreme Court of Kenya has ruled on the disputed election results, confirming that William Ruto, was duly elected as the President of Kenya in the last
Somaliland: Golaha Wakiiladu Ma Bedelayaan Go’aankii Xubnaha Gudida Doorashooyinka
Araweelo News Network. Dardaarankii Iyo Canaantii Guddoomiye Khaliif Ee Xildhibaanada Fadhiga Kasoo Xaadiray Hargeysa(ANN)- Gollaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa go’aan ka gaadhaya saddex xubnood oo ka mid ahaa toddoba xubnood oo Madaxweyne Biixi usoo gudbiyay, kuwaas oo hore u waayay
Somaliland: Fadhiga Gollaha Wakiillada Loo Balamay Iyo Doorka Khilaafka Siyaasadeed
Araweelo News Network. Xoghayaha Gollaha Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Oo Ka Hadlay Ujeeddada Kulanka Qaatay Saacaddaha Iyo Ajandaha Fadhiga Loogu Baaqay Xildhibaanada Hargeysa(ANN)- Shirgudoonka Gollaha Wakiillada ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay Guddoomoyayaasha tobbanka guddi hoosaad ee gollaha wakiillada Jamhuuriyada Somaliland.
Somaliland: Mid Ka Mid Ahaa Halyeeyadii Saxaafadda Oo Siddeed Sannadood Kadib Geeridiisa Lasoo Bandhigay Buug Uu Qoray
Araweelo News Network. Hargeysa (ANN) – Munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay Habeen hore Sabtidii oo ku beegan 2 September 2022, ayaa lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Munaasibadda oo ahayd mid lagu gardaadiyay Buugga ‘Hayaankii Hilowga Arwaaxda’, oo uu
Ethiopia: Dagaalka Tigray Oo Cusboonaaday Iyo Digniin Loo Diray Soomaalida
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Ethiopia, ayaa mar kale dib ugu laabatay dagaalkii November 2020, sida weyn loogu hoobtay ee u dhexeeyay maamulka TPLF ee Tigray iyo xukuumadda ra’iisal wasaare Abiy Ahmed, kaddib xabad joojin labada dhinac ku heshiiyeen oo muddo
Somalia Iyo Japan Maxay Kaga Wadahadleen Kulan Doceedka Shirka Caalamiga Ah Ee Tunis?
Araweelo News Network. Ra’iisal Barre Oo Kaddib Furitaanka Shirka Kulan Gaar Ah La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Japan Tunis (ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, oo ka qaybgalay shirka caalamiga ah ee ka socda Tunis, ayaa kulan gaar
Somaliland: Ergada Markii Afraad Raadinay Xalinta Khilaafka Siyaasadda Ee Cillinkiisa La Saariwaayay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Khilaafka dhawrkii bilood ee u danbeeyay ka taagnaa saaxaadda siyaasadda Somaliland ayaa noqday mid aan ilaa xilligan loo helin xal, kaddib markii ay adkaatay furdaamintiisu. Khilaafka siyaasadeed ee cillinkiisa la saari waayay, ayaa u dhexeeya xukuumadda Madaxweyne
Somalia: Ra’iisal Wasaare Barre Oo Ku Hanjabay In Lala Xisaabtamayo Kuwii Dayacay Waajibkooda
Kooxdii Al-shaabab Ee Fuliyay Weerarka Huteelka Xayaat Oo U Muuqda In Ay Badbaadeen Araweelo News Network. #Somalia: Ra’iisal Wasaare Barre Oo Ku Hanjabay In Lala Xisaabtamayo Kuwii Dayacay Waajibkooda Xilli Kooxda Al-shaabab Ee Fuliyay Weerarka Xayaat Badbaadeen Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda
Somalia: Weerarka Khasaarihii Ugu Badnaa Sababay Muddooyinkan Ee Al-shabaab Ka Fuliso Muqdisho
Araweelo News Network. Al-shabaab Ayaa U Muuqda In Ay Si Nabad Ah Uga Baxeen Burburka Dhimashada Huteelka Sida Laga Soo Xigtay Saraakiisha Muqdisho(ANN)- Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay Ciidamadu soo afjareen weerar habeenimadii Jimcaha ka dhacay Huteelka