Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somaliland

Total 1495 Posts

Somaliland: Xukuumadda Oo Sheegtay In Tirakoobka Dawladda Federaalka Aannu Ahayn Mid Khuseeya

Ciidamadda Difaaca Qaranka Ayaa Ku Sugnaaanayaan Goobbahooda Diyaargarawga Munaasibadda 18 May #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka dareen celisay qorshaha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, kaas oo ay sheegatay inay turakoob ka samaynay dhaammaan guud ahaan Soomaaliya, isla markaana qorshaha

Arrinta Laascaanood Waa Mid  U Taagan Midnimada Soomaaliya Mana Dayacayno Madaxweyne Xasan Sheekh

“Dadka Sool waxay doonayaan midnimo waana hubaa way helayaan waxay raadinayan, Annaguna,,,, “Madaxweyne Xasan Sheekh #Araweelo_News_Network.       Muqdisho(ANN)- Dhawaaqyo kasoo baxay Madaxweynaha dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa noqday kuwo ay dhibsadaan shacbiga Somaliland, kaddib barnaamij

Khartoum: Dagaalka Oo Dib U Bilaabmay Iyo Muwaadiniin Maraykan Ah Oo Lagu Dilay

Boqolaal Maraykan Ah Oo La Mariyay Safar Dheer Dhulka Ah Oo Diyaaraddo Gelbinayaan Iyo Dhaleecayn Ka Dhalatay #Araweelo_News_Network.   Khartoum(ANN)- Dagaalka Suudaan, ayaa dib u bilaabmay, kaddib 72 saacadood oo xabad joojin aan caga badan ku taagnayn oo ay beesha

The book The SNM Liberation Struggle is deposited in the US Library of Congress

#Araweelo_News_Network. “The SNM Liberation Struggle (1981–1993),” Washington (ANN): The book written by the great writer Mujahid Bobe Yusuf Duale, which talks about the struggle of the Somali Nationalist Movement Organization (SNM) has been entered in the History Library of the

Guddoomiye Faysal Dhaleecayn U Jeediyay Madaxweyne Biixi, Odayaasha Ka Yimi Muqdisho Sharaxaadna Ka Bixiyay Xaaladda Dalka Iyo Xalka Laascaamood

“Odayaasha Xamar Ka Yimi Wanaag ma wadaan, waxan haynaa warbixintii ay direen, Muusena waxan leeyahay mar uu sidii Madaxweyne u dhaqan.” Guddoomiye Faysal.   #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay xaaladda dalka, isagoo si

The Role of Somaliland in its Strategic Position in the Red Sea and Global Geopolitics

#Araweelo_News_Network.   Somaliland to position itself strategically and make informed decisions that will benefit the country in the long run. It is crucial for Somaliland to stay up–to–date with global developments and adapt accordingly. By,  A. Artan Independent Author.  

Laascaanood: Laba Garaad Jaamac Oo Dhawaaqyo Kala Fog Ka Yidhi Collaada Gobolka

Jihada Nabadda Iyo Jidka Colaada Ee Laascaanood Mawaaqif Kala Fog Labada Garaad #Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Labada Garaad ee wadaaga Magacyada, Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale oo ka mid ah Garaadada ugu tunka weyn madaxdhaqameedka gobola Sool,

Somaliland: Madaxweyne Biixi Qaabkee Uga Hadlay Xaaladda Laascaanood Iyo Joojinta Collaada

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo shacbiga Magaalada Hargeysa kala qaybgalay munaasibadda Salaadda Ciidal Fidri, ayaa ka hadlay arrinta Magaaladda Laascaanood iyo collaada dhawrkii bilood ee u danbeeyay ka aloosnayd. ] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo

Somaliland Iyo Dunida Islaamka Oo Laga Shaaciyay Curashada Bisha Shuwaal

Culimada Oo Ka Hadashay Salaadda Ciida Iyo Jimcaha #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Dunida Islaamka, ayaa laga iclaamiyay in maalinta Jimcaha ay bilatay bisha Shuwaal, isla markaana ay tahay maalinta ciidal Fidri, iyadoo wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland, ku dhawaaqay. Sh.Cabdirisaaq Xuseen Cali (Albaani)

Suudaan: Xabad Joojin Fashilantay Iyo Dedaalka Hoggaamiyayaasha Masar Iyo South Sudan Oo Ka Hadlay Xaaladda

#Hemedti: Generalka Aan Waxna Qorin Waxna Akhriyin Oo Ku Taamaya Inuu La Wareego Dalka Suudaan #Araweelo_News_Network.   Khartoum (ANN)- Dagaalka ayaa weli ka socda dalka Suudaan saacado kaddib xilli la doonayay inay dhaqan gasho xabad joojin caalami ah, iyadoo ciidamadda