Category: Somaliland
# Weerane: Taariikhda Markhaatiga U Ah Halyeeyga Qoraaga Buugga Maxamed Baaruud
Somaliland: Madashii Loo Golleeyay Bandhiga Buugga #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madal si ballaadhan loo golleeyay, ayaa lagu soo bandhigay Buug si weyn loo sugayay oo uu qoray Halgamaa Maxamed Baaruud Cali oo ka mid ah Haldoorkii iyo aqoonyahankii ibafuray halgankii lagu waajahay
#Somaliland: Dacwadda Guddoomiyaha Gollaha Wakiilladda Oo Asqaysay Saaxadda Siyaasadda
Doodda Guddoomiye Ku Xigeenka Cali Xaamud Jibriil Iyo Kulankii Lagu Naaqishay Arrinta Guddoomiye Khaliif Oo Ku Dhammaaday Natiijo La’aan #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Gollaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku mashuuqlsan xiisadda ka dhalatay dacwadda Xeer-ilaalinta Qaranku kasoo gudbisay Guddoomiyaha gollaha wakiillada Somaliland,
Buugga Ay Qortay oo Manfac Weyn u Leh Bulshada Ayaa Gubtay Daabacaadii Koobaad Ka Hor intii aannay soo Bandhigin
“Waxa Gubtay daabacaadii u horaysay oo ahayd 394, “Habeddelin Haybaddaada “marnaba kama niyadjabayo inaan Bulshadayda usoo bandhigo natiijadda Buugga aan ku tabcay muddada sanaddaha baddan ah” ayay tidhi, Naciima Cabdiraxmaan Shire Qoraaga Buugga #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Naciima Cabdiraxmaan Shire, waa gabadh
“The statement issued by the UN Security Council in LasAnod does not seem to reflect reality: “The Ministry of Foreign Affairs of Somaliland
#Araweelo_News_Network. Hargeisa)ANN)-The government of Somaliland expressed its concern today about a statement issued by the United Nations Security Council on the situation in Lasaanood on Wednesday, but the Ministry of Foreign Affairs of the Republic of Somaliland described as a
#Somaliland: Qaadlayaasha Oo Qaaday Dagaal Dhaqaale Oo Dhabar-jab Ku Ah Qaranka
Hargeysa(ANN)-Shirkaddaha ka ganacsada Qaadka iyo Diglayaasha, ayaa bilaabay qorshe ay ku dhabar-jebinayaan dhaqaalaha qaranka xilli uu qaranku ku jiro dagaalka Laascaanood ee sida weyn u taabtay dhaqaalaha dalka iyo dakhliga dawladda. Qaadku wuxuu ka mid yahay ilaha dhaqaalaha ugu
#Somaliland: Guddoomiyaha Gollaha Wakiiladda Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Qoraalka Hay’addaha Garsoorka
#Araweelo_News_Nerwork. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha gollaha wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa si kulul uga jawaabay qoraal kasoo baxay maanta Maxkamadda sare iyo Xafiiska Xeer-ilaalinta qaranka. Qoraalada Xeer-ilaalinta iyo Maxkamadda sare, ayaa la xidhiidhay nuxur ahaan kuwo tilmaamaya dacwad ka dhan ah Guddoomiye
#Somaliland: Xeer-ilaalinta Qaranka Oo Dacwad Ku Ooggay Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Cabdirisaaq Khaliif
Maxkamadda Sare Maxay Ka Tidhi Arjiga Dacwadda Guddoomiye Khaliif #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Xeer-ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gudbisay dacwad ka dhan ah Guddoomiyaha gollaha wakiilladda Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif oo muddooyinkii u danbeeyay ku mashquulsanaa arrinta dagaalka Laascaanood. Guddoomiye
Berlin: Hoggaamiyaha Jarmalka Oo Lagu Fooryay Meel Fagaare Ah
Waxay u diideen fursad ay ku oggolaadaan inuu jeediyo khudbadiisa #Araweelo_News_Network. Berlin(ANN)-Hoggaamiuyaha Dalka Jarmalka Chancellor Olaf Scholz, ayaa lagu fooryay meel fagaare ah xilli uu doonayay inuu khudbad ka jeediyo fagaare. Dadweyne kusoo ururay goobta uu doonayay inuu ka
Somaliland: Bushaaro Baanday Oo Markii Saddexaad Maxkamadda La Horgeeyay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Weriye Bushaara Baanday, ayaa markii saddexaad Sabtidii Maanta la horgeeyay Maxkamadda Gobolka Maroodi_jeex, si looga qaado rumaan oggolaanaya in xabsiga lagu hayo. Weriye Bushaaro ayaa la xidhay Badhtamihii May, iyadoo xilligaa safarkeeda ku wajaahnaa dhinaca Magaalada Hargeysa