Category: Somaliland
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Ganacstada Oo Isku Waajahay Kulan Lagu Gorfeeyay Xiisadda Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed Ee Saamaynta Ku Yeeshay Ganacsiga Aduunka
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan la qaatay Ganacsatada Somaliland, kaas oo lagu faaqiday xaalladdaha iyo duruufaha kusoo kordhay gobolka, gaar ahaan Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ee saamaynta ku yeeshay arrimaha amniga iyo isu socodka ganacsiga
#Somaliland Guddoomiyaha UCID Faysal Oo Madaxweyne Biixi Usoo Jeediyay Inuu Qabto Doorashooyinka Si Dalka Loogu Soo Gaadho
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa usoo jeediyay Madaxweyne Biixi inuu dalka ka qabto doorashooyinka, isla markaana dadka mideeyo si dalka loogu soo gaadho, maadaama uu sheegay in xaallada ay Somaliland ku jirtaa tahay mid
#Laascaanood Garaaddada Oo Soo Saaray Go’aan Ka Cadhaysiiyay Puntland
#Araweelo_News_Network. Laascaanood (ANN)- Garaaddada Laascaanood, ayaa soo saaray go’aamo ka cadhaysiiyay maamul goboleedka Puntland ee Garoowe, kaas oo naawilayay innay Garaaddadu soo xulaan 17 xubnood oo u metela Baarlamaanka Maamulka oo la doonayay innay soo gudbiyaan. Hase yeeshee, khilaaf si
Markab Ganacsi Oo Laga Afduubay Badda Cas Ayaa Gaadhay Xeebbaha Soomaalida
#Araweelo_News_Network. London (ANN)-Markab ganacsi oo ay afduubteen kooxo aan la garanayn ayaa weli ku sugan xeebbaha Soomaaliya taas oo sare u qaadaysa cabsida laga qabo xasillooni darro hor leh oo soo waajahda maraakiibta caalamiga oo doonaya innay ka gudbaan Badda
#Somalia: Wasiirkii Arrimaha Dibadda Oo Xilka Iska Casilay
#Araweelo_News_Network. Muqdisho, Somalia (ANN)-Wasiirkii Arrimaha dibadda dawladda Federaalka ee Soomaaliya Abshir Haruuse ayaa si lama filaan ah u shaaciyay inuu iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu kahayay xukuumadda Soomaaliya ee Madaxweyne Xasan Sheekh. Wasiir Abshir, wuxuu sidaa ku sheegay qoraal uu
Siyaasiga Maxamuud Xaashi Oo Madaxweyne Biixi U Diray Qoraal Uu Ku Xardhay Tallooyin Ku Saabsan Badbaadada Qaranka Somaliland
#Araweelo_News_Network . Hargeysa(ANN)- Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo ah xilligan Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah, ayaa ka hadlay mawqifkiisa xaalladda siyaasaddeed ee hoggaaminta Madaxweyne Biixi, baaqyada nabada ee la doonayo in lagaga badbaado in collaadda gobolka Sool loo beddelo mid qabiil
#Ingiriisku Wuxuu Cadaawad U Hayaa Dadka Laascaanood, Waxaan Leenahay Arrimahayaga Faraha Kala Bax, Inta aannad ,,,,,” Cabduqaadir Firdhiye
#Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Hoggaamiyaha Maamulka Khaatumo Laascaanood, Cabduqaadir Firdhiye, ayaa si weyn uga qayliyay dhaqdhaqaaqyada dublamaasiyada dawladda Britain ee ku waajahan gobolka geeska Afrika. Cabduqaadir Firdhiye, wuxuu farriin hanjabaad ah u diray dawladda Britain, isagoo sheegay innay kasoo horjeedo rabitaanka shacabka
Xuutiyiinta Oo Gantaalo Ku Weeraray Markab Ganacsi Oo Marayay Badda Cas
#Araweelo_News_Network. Yemen San”a(ANN)- Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa Gantaalo la beegsaday Markab marayay Badda Cas, taas oo sii xoojisay welwelka iyo cabsida marinka Badda Cas. Sidaana waxa sheegtay wakalaadda wararka ee Reutres oo soo xiggaysa sarkaal Maraykan ah. Xuutiyiinta ayaa
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo XilKa Qaadis, Magcaabis Iyo Beddel Ku Sameeyay Wasiirro Xukuumaddiisa Ah
#Araweelo_News_Network. #Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo XilKa Qaadis, Magcaabis Iyo Bedel Ku Sameeyay Wasiirro Xukuumaddiisa Ah Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilalki ay hayeen ka qaaday masuuliyiin ka tirsan xukuumaddiisa, sidoo kale, Madaxweyne Biixi, wuxuu magcaabay masuuliyiin cusub
#Ethiopia’s Enduring Quest for Access to the Red Sea – Historical Foundations, Geopolitical Strategies, and Regional Implications
#Araweelo_News_Network. Paper Title: Undying Ambition Ethiopia’s Enduring Quest for Access to the Sea – Historical Foundations, Geopolitical Strategies, and Regional Implications. by Gulaid Yusuf Idaan Senior Lecturer and Researcher. Abstract: This paper delves into Ethiopia’s enduring desire for