Category: Wararka Somaliland
Somaliland: Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Hadlay Dedaalka Maraykanka Ee Qadiyadda Aqoonsiga Somaliland
Madaxweyne Cirro Muxuu Ka Yidhi Xidhiidhka Somaliland, Ethiopia, Djibouti iyo Mawqufka Siyaasadeed Ee Xukuumaddiisa,? #Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa ka hadlay qorshaha Xukuumaddiisa ee ku waajahan siyaasadda arrinaha dibadda iyo Aqoonsiga qadiyadda Sonaliland. Madaxweynaha ayaa
Golaha Wakiilada Doodda Sharci Ee Kordhinta Kalfadhiga Xidhnay iyo Tilmaanta Xeer Hoosaadka
#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Golaha Wakiillada oo muddooyinkan ku jiray kalfadhiyadii 10aad iyo 12aad, soo gebagebeeyay ayaa la hordhigay in la kordhiyo oo lagu daro muddo laba todobaad ah kalfadhiga, taas oo dhaliyay dood kaddib markii mudanayaasha qaarkood uga falceliyeen qaabka loo
Madaxweyne Cirro Oo Ka Hadlay Balanqaadkii Mushahar Kordhinta
βπππ©πππ ku ππ¦πππ ππ π ππΒ π¨ππ£ππππ₯π ππππππ’ππππππ πππ π€πππππͺππͺ π¨ππππ₯ππππ πππ ππππ ππ ππππ ππ¦π€πππππ£ ππ π£πππππ₯πΒ β¦β Madaxweyne Cirro Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kormeeray maanta Taliska Guud Ee Ciidanka Qaranka, ayaa Sharaxay qorshihiisa ku waajahan balanqaadkii nuashahaar kordhinta ee
SomalilandΒ Madaxweynaha OoΒ Gollaha Wasiirrada Kala Hadlay Oddoroska Miisaaniyadda 2025.
Β Oddoroska Miisaaniyadda 2025 Muxuu Kaga Duwanyahay Miisaaniyadii 2024 #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Sonaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabudullaahi (Cirro), ayaa Fadhigii 006aad ee shirka gollaha Wasiirrada ee Xukuumadda Wadajir iyo Waxqabad ee uu gadh-wadeenka ka yahay kala hadlay Odoroska Miusaaniyadda 2025.
Liiska Magcaabista Masuuliyiinta Cusub Ee Madaxweynaha Somaliland Magcaabay
Liiska MagcaabistaΒ Wareegtooyinka Madaxweynaha Ee Xilalka Cusub #Araweelo_News_Neywork Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,Β Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 16/01/2025 , soo saaray wareegtooyin uu ku Shaaciyay xilalka masuulyiin cusub oo xilal kala duwan. Wareegtada
Somaliland: Madaxweynaha Oo Magcaabay Masuuliyiin Lagu Shaaciyay Digreetooyin Xidhiidh Ah
Wareegtooyinka MadaxweynahaΒ Ee Masuuliyiinta Cusub #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 14/01/2025 uu wareegtooyin xidhiidh ah, kiwaas oo lagu magcaabay xilalka masuuliyiin cusub. Wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-030 /012025
Madaxweynaha Somaliland Oo Magcaabay Masuuliyiin Xukuumaddiisa Ah
Wareegto Madaxweyne. #Araweelo_News _Network Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa magcaabay masuuliyiin cusub oo qayb ka ah xukuumaddiisa, kuwaas oo loo dheg-taagayay maalmahan. Qoraal Saxaafadeed kasoo baxay qasriga Madaxtooyada Somaliland oo ku taariikhaysan 13/01/2025, wuxuu Madaxweynu wareegto
Somalia Leaped to Digital Finance?
Somalia: over 160 million mobile payment transactions are processed in digital financial services “Our future-ready SmartVista platform ensures Somalia benefits from all the world has to offer payment innovations.β Angelo Bertini, Senior Vice President and Chief Commercial Officer at BPC
Gollaha Wakiillada Oo Daaha Ka Fayday Musuqmaasuq Hantidhawrku Deddayo
Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Daaha Ka Fayday Warbixin Hantidhawrku Ku Deddayo Musuq-maasuq #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa soo bandhigay warbixin daaha ka fayday dayaca Hay’addaha Dawladda ee Hantidhawrka Qaranka, iyadoo warbxinta Xisaab xidhka 2022 oo la horgeeyay gollaha ayΒ iftiimisay
Wareegto Madaxweynaha Somaliland Ku Magcaabay Badhasaabyada Gobollada Dalka
WAREEGTO MADAXWEYNE #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,Β Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 11/01/2025 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-027/012025 uu ku magacaabay Badhasaabada Gobollada Dalka iyo ku-xigeenadooda. Wareegtada Madaxweynuhu waxay u dhignayd Sidan;-