Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Somaliland

Total 2069 Posts

Somaliland Oo Ka Hadashay Garaadada Lagu Soo Dhoweeyay Gaadiidka Tignikada Ee Ciidanka Qaranka Iyo Calanka Soomaaliya

“Nabadgelyada Sool Ee Laascaanood Waxay Gacanta Ugu Jirtaa Ciidanka Qaranka Somaliland” Sareeye Gaas Nuux Taani   #Araweelo_News_Network.                                      Muuqaalkan ka Daawo     Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network. Published by  Araweelo News

Laascaanood: Garaad Jaamac Oo Lagu Soo Dhoweeyay Calanka Soomaaliya Iyo Hadalka Uu Jeediyay Ee Shirka

#Araweelo_News _Network Laascaanood(ANN)-Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah Madax-dhaqameedka gobolka Sool, ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Garaad Jaamac, oo Bulshada Laascaanood kala kulmay soo dhowayntii ugu ballaadhnayd tan iyo markii

Somaliland: Masuul Arrimaha Laascaanood Awgood Isku Casilay

#Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)- Prof. Axmed Cabdi Muuse (Abyan), ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay Ururka Barwaaqo ee uu Hoggaamiyo Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, wuxuuna sidaa ka sheegay mar uu manta kusoo laabtay dalka, isagoo kasoo degey garoonka

Laascaanood: Dhacdooyinkii U Danbeeyay

#Araweelo News Network. Laascaanood(ANN)-Deganaansho ayaa laga dareemayaa xaaladda Magaaladda xarrunta u ah gobolka Sool ee Laascaanood, Kaddib go’aan kii ay soo saareen guddida khusuusiga ee ka kooban 33 xubnood maalintii ay taariikhdu ku beegnayd  Jan 1 2023. Waxaa muuqanaysa in

Somaliland has responded angrily to the #statement from the American Embassy.

#Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)- The government of the Republic of Somaliland has responded angrily to the statement from the American Embassy in Mogadishu, which is an insult to the existence and cause of Somaliland’s independence.   The American Ambassador to

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Beddelaad Iyo Xilka Qaadis Sameeyay

#Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu kala tahay JSL/XM/WM/222/1-978012023 iyo JSL/XM/WM/222-981/012023, JSL/XM/WM/222-982/012023 uu xilka qaadis, Bedel iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland.   Waxaanay

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashadda Oo Ku Hawlan Qorshe Dib Loogu Tayaynayo Manhajka

“Waa Inaynu Soo Saaro Ilma Aabihii Ka Fiican, Tayaynta iyo Dib u eegista Manhajka Waxbarashadda Dugsiyadda Hoose – Dhexe ee Somaliland #Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Sayniska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa qabatay kulan qorshijhiisu yahay sidii dib u habayn loogu

Laascaanood Bayaan Lagu Daadafeeyay Baaqa Ka Bixitaanka Ciidanka Qaranka Ee Sool

#Araweelo News Network. Laascaanood(ANN)-Bayaan kasoo baxay xarunta gobolka Sool ee Laascaanood, ayaa lagu daadafeeyay baaqa ay Guddida dhowaan laga sameeyay deegaanka ee la baxay “Khusuusiga” ay ku dalbadeen in ciidanka Qaranka Somaliland ka baxaan gobolka.   Bayaanka jawaabta ah, ayaa

“Reer Hawd Baanan Ahayn Oo Faanka Ma Aqaan,” Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland

“Eng: Cali Xoor Xoor Wuxuu Ahaa Markabkii Soo Badbaadiyay Qaranka” Wasiir Mustafe Goddane #Araweelo News Hargeysa(ANN)-“Reer Hawd Baanan Ahayn Oo Faanka Ma Aqaan,” sidaa waxa yidhi, Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyaynta ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mustafe Maxamed Goddane, isagoo hadal

Somaliland: Nuqulka Rasmiga Ah Ee Bayaan Kasoo Baxay Shirarka Nabada Ee Xalka Loogu Raadinayo Xiisaddii Laascaanood

#Araweelo News Network. Laascaanood(ANN)-Qodobo hordhac u ah Shirarka la doonayo in xal loogu helo xasiloonida xarunta gobolka Sool ee Magaalada Laascaanood, ayaa lagu sharaxay qorshaha dadka deegaanka ee Garaadada, Cuqaasha iyo Odayaasha waxgaradka. Shirka oo maanta oo Axad ah ka