Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Somaliland

Total 2068 Posts

“Annagu Qayb Kama Nihin Ergada Laascaanood”Bayaanka Garxajis

#Araweelo_News_Network.       Post Views: 499

“We do not accept that Al-Shabab and Al-Qaeda use Lasanod as a base for attacks to the region,” Major General Noah Tani

“Our army is here for the security of the entire region.” General Tani #Araweelo_News_Network.   Lasanod (ANN)- The Commander-in-Chief of the Somaliland National Army, Major General Noah Ismail Tani, said that terrorist groups are hiding in the town of Lasanood

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Geerida Chief Caaqil Cabdirisaaq Caqli Oo Ahaa Qoraa Iyo Khabiir Millateri

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Allah haw naxariistee Marxuum Chief Caaqil Cabdirisaaq Caqli Axmed Daad oo ahaa aqoonyahan iyo khabiir dhanka arrimaha Millateriga iyo Baadhe oo wax baddan ka qoray Taariikhda Bulshada Soomaalida, ayaa ku geeriyooday saaka 17/02/2023, Caasimada Somaliland ee Hargeysa.   Marxuum

LasAnod Conflict: Briefing Who Is Fighting against whom?

The Final Report #Araweelo_News_Network.   Bile Serar P4A Institute Summary: Lasanod, the administrative capital of Sool region is historically, politically and geographically is within the Somaliland borders. After the collapse of the former Somali Republic, and the creation of Puntland

Somaliland: Dardaarankii Sh Jawhar Ee Xalka Mushkilada Laascaanood

#Araweelo_News_Network. Hargyesa(ANN)-Sheekh Cabdullaahi Sheekh Cali Jawhar oo ka mid ah Culimada waaweyn ee Somaliland, isla markaana ah Sheekhal Beledka Magaalada Boorama, ayaa ka hadlay sida ay lagama maarmaanka u tahay in xal loo helo mushkilada Laascaanood. Sheekh Jawhar oo ka

Garaadada Waxaan Leeyahay Waar Ha Aamusina Ee Soo Daaya Tabashadiina Oo Hadla Xalna Waa La Helayaaye” Saleebaan Guddoomiyaha Guurtida

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Gollaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa hadal dardaaran ah u jeediyay madax-dhaqameedka Madaxweyaha Somaliland Muuse Biixi u magcaabay xalinta mushkilada Laascaanood. Guddoomiye Saleebaan oo ka hadlayay kulan ballaadhan oo maanta lagu qabtay Qasriga Madaxtooyadda, wuxuu sheegay in

Somaliland Madaxweyne Biixi Oo Sheegay In Aan Laga Filayn Inay Sameeyaan Wixii Siyaad Barre Ku Sameeyay Hargeysa

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo ka dhacay qasriga Madaxtooyada ka sheegay in aannay in aan marnaba laga filayn isaga iyo ragga la mid ah in ay sameeyaan wixii uu Siyaad Barre ku sameeyay Hargeysa.

Somaliland: Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdikariim Mooge Oo Ka Hadlay Arrimo Muhiim Ah

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa ka hadlay arrimo muhiim u ah bulshada Somaliland iyo dadyowya kale ee xiisaynaya inay ku noolaadaan Caasimadda Hargeysa. Maayar Cabdikariim, wuxuu si gaar ah farriin ugu diray dadka kasoo jeeda

Djibouti Oo Si Cad  U Beenisay Inay Xiisadda Laascaanood  Ee Somaliland Gashay

#Araweelo_News_Network.   Djibouti(ANN)-Xukuumadda Dalka Djibouti, ayaa ku tilmaantay marin habaabin iyo eeddayn aannay wax lug ah ku lahayn oo la been abuuray in Djibouti ay lug ku leedahay waxa ka dhacaya Magaalada Laascaanood ee guddaha Somaliland. Xukuumadda Dalka Djibouti oo

Laascaanood: Dagaalka Weli Sii Socda Iyo Baaqyada Nabada Ee Ku Waajahan Collaada

#Araweelo_News_Network. Hargyesa(ANN)-Collaada ka alloosan Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa gashay maalintii saddexaad wixii ka danbeeyay markii ay wiiqantay xabad joojinta shuruud la’aanta ah ee xukuumadda Somaliland ku dalbatay in lagu joojiyo Dagaalka. Dhinaca Garaaddada deegaanka Sool, ayaa dhankooda