Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Somaliland

Total 2068 Posts

Somaliland Yaa iska Leh Masuuliyadda Fashilka Siyaasadeed Ee Laascaanood

#Araweelo_News_network. Hargeysa(ANN)-Koox muwaadiniin aqoonyahan ah, ayaa soo bandhigay bayaan ku saabsan xaaladda Magaalada Laascaanood iyo sababaha salka u ah in fashil siyaasadeed ay waajahdo xukuumadda Madaxweyne Biixi, iyadoo ay suryooyin ooddan galeen wadiiqooyinka siyaasadee ee xal loogu raadin lahaa arrimaha

Somaliland: Xukuumadda Oo Xaqiijisay In Ciidamada Qaranka Laga Soo Saaray Fadhiisimada Jiidda Hore

#Araweelo_News _Network.   Hargeysa(ANN)-Xukuumada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xaqiijisay wararka dhinaca Magaalada Laascaanood ee sheegayay in  ciidamada Qaranku kasoo baxeen Laascaanood iyo Tukaraq, taas oo ay ku tilmaantay qorshe lagu hirgalinayo xabdad-joojintii toddobaadyo ka hor lagu dhawaaqay ee murkucatay. “Markii aanu

Laascaanood: Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Oo Shaaciyay In Madaxweyne Biixi Sababay Fashilka Siyaasadda Iyo In Xadhkaha Nabadu Ka Xidhmiwaayaan Sool

#Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Guddoomiyaha Gollha Wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sharaxay sababta ay xukuumadda Madaxweyne Biixi xal nabadeed ugu weyday arrinta Laascaanood iyo khaladaadka dabarka ku noqday in isku dayo baddan oo xabbad-joojin iyo wadahadal lagu raadinayay u fashilmeen. Laxidhiidha: Somaliland;

Somaliland representative in Germany, he fights for international recognition of the country, by Göttinger Tageblatt

International Relations #Araweelo_News_Network.   International Relations: Independent but not recognized   Mustafa Yusuf Ismail fights from Göttingen for the international recognition of Somaliland on the Horn of Africa Mustafa Yusuf Ismail has a mission. As the representative of Somaliland in

Somaliland; Xukuumadda Oo Ka Hadashay Weerar Lagu Qaaday Saldhiga Mahad Canbaashe Ee Laascaanood

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay dagaal maanta ka dhacay Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool, waxayna sheegtay in Malayshiyada ku sugan halkaa ay weerar kusoo qaadeen fadhiisinka ciidanka.   War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland, ayaa lagu

Somaliland Iyo Maraykanka Oo Warar Is Khilaafsan Kasoo Saaray Kulanka Madaxweyne Biixi iyo Ambasaador Tim Trenkle

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay maanta safiir ku xigeenka Maraykanka ee Safaaradda Somalia Ambassador. Tim Trenkle oo safar gaaban ku yimi Somaliland. Kulanka Madaxweyne Biixi iyo Ambasaador Tim, ayaa ahaa mid albaabada loo xidhay

Al-Shabab terrorist groups, Daesh, and others have entered the city of LasAnod . According to a recent original media report

#Araweelo_News_Network. Nairobi (ANN)-“Terrorist groups Al Shabaab, Daesh   ISIS) among others have infiltrated themselves into Las’anod and exploited the security vulnerability of the city. Somaliland security forces responded to the attacks of these groups in Las’anod. ” said in a report

Somaliland: Dagaalka Laascaanood Maaha Mid Iska Bilaabmay, Dadka Sool iyo Bariga Sanaag Dastuurka Umay Coddayn” Xisbiga WADDANI

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa sharaxaad ka bixiyay sababta dhabta ah ee dagaalka Laascaanood iyo arrimaha siyaasadeed ee hoggaaminta Madaxweyne Biixi. Xoghayaha Guud Ee Xisbiga WADDANI, khadar Xuseen Cabdi, ayaa tilmaamay in dagaalka Laascaanood aannu ahayn mid iska bilaabmay,

Laascaanood: Dagaalka Oo Dib U Bilaabmay Iyo Ergooyinka Ku Qulqulaya Sool

#Araweelo_News_Network.   Laascaanood(ANN)-Dagaalka ayaa dib u bilaabamay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, iyadoo ay ergooyinka salaadiinta ah kusii qulqulayaan deegaanka Yagoori ee duleedka Laascaanood. Dagaalka maanta ka dhacay Laasaacood, ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhashay khasaare dhimasho iyo

Laascaanood: Garaaddada Sool Oo Ugu Baaqay Ergada Inay Iska Laabtaan

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Garaadada Sool, ayaa ka hadlay Ergada u qalab qaadatay xalinta mushkilada Laascaanood, iyagoo ku dooday in aannay jirin cid lasoo xidhiidhay, balse waxay sheegeen in aannay xabad joojinta dhankooda waxba iska beddelin. Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, ayaa sheegay