Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Somaliland

Total 2068 Posts

Djibouti: President Omar Gellleh Congratulated the President of China

#Araweelo_News_Network.   #Djibouti (ANN)-President of the Republic of Djibouti, His Excellency Ismail Omar Guelleh, in a congratulatory message, wished “success and success” to Xi Jinping, re-elected to the Chinese Supreme Judiciary yesterday. “The absolute confidence that you inspire in your

Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Oo Ka Cadhootay Baaq Kasoo Baxay Xukuumadda Somaliland

“Waxaan ugu baaqaynaa maamulka Soomaaliland inay ka waantoobaan hadaladda iyo ficiladda kala fogeynkara shacabka walaalaha ee DDS iyo Soomaaliland”. “Ciidamadda Huwanta Ah Ee Kasoo Tallaabay Xudduuda Caalamiga Ah Waa Inay Ka Baxaan Laascaanood” Xukuumadda Somaliland #Araweelo_News_Network.   Jigjiga(ANN)-Dawlad Deegaanka Soomaalida

Laascaanood: Sansaan Dagaal Oo Mar Kale La Filayo

#Araweelo_News_Nework.   Laascaanood(ANN)-Xaaladda Magaalada Laascaanood, ayaa deganayd todobaadkii u danbeeyay, iyadoo aannay jirin wax dagaal ah oo ka dhacay, halkaas oo muddo saddex todobaad ka baddan dagaalo goo goos ah oo u dhexeeyay Ciidamadda Somaliland iyo Malaydhiyaad deegaanka oo garab

Somaliland: Aragtideena Siyaasaddu Hargeysa Iyo Hareereheeda Ha Dhaafto Prof. Siciid Sheekeeye

#Siyaasadda Ka Danbaysa in Carruurta Hargeysa Iyo Burco Loo Soo Saaro Inay Sacab Tumaan Waa Siyaasadda Dumisay Laascaanood” Prof. Sheekeye #Araweelo_News_Network.         Muuqaalkan  Ka Daawo Post Views: 436

Somaliland: Urrurada Siyaasadda Oo Bayaan Kasoo Saaray Xaaladda Laascaanood

#Araweelo_News_Network.     Hargeysa(ANN)- Dalladda Ururrada Siyaasadda Somaliland, ayaa ka hadlay dagaalka Laascaanood, waxayna soo saareen baaq isugu jira canbaarayn iyo soo jeedin. Qoraalka Dalladda Ururrada Siyaasadda Somaliland soo saartay, ayaa lagu muujiyay dhawr qodob oo ay kusoo ururiyeen mawqifkooda

There is a goal for Mustafa Yusuf Ismail. He campaigns in Germany on behalf of Somaliland to gain international recognition

  A report on how Somaliland would get recognition was published in the German Media   #Araweelo_News_network.     Hannover (ANN)-The representative of Somaliland in Germany, Musata Yusuf Ismail, is engaged in a campaign to get his country recognized by

Djibouti: Ra’iisal Wasaare Hore Dilayta Oo Loo Doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka

#Araweelo_News_Network. Djibouti(ANN)-Siyaasiga caanka ah ee u dhashay dalka Djibouti,  Dileyta Maxamed Dileyta, ayaa loo doortay inuu noqdo Guddoomiyaha Baarlamaanka cusub ee dalka. Doorashooyinka inta baddan ka dhaca Djibouti ee Baarlamaanka iyo Madaxtooyadda, ayaa lagu tilmaamaa kuwo aan si dhab ah

Somaliland: Bayaan Ku Waajahan Jaalliyaddaha Dalalka Caalamka

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xafiiska Qurba-joogta Somaliland, ayaa soo saaray Baaq iyo boggaadin ku waajahan Jaalliyaddaha Somaliland ee ku filiqsan dacallada Aduunka.   “Jamhuuriyadda Somaliland waa qaran isku tashaday oo muddo soddon sano ka badan xaqiijiyay horumar la taaban karo, dimuqraadiyad, deganaansho, nabadgelyo

Somaliland: Guddoomiyaha UCID, Faysal Oo Ku Baaqay In Ciidamadda Qaranka Lays Barbar Taago

“Muuse jiritaanka qaranka waxa kaga xoog baddan kursigiisa Caqligiisana Muuse dalka laguma badbaadinayo, wixii talla la leenahayna ,,,”Guddoomiye Faysal #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay dagaalka Laascaanood oo Afartii maalmood ee u

DPWorld and the Government of Somaliland have opened a New Economic zone in the Horn of Africa

#Araweelo_News_Network. Berbera(ANN)-DP World,  which manages Berbera international ports, and the government of Somaliland have cut the cord on the new duty-free zone, which is expected to contribute to the economy of the Republic of Somaliland. implement the site and become