Category: Wararka Somaliland
Somaliland: House of Representatives Committee to Investigate Solutions to Las Anod War Proposes to Constitution amendment
#Araweelo_News_Network Hargeisa(ANN)-A committee that the Somaliland representative council recently put into the situation of the LasAnod war and the issues of the political conflict in Somaliland’s delayed elections, in which the opposition parties and the government are in dispute,
Ethiopia Oo Safiir Cusub Usoo Magcawday Somaliland
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Dawladda Federaalka ee Ethiopia, ayaa safiir cusub usoo magcawday Somaliland, kaddib markii ay bedeshay wakiilkii hore ee xafiiskeeda Hargeysa. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka gudoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo, safiirka cusub ee Dawladda Federaalka Ethiopia dhawaan
Congratulations to our patriotic citizens in the UK: Statement Somaliland Ministry of Foreign Affairs
#Araweelo_News_Network Hargeisa(ANN)-The Ministry of Foreign Affairs of Somaliland has greatly praised the massive demonstration of Somaliland expatriates living in the UK at Westminster in the British House of Parliament in London. The statement issued by the Ministry of Foreign Affairs
UK: Waves of the Somaliland diaspora in Britain gathered at the Westminster headquarters in London
#Araweelo_News_Network. London(ANN)-Waves of the Somaliland diaspora in Britain gathered at the Westminster headquarters in London to protest in support of the recognition of Somaliland. The Somaliland diaspora who were protesting carried the flag of Somaliland, and like the waves,
LasAnod: Somaliland Military Force Revealed The Officers Who Led The Militants That Attacked Them
#Araweelo_News_Network. Las Anod(ANN)- The government of the Republic of Somaliland has given details of the fight that took place this morning in the city of LasAnod, which caused the Somaliland National Army to seize the officers leading the militia as
Somaliland: Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi Dedaalka Ethiopia Ee Daminta Collaada Laascanood
“Ethiopia Waxaan U Sheegnay In Arrinta Laascaanood Tahay Mid Somaliland Gudeheeda Ah, Laakiin ” Madaxweyne Biixi #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay mawqifka xukuumaddiisa ee dedaalada la doonayo in lagu damiyo collaada Magaalada Laascaanood. Madaxweyne Biixi
Somaliland: Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI Oo Ka Hadlay Dhacdooyinkii U Danbeeyay Ee Xaaladda Hay’addaha Amniga Qaranka
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa usoo jeediyay gollaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland in baadhitaan lagu sameeyo Hay’addaha amaanka ee qaranka, marka ay soo baxaan waxyaabo shaki abuuraya. Afhayeenka Xisbiga WADDANI, Maxamed Faarax, ayaa ka hadlay dhacdooyiniii u danbeeyay Magaalada Hargeysa,
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo La Filayo Inuu Safar Ugu Baxo Dalka Ethiopia
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa la filayaa inay maalinta beri safar ugu baxaan xaunta dalka Ethiopia ee Addis Ababa. Ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay dhinaca xukuumadda Somaliland, iyadoo xidhiidho shebakaddaha
“Muuse Xilka Ku Wareeji Saylici, Idinkuna Ha Ku Riyoonina In Ciidanka Qaranku Baxo iyo In Laascaanood Iyo Buuhoodle ka Go’aan Somaliland”Guddoomiye Faysal
#Araweelo_News_Network. “Muuse Xilka Ku Wareeji Saylici, Idinkuna Ha Ku Riyoonina In Ciidanka Qaranku Baxo iyo In Laascaanood Iyo Buuhoodle ka Go’aan Somaliland”Gudoomiye Faysal Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inuu dalku weli dagaal ku jiro, sidaa awgeed