Category: Wararka Somaliland
Ergayga Gaarka Ah Ee Qaramada Miidoobay Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Isla Faaqiday Arrimaha Collaadda Bariga
Booqashada Xilligan Xaasaasiga Ah Iyo James Swan Garnaqsiga Madaxweynaha Somaliland #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Socdaalkii u horeeyay ay uu Ergayga khaaska ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay James Swan ku yimi Somaliland, tan iyo markii Madaxweynaha Somaliand la wareegay xafiiska doorashadii
Somaliland Madaxweynaha Iyo ICRC Maxay Ka Wada Hadleen Xilligan
Sheegashada Taageerada ICRC Iyo Xafiiska SRCS Ee Somaliland Iyo Su’aalaha Dul Taagan Socdaalka Guddida #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabulilaahi (Cirro) (oo ayaa xafiiskii ku qaabilay Arbacadii maanta wefdi ka socda Guddida Caalamiga ah ee Laanqayrta
Maxaa Kasoo Kordhay Ilaalada Madaxweynihii Hore Muuse Biixi?
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Xukuumadda Madaxwwyhe Cabdiraxmaan Cirro ayaa ku wargelisay ciidamo uu Madaxweynihii hore ilaalo ahaan u kaxaystay inay kasoo xaadiraan Qasriga Madaxtooyadda. Ma jiro war rasmi ah oo xukuumaddu kusoo saartay amarka Ciidankii Ilaalada Madaxwayne Muuse Biixi Balse wararka
Dalka Shiinaha Oo Jawaab Aargoosi Ah Kaga Falceliyay Go’aanka Maraykanka
#Araweelo_News_Network Beijing (ANN)- Dawladda Dalka Sjhiinaha ayaa jawaab falcelin ah ka bixisay cashuurtta dheeriga ah ee Badeecaddaha ka yimaada dalkooda uu Madaxweyne Trump kusoo roggay. Tallaabada Madaxweyne Dowland Trump, waxa si toos ah uga falcelisay xuluukamadda Shiinaha oo maanta
Xukuumadda Somaliland Oo Saartay Go’aamo Saamaynaya Ganacsiga Iyo Dhaqaallaha Dalka
#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saartay go’aamo ku waajahan shirkaddaha Isgaadhsiinta iyo gebi ahaan arrimaha dhaqallaha ee ganacsiga iyo wax kala iibisiga dalka. Madaxweyne Cirro oo isugu yeedhay xubnaha gollaha wasiiradda, ayaa ku faaqiday kulanka arrimaha dhaqaallaha dalka iyo
Somaliland: Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro Oo Kulan Degdeg ah Isugu Yeedhay Gollaha Wasiirrada
Maxaa Lagaga Hadlay Kulanka Albaabada Loo Xidhay Ee Madaxweynuhu Isu Yeedhay Wasiirrada Xukuumadda Somaliland? #Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)- Gollaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta oo Sabti ah yeeshay kulan deg-deg ah oo albaabada loo xidhay, kaas oo lagaga hadlay arrimo
President Hassan Sheikh claims President Trump’s concern for Somaliland recognition Washington post interview.
“We always have a very good relationship with the United States. We don’t know what the new leadership will come President Donald Trump, want him to recognize Somaliland ” President Somalia of Hassan Sheikh Mohamud. Washington post interview.
Somaliland: Presidential delegation returns to the country and the results of UAE
#Araweelo_News_Network Hargeisa (ANN)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and his delegation returned to the country after four-day trip to the UAE. Somaliland president and his delegation have reported the media with the meetings with UAE authorities The Minister of
UK Ambassador Engages Private Sector’s and Save he Children on Growth and Regional Development
“It’s critical that the UK government and other international partners work with the private sector to create more jobs for young people” Abdirashid Duale the Dahabshiil Group CEO . #Araweelo _News _Network The UK Ambassador, Michael Nithavrianakis, accompanied by
Somaliland: Safarka Madaxweynaha Ee UAE Iyo Wefsigiisa Oo Jihooyin Cusub Ikhtiraacay
#UPDATE: Safarka Wefdiga Madaxweyne Cirro Maxaa Kasoo Kordhay ? Abu dhabi #UAE (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo wefdigiisa ayaa la filayaa innay soo gebagebeeyaan hawlaha booqashada iyo kulamada masuuliyiinta dalka Imaaraadka Carabta ee Abu Dhabi. Safarka