Category: Wararka Somaliland
Suudaan: Xabad Joojin Fashilantay Iyo Dedaalka Hoggaamiyayaasha Masar Iyo South Sudan Oo Ka Hadlay Xaaladda
#Hemedti: Generalka Aan Waxna Qorin Waxna Akhriyin Oo Ku Taamaya Inuu La Wareego Dalka Suudaan #Araweelo_News_Network. Khartoum (ANN)- Dagaalka ayaa weli ka socda dalka Suudaan saacado kaddib xilli la doonayay inay dhaqan gasho xabad joojin caalami ah, iyadoo ciidamadda
Premeir Bank Oo Soo Gunnaanaday Tartankii Hal-abuurka Ganacsiga Iyo Guulaystayaasha Oo La Guddoonsiiyay Jeegag
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Bangiga Premier Bank qaybtiisa xaruntiisu tahay Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, ayaa soo gunnaanaday Tartanka Hal-abuurka ganacsiga oo si weyn indhaha loogu hayay. Barnaamijka HAL-ABUURKA Ganacsiga, ayaa muddadii uu socday oo ahayd Bisha Barakaysan, waxa lagala socday Warbaahinta oo
The international community spoke together about the state of Somaliland’s elections and the solution to the LasAnod War
“There must be an immediate and unconditional cessation of hostilities and separation of forces to agreed locations.” the joint statement >”Similar messages have been passed to other parties of the conflict from the Partners.” the statement from international partners #Araweelo_News_Network.
Somaliland: Caalinkii Weynaa Ee Sh Maxamuud Suufi Oo Geeriyooday
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Mufdigii weynaa ee Sheekh Maxamuud Maxumed (Sh. Maxamuud Suufi), ayaa ku geeriyooday caawa Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Allah haw naxariistee Sheekh Maxamuud, wuxuu ka mid ahaa culimada waaweyn ee Soomaalida, gaar ahaan Somaliland, wuxuu ahaa caalin
Somaliland: Ciidanka Dab Damiska Iyo Badbaadinta Bulshada Ee Masiibooyinka Oo Soo Bandhigay Laba Dhacdo Oo Murruga Ah
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Ciidanka Dab-damiska iyo kharaha kale ka badbaadiya Bulshada ayaa soo bandhigay laba dhacdo oo murrugo ah, kuwaas oo xilliyo kala duwan ka dhacay Magaalooyinka Hargeysa iyo Boorama. Dhacdada Hargeysa, ayaa ah markii ay Allah haw naxariistee hooyo
Laascaanood: Xaaladda Weli Cakiran Iyo Abaabul Guluf Dagaal
#Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa ku jirta xaalad cakiran oo aan la saadaalin karin, iyadoo maalinba maalinta ka danbaysa ay kusoo qulqulayaan Maleeshiyaad ka imanaya dhinaca Maamul Goboleedka Puntland ee Soomaliya iyo deegaamo kale oo Soomaaliya ah.
Somaliland: Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Madaxtooyadda Ee Lagu Gorfeeyay Xaaladda Dalka Iyo Dagaalka Laascaanood
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah oo albaabada loo xidhay la yeeshay Ururada Siyaasada ee u taagan tartanka doorashooyinka aan weli laysla meel dhigin xilliga ay dalka ka qabsoomayaan. Kulanka oo aan
Ergayga Madaxweynaha Somalia U Magcaabay Arrimaha Somaliland Muxuu Ka Aamisanyahay Qadiyada Madaxbanaanida?
#Araweelo_News_Network. Muqdisho, Somalia, (ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhowaan u mgacaabay Siyaasiga Cabdikariim Guuleed inuu noqdo Ergayga gaarka ah ee arrimaha Somaliland. Ergayga, ayaa xilal kala duwan kasoo qabtay dawladda Federaalka ee Soomaaliya, waxaana magcaabistiisa xilligan
Djibouti Madaxweyne Geelle Maxay Ka Wadahadleen Wefdi Ka Socda Dalka Ethiopia
#Araweelo_News_Network. Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Dalka Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti heer sare ah oo ka socda dawladda Ethiopia. Wefdigaa oo uu hoggaaminayo Aadan Faarax oo ah Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo-sooranka ee Ethiopia iyo masuuliyiin