Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Somaliland

Total 2068 Posts

Boorama: Dadka Waxan Samaynayaa Waa Kuwa Doonaya In Magaaladu Burburto Wasiir Kaahin

#Araweelo_News_Network.     Hargeysa(ANN)-Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka hadlay xaaladda Boorama.                     Post Views: 439

#Boorama Rabshado #Khasaare Loogu Gaysatay #Ganacsiga Oo Gilgilay #Amniga

Odayaasha Iyo Madaxdhaqameedka Jufada Marxuumka La Dilay Oo Ka Hadlay Rabshaddaha #Araweelo_News_Network.     Boorama (ANN)-Mudahaaraadyo Rabshado isu beddelay, ayaa maanta ka dhacay xarunta gobolka Awdal ee Magaalada Boorama, kuwaas oo khasaare loogu geystay xarumo ganacsi oo shirkaddo waaweyn ay

Maxaa Keenay Dagaalka Laascaanood? Madaxweyne Biixi

“Argagixisada waynu is-huran-nahay, Shacabka Reer Laascaanoodna…” Madaxweynaha Somaliland #Araweelo_News_Network.  Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalilamd, Muuse Biixi ayaa ka hadlay sababta keentay dagaalka Laascaamood, wuxuuna tafaasil ka bixiyay halka ay salka ku hayso arrinta dagaalka Laascaanood. Madaxweyne Biixi, wuxuu arrimahaa iyo kuwo

Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi Arrimaha Doorashooyinka Iyo Jiritaanka Asxaabta

“Haddii faro-gelin shisheeye soo dhex-gasho Xisbiga, waxay khatar ku tahay Qarannimada Dalkeena” Madaxweyne Biixi #Araweelo_News_Network.     Hargeysa(ANN)-Somaliland waxa lagu majeertaa Dimuqraadiyad iyo Doorashooyin xor iyo xalaal ah, taasina waxa ay innooga baahan tahay dhammaystirka tiirar aasaasi u ah, oo

#Somaliland: Khudbad Sannadeedka Madaxweynaha Ee Dastuuriga Ah #2023

#Araweelo_News_Network. Somaliland:  Khudbad Sannadeedka Madaxweynaha Ee Dastuuriga Ah 2023     Hargeysa(ANN)- Madaxweyne Biixi, ayaa sheegay in Xukuumaddiisu iyada oo sii ambaqaadaysa Barnaamij Siyaasadeedkii Xisbiga KULMIYE ee ay bilawday Xukuumaddii Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo dadaal badan ay gelisay  ka-midho-dhalinta Barnaamij

#Laascaanood: Dagaal Laysku #MIrray

#Laascaanood: Dagaal Laysku MIrray #Araweelo_News_Network Laascaanood(ANN)-Dagaal Culus ayaa ka dhacay Magaalada Laascaanood, kaas oo caawa ka bilaabmay dhawr aag oo kala duwan. Malayshiyadda Huwanta ayaa ilaa saddex jiho kasoo  weeraray ciidanka Qaranka Somaliland xilli ku beegan caweyskii danbe. Xoggo Saraakiisha

Somaliland: Munaasibad Lagu Daahfuray Ceel Shidaal Oo Laga Hirgelinayo Deegaanka Duleedka Burco

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa daaf-furtay munaasibad ay lagu shaaciyay Ceel Shidaal oo ay sheegtay in laga soo saarayo deegaanka Xood oo ah du;eedla Madaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Munaasibadda oo lagu qabtay Axaddii maanta Huteelka Casoood ee

Somaliland: Diyaargarawga 18May iyo Xukuumadda Oo Ka Hadashay

#Somaliland: Wasiirrada Xukuumadda Oo Farriin Muhiim Ah U Diray Shacbiga #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Diyaargaraw weyn ayaa laga dareemayaa Magaalooyinka Somaliland, waxaana kor u kacay qiimaha Calanka lagu iibinayo suuqyada Magaalada Caasimadda ah ee Hargeysa, iyadoo dadku isu diyaarinayaan xuska munaasibadda sida

Somaliland: Xukuumadda Oo Sheegtay In Tirakoobka Dawladda Federaalka Aannu Ahayn Mid Khuseeya

Ciidamadda Difaaca Qaranka Ayaa Ku Sugnaaanayaan Goobbahooda Diyaargarawga Munaasibadda 18 May #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka dareen celisay qorshaha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, kaas oo ay sheegatay inay turakoob ka samaynay dhaammaan guud ahaan Soomaaliya, isla markaana qorshaha

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin Oo Weerar Lagu Qaaday Iyo Kremlin OO Ka Hadlay

#Araweelo_News_Network.   Moscow(ANN)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ka badbaaday shirqool la doonayay in lagu khaarajiyo xilli habeen ah. Aqalka Kremlin ee looga taliyo Ruushka, ayaa xaqiijiyay in uu jiray isku dayga la doonayay in lagu khaarakiyo Madaxweyne Putin, balse Bayaan