Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Somaliland

Total 2067 Posts

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Cismaan Indhoole Oo Ahaa Halyay Naftiisa Usoo Hibeeyay Dalkiisa

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha Baqiic ee duleedka Waqooyi ee Caasimadda Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Cismaan Axmed Xasan (Cismaan Indhoole) oo xalay Hargeysa ku geeriyooday. Marxuum Cismaan Axmed Xasan oo

27May: 35 Sanno Ka hor Iyo Gulufkii Mujaahidiintii SNM Ku Galaalafeen Maanta Oo Kale Magaalada Burco  

Yaa Hoggaaminayay Dagaalkii Miidamada Ahaa Ee Gelitaankii Burco Ee Gobolka Geeska Afrika Wax Ka Beddelay? #Araweelo_News_Network. Warbixin Taariikhi Ah, Waayihii ku xeernaa SNM Iyo Asbaabihii ku ajburay Inay Isku Miidaamiyaan Magaalooyinka Burco, Hargeysa iyo Caddaadley. By Arraale M Jama Freelance

Buulamadheedh: Al-shabaab Oo Galaalaftay Saldhiga Muhuumka Ah Ee Ciidamada Midawga Afrika

#Arawelo_News_Network.     Buulamadheedh(ANN)-Dagaalyahanka Kooxda Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig weyn oo ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ay ku leeyihiin degmada Buulamadheedh ee gobolka Shabeelada Hoose. Saldhigaa oo ah mid ahmiyad weyn, isla markaana hore looga qabsaday Al-shabaab sannado

Guddida Doorashooyinka Puntalnd Oo Soo Saaray Natiijada Hordhaca Ah Ee Doorashada Oo Laga Codeeyay Deegaamo Somaliland Ah

#Araweelo_News_Network.   Garoowe(ANN)-Guddida Doorashooyinka maamul gobolleedka Puntland ee Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqay natiijida hordhaca ah ee doorashooyinka oo aannay ku jirin saddexda degmo. Degmooyinka aan laga codayn ayaa kala ah, Garoowe, Godobjiraan iyo Dangoroyo oo dhammaantood ka tirsan Gobolka Nugaal.

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Dagaalkii Laascaanood Iyo Munaasibaddii 18May Sida Loo Xusay

“Ciidamadda Qaranka waxay fuliyeen in cadowgii ina soo weeraray ay jebiyaan oo cashar u dhigaan” Madaxweyne Biixi #Araweelo_News_Network     Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay dagaalkii ugu danbeeyay ee ka dhacay xarunta gobolka Sool ee  Laascaanood

Puntland: Doorashooyinka Oo Hakad La Geliyay Deegaamo Xuddun U Ahaa kaddib Rabshado Hadheeyay

#Araweelo_News_Network. Garoowe (ANN)- Rabshado hadheeyay doorashooyinka maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya oo xaruntiisu tahay Garoowe, ayaa sababay in la hakiyo deegaamo xudun u ahaa doorashada. Guddiga doorashooyinka KMG ah ee Puntland ayaa hakiyay gebi ahaanba in wax doorasho ah ka

Somaliland: Agaasimaha Cusub Ee Bangiga Somaliland Oo Xilka La Wareegay.

#Araweelo-News_Network.   Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somaliland, Eng. Cali Cabdullaahi , ayaa xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Bangiga iyo Agaasimihii hore ee Bangiga. Maxamed Qaasim oo ah nin dhalinyaro ah ayaa xilka kala wareegay Agaasimihii hore ee Bangiga

Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Oo Ka Dayriyay Xaaladda Dalka

“Garaad baa loo taagwaayay caqliga ma gelayso,” Xildhibaan Guurtida ah #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka dayriyay xaaladda dalka ee arrimaha nabadgelyada, wuxuuna ku tilmaamay in aannay marka la eego arrimaha dhinaca amaanka in aannay ahayn

$omalia: Xoggaha Iyo Dareenka Ku Xeeran Hub Iyo Saannad Millateri Oo Lagu Qabtay Muqdisho

Dukumeentiyada Qalabka iyo Noocyada #Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka Somaliya ee NISA, ayaa sheegtay Khamiistii inay gacanta ku dhigtay laba shixnad oo isugu jira agab ciidan oo casri ah iyo waxyaabaha loo adeegsado qarxa, kuwaas oo sida muuqata

Siyaasiga Maxamuud Xaashi Oo Ugu Baaqay Xukuumadda Inay Xorriyadeeda Usoo Celiso Weriye Bushaaro Baanday

“Cabudhin, cagajugleyn, ka cad-goosi iyo cadaalad darro waa cuduradii iyo calaamadihii ay ummadani ka soo dagaalantay” Maxamuud Xaashi   #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo ah Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa si addag uga hadlay xadhiga Weriye Bushaaro Baanday