Category: Wararka Somaliland
#Somaliland: Xeer-ilaalinta Qaranka Oo Dacwad Ku Ooggay Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Cabdirisaaq Khaliif
Maxkamadda Sare Maxay Ka Tidhi Arjiga Dacwadda Guddoomiye Khaliif #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Xeer-ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gudbisay dacwad ka dhan ah Guddoomiyaha gollaha wakiilladda Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif oo muddooyinkii u danbeeyay ku mashquulsanaa arrinta dagaalka Laascaanood. Guddoomiye
Berlin: Hoggaamiyaha Jarmalka Oo Lagu Fooryay Meel Fagaare Ah
Waxay u diideen fursad ay ku oggolaadaan inuu jeediyo khudbadiisa #Araweelo_News_Network. Berlin(ANN)-Hoggaamiuyaha Dalka Jarmalka Chancellor Olaf Scholz, ayaa lagu fooryay meel fagaare ah xilli uu doonayay inuu khudbad ka jeediyo fagaare. Dadweyne kusoo ururay goobta uu doonayay inuu ka
Somaliland: Bushaaro Baanday Oo Markii Saddexaad Maxkamadda La Horgeeyay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Weriye Bushaara Baanday, ayaa markii saddexaad Sabtidii Maanta la horgeeyay Maxkamadda Gobolka Maroodi_jeex, si looga qaado rumaan oggolaanaya in xabsiga lagu hayo. Weriye Bushaaro ayaa la xidhay Badhtamihii May, iyadoo xilligaa safarkeeda ku wajaahnaa dhinaca Magaalada Hargeysa
Dr Sada Mire is a Swedish Somali Woman from Somaliland who has won an Award
the second woman from Somaliland to win an award this year #Araweelo_News_Network. Dr. Sada Mire’s newly named National Geographic Explorers represent the next generation of influential leaders, communicators, and innovators. Dr. Sada is a Swedish Somali woman of Somaliland origin,
Sool: Maydadka Koox Ku Haligmay Qorshe Ay Ku Doonaysay Inay Gooyaan Biriishyada Isku Xidha Laascaanood Iyo Caynaba
#Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Maydadka dhawr qof oo aan tiradooda la xaqiijin karin, ayaa lagu arkay Laangawlalo, kuwaas oo miino ay doonayeen inay jaraan Briishyada ay ku qaraxday, ka hor intii aannay ku guulaysan qorshohooda ahaa inay wadada ku gooyaan. Deegaanka
Puntland: Madaxweyne Deni Oo Ganafka Ku Dhuftay Qorshaha Cusub Ee Dawladda Federaalka
#Araweelo_News_Network. Garoowe(ANN)-Madaxweynaha Maamul gobolleedka Soomaaliya ee Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ganafka ku dhuftay go’aamada kasoo baxay Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaran ee ku shiray Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Deni, wuxuu si weyn u daadafeeyay in aannay maamulka Puntland waxba
“Siyaasaddu Waa Hadhkaa Labadiisa Gelin, Mar Waa Kufiso, Marna Waa Kibriso”Maxamuud Xaashi
Siyaasi Maxamuud Xaashi Muxuu Ka Yidhi, Doorashada Turkiga Iyo Guusha Erdogan ? #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo xilligan ah Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa ka hadlay doorashada dalka Turkiga ee shalay lagu kala calaf qaaday, kaddib tartan addag oo