Category: Wararka Somaliland
Dahabshiil Group Honoured with Corporate Social Responsibility Award
Araweelo_News_Network The Dahabshiil Group of Companies was honored with the Corporate Social Responsibility (CSR) award at the Somaliland Achievement Awards 2025. This means in recognition of its significant role in advancing education and supporting community development projects in all regions
Maamulaha Dahabshiil Group Oo Kulan La Yeeshay Madaxweynihii Hore Muuse Biixi
Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Maamulaha Shirkaddaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil) ayaa kulan booqasho ah ugu tegey Madaxwaynihii hore ee Somaliland ee lagaga guulaystay doorashadii 13 Nov 2024, Muuse Biixi Cabdi. Kulanka ayaa ka dhacay Beerta uu deganyahay Madaxweynihii hore
Somaliland: Hawlgalka Booliska Ee Amniga Caasimada Oo Lagu Qabtay Boqolaal Hubka Aan Sanqadhin
#Araweelo_News_Network Hargyesa (ANN)- Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa soo bandhigay hubka gacanta lagu qaato ee aan sanqadhin oo loo adeegsado dilalka, iyagoo hawlgal ay ka sameeyeen Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ku guulaystay innay gacanta ku dhigeen boqolaal hubka gacanta ee
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Heerka shaqo la’aanta iyo Qorshaha Qaranka uu Hoggaaminayo
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirweynaha 4-aad Heer Qaran ee Loo-Shaqeeyaha iyo Shaqo Abuurka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland. Madaxweynuhu waxa uu
Somaliland and UAE meetings Strengthening Military Ties Amid Regional Geopolitics
#Araweelo_News_Network Abu Dhabi (ANN)-The Republic of Somaliland and the United Arab Emirates (UAE) are deepening their military and security cooperation, marking a significant shift in regional dynamics. The strengthening of this partnership comes as the UAE expands its strategic
Madaxweynaha Somaliland Oo Madaarka Boorama Iyo Mashaariic Uu Ku Fulinayo Balamihiisa Gobolka Bilaabay
Madaxweynaha Ayaa Shacabka Ugu Busheereeyay inuu Dalkiisa Imanayo Ugaas Doodi Oo Dibad-meer ahaa muddo dheer #Araweelo_News_Network Boorama (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ku gudo jira safarkiisa gobolka Awdal ayaa xadhiga ka jaray mashaariic laga hirgeliyay magaalada Boorama
Socdaalka Madaxweynaha Somaliland Ee Awdal Oo Soo Jiitay Dareenka Iyo Shucuurta Bulshada Boorama
Madaxweynaha Somaliland Oo Bulshada Awdal Ugu Bushaareeyay Mashruuca Ugu ballaadhan Iyo Fulinta Balanqaadkii Ollolaha #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo safarkii u horeeyay ee guddaha dalka ugu baxay gobolka Awdal, marka laga reebo socdaalkii Baligubadle
Somaliland Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Dilalka Saraakiisha Iyo Mawqifka Xukuumaddiisa
#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo hoggaaminaya wefti ballaadhan oo safar shaqo ugu baxay saaka gobolka Awdal ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay deegaamada galbeedka Gebilay ilaa xarunta gobolka Awdal ee Boorama. Madaxweynaha iyo weftigiisa oo subixii
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Digay Dhibaatooyinka Qabyaalada Canaana Usoo Jeediyay Ganacstada Iyo Wasaaradda Warfaafinta
#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Maxamed Axmed Aw Cali, ayaa ka dayriyay xaaladda qabyaaladeed ee dalku marayo iyo weliba isticmaalka maandooriyaha, wuxuuna si addag uga hadlay dhibaatooyinka ka dhalan kara arrimahaa eee waxyeeli karta himilooyinka qaranimada Somaliland. Xuska maalinta lagu
Maraykanka Oo Ciidamadiisa Kala.Baxaga Yurub
#Araweelo_News_Network Munich (ANN)-Maraykanka ayaa ciidamadiisa kala baxaya 16 dal oo ku yaal Bariga Yurub, kuwaas oo dhammaantood ahaa kuwii ku biiray NATO, wixii ka danbeeyay 1990 . Dalalka Bariga Yurub ayaa dhammaantood hore uga tirsanaan jiray Warsaw Pact, kuwaas