Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Somaliland

Total 2049 Posts

#Somaliland; Gollaha Wakiiladda Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka Ee 2024

  #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa meel mariyay Miisaaniyadda Qaranka ee 2024. Fadhiga Golllaha Wakilladda oo uu gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka Kowaad Siciid Mirre Giire , ayaa ka hor intii aannu gollah gelin  fasax siddeed toddobaad ah, wuxuu ku

 Dawladda Britain Oo Madaxweyne Biixi Dood Ballaadhan Kala Yeelatay Doorashooyinka Iyo Arrimo Kale

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Safiirka Dawladda Britain ee Soomaaliya, Mike Nithavrianakis iyo masuuliyiin kale oo ka socday dawladda Britain, ayaa booqasho ku yimi Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxayna  kulan albaabada loo xidhay la yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi. Mike Nithavrianakis, ayaa

#Ethiopia Iyo Dawladda Britain Oo Ku Murransan Bililiqo La Xaraashayo

Addis Ababa (ANN)-Dawladda Federaalka ee Ethiopia, ayaa ka codsatay dawladda Boqortooyada Midawday ee Britain in la joojiyo Alaab Asraar qadiima oo taariikhi ah, kaas la naadiyay xaraashkeeda Khamiista. Alaabta qadiimka ah ee tariikhiga ah, waxay Ethiopia sheegtay in laga bililiqaystay

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Xubinta Guddida Doorashooyinka Ee WADDANi U Gudbiyay Gollaha Wakiillada

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa gollaha wakiillada u gudbiyay xubinta Xisbiga mucaaradka ee WADDANI ugu jiray Guddida Doorashooyinka Qaranka. Madaxweynaha ayaa saaka Warqada eeddaynta Kominshineer Cabdicasiis Xirsi Warsame oo ah xubintii Guddida Doorashooyinka u metelayay xisbiga ugu

Muqadisho: Wer-werka Xaalladda Amniga Ee Sii Xumaanay Iyo  Kulan Arrimahaa Lagaga Hadlay

#Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa muujisay wer-werka ay ka qabto xaalladda amniga iyo nabadda ee Soomaaliya. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo daahfuray kulan lagaga hadlayay Mabaadii’da Nabadda ee Soomaaliya, ayaa sheegay in Adduunku ka

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Aaska Marxuum Cabdinaasir

Gebilay (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku tilmaamay dilka Marxuum Cabdinaasir Muuse Dable mid noociisu ku cusubyahay dhaqanka Soomaalida iyo deegaamada ay degto, isla markaana muujinaya cadaawad xun oo shacabka Somaliland u muujinaysa mid ka xun wixii hore

#Somaliland Government has warned that it is not acceptable to employ foreigners in all positions that can be held by citizens

  Somaliland Government Advises International Organizations to Fully Comply with NGO Act #Araweelo_News_Network. Sinaliland, Hargeisa (ANN)- The Somaliland Government has warned that it is not acceptable to employ foreigners in all positions that can be held by citizensThe Somaliland Government

Turkey to provide maritime security support to Somalia -official

#Araweelo News Network ANKARA, (ANN) – Turkey will provide maritime security support to Somalia to help the African country defend its territorial waters, an official from the Turkish defence ministry said on Thursday. Turkey and Somalia signed a defence and

US Inks Deal To Build Up To 5 Bases In Somalia

  #Araweelo_News_Network. By SAMAR AL-BULUSHI And AHMED IBRAHIM US Inks Deal To Build Up To 5 Bases In Somalia This isn’t necessarily about security but about an increasing influence game in the region On February 15, the U.S. government signed