Category: Wararka Somaliland
Somalia: The Prime Minister rejected the the oil deal was signed by the Ministers petroleum
#Araweelo_News_Network. Mogadishu, Somalia, (ANN)-The Prime Minister of Somalia Hamse Abdi Barreh has rejects his own Ministers petroleum Abdirisaq Omar Mohamed. deal signed with Liberty Petroleum an American company with, the owner of the Company has the former Congressman Trent Franks
Maayarka Caasimadda Hargeysa Oo Ka Hadlay Shil Sababay Dhimashada Hooyo umul Ahayd
Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Maayarka Caasimadda Hargeysa, Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa goor dhowayd ka hadlay shil uu sababay gaadhi ay leedahay dawladda Hoose ee Hargeysa, kaas oo Haweenay Umul ahayd dhawr bilood ku jiidhay, isla markaana dareewalkii iyo shaqaalihii la socday gaadhiga kaga
#Somaliland: Wax Baddan Ka Baro Cashuurta Iyo Cashuur-bixiyaha
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)Muuqaalka waxa uu sharaxayaa noocyada cashuuraha oo ay waajib tahay inaad wax ka fahanto. Qaybta Shanaad ee mawduuca Cashuurta iyo Cashuur-bixiyaha, oo dhiirigelin ah. Halkan ka Daawo https://www.facebook.com/100064041909623/posts/pfbid02ytZJNpmCYKkcCYbj86KfYz1mM5CUjQ2ReESTRnbcxNt4sefiLoXqL9EVyYt4zarEl/ Post Views: 1,516
Mallik Ambar: Adoonkii Xabashiga Ahaa ee noqday Boqorkii Ugu Taariikh Weynaa Hindiya
Mallik Anbar wuxuu ahaa Nin Adsoonsi Loo Geeyay Hindiya Oo Dhawr Jeer La kala Iibsaday, Laakiin Wuxuu Noqday Boqor Halgamaa iyo Dagaalyahan Raadad Cajiiba kaga tegey Taariikhda Hindiya #Araweelo _News _Network: Sheekada Adoonkii Herer Laga Iibsaday Ee Hindiya ka Noqday
#Somaliland Boqol Geel Ah Oo Laga Bixiyay Wiil #Masri Ah Si Xabsiga Looga Sii Daayo
#Araweelo_New_Network. #Somaliland Boqol Geel Ah Oo Laga Bixiyay Wiil #Masri Ah Si xorriyadiisa Loogu Celiyo Sidee uga Dareen Celiyay Masriga Laga Bixiyay 100 Geel ah Si Xabsiga Looga Siidaayo Hargeysa(ANN)-Guddi culimo samafalayaal reer Somaliland ah ayaa maanta ku
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Xil Ka Qaadis Iyo Magcaabis Soo Saaray
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 10/03/2024 uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid iyo isku bedel ku sameeyey qaar ka mida xubnaha Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland.
Ethiopia considering withdrawal of Somaliland recognition
The Ethiopian government is looking into withdrawing its recognition of Somaliland after regional tensions, and amid a bid to mend ties with Somalia. Source Agencies. #Araweelo_News_Network Ethiopia is contemplating abandoning its plan to recognize the breakaway state of Somaliland,
#Somaliland: Qaabkee Guddida Dhaqaalaha Ee #Gollaha Wakiilladdu Usoo Gudbiyeen Laba Billood Kaddib Warbixinta #Miisaaniyadda Qaranka 2024
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddida Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maaliyadda ee Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa golle weynaha ka jeediyay warbixin la xidhiidha Odoroska Miisaaniyadeedka 2024, taas oo loo gudbiyay gollaha 13 Jan 2024. Ka hor intii aannay golluhu Isniintii maanta ansixin Miisaaniyadda 2024,
#Somaliland; Gollaha Wakiiladda Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka Ee 2024
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa meel mariyay Miisaaniyadda Qaranka ee 2024. Fadhiga Golllaha Wakilladda oo uu gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka Kowaad Siciid Mirre Giire , ayaa ka hor intii aannu gollah gelin fasax siddeed toddobaad ah, wuxuu ku