Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Somaliland

Total 2096 Posts

Madaxweynaha Somaliland Iyo Hoggaanka Xisbiga Kulmiye Maxay Kaga Wada Hadleen Kulan Albaabada Loo Xidhay?

Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa kulan albaabada loo xidhay  Qasriga Madaxtooyada kula yeeshay Hoggaanka sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye. Lama ogga arrimaha dhabta ah ee lagaga hadlay kulankaa oo aannay saxaafadu goob joog ka

Somaliland: Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Komishanka Doorashooyinka Qaranka Iyo Guddida Diiwaangelinta Iyo Dib-u-habaynta Ciidamada Qaranka

Somaliland: Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Komishanka Doorashooyinka Qaranka Iyo Guddida Diiwaangelinta Iyo Dib-u-habaynta Ciidamada Qaranka   Araweelo_News_Network   WAR-SAXAAFADEED 02/03/2025 Hargeysa(ANN)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka KDQ JSL ayaa xafiiskooda ku qaabilay Guddida Diiwaangelinta iyo Dib-u-habaynta Ciidmamada Qaranka ee uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha

The Ethiopian Prime Minister’s visit to Mogadishu was bloody and a sensitive atmosphere that caused protests against Villa Somalia

Abiy Ahmed-Hassan Sheikh: Who is the guest, Ethiopia or Somalia” as shown in the pictures Araweelo_News_Network Mogadishu (ANN)- The Prime Minister of Ethiopia, Abiy Ahmed, who landed today at the Aden Abdulle International Airport in Mogadishu after a long-awaited visit,

The Somaliland President opened the conference of farmers in the Country

Araweelo_News_Network “The government plans to create high schools for agricultural knowledge and to provide training to farmers to promote modern farming knowledge,”Somaliland president Hargeisa (ANN)-Somaliland president, Mr. Abdirahman Mohamed Abdilahi (Cirro), today opened the conference of the farmers of Somaliland

Telesom Group handed over the check $250,000 to the government committee assigned the smal market by the fire Hargeisa

Araweelo_News_Network Hargeisa (ANN)-Telesom Group has donated $250,000 (two hundred and fifty thousand dollars) to the people affected by the fire of Hargeisa JSL radio market which is one of the most moving markets in the capital of Hargeisa. The company

Qaraarka Maxkamadda Ciidamada Ee Dilka Toogashada Sharafdarada Ee Lagu Riday Askari Hore

Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Maxkamadda Sare ee Ciidamada Somaliland  ayaa Xukun Dil ah ku riday Isniintii maanta Askarigii Dilka u geystay Taliyihii Saldhiga degmada Maxamed Mooge  ee Magaalada Hargeysa Marxuum Cabdi Cali Nuur 18 Feb 2025, iyadoo xukun 12 sanadood ah ku 

Dahabshiil Group Honoured with Corporate Social Responsibility Award

Araweelo_News_Network The Dahabshiil Group of Companies was honored with the Corporate Social Responsibility (CSR) award at the Somaliland Achievement Awards 2025. This means in recognition of its significant role in advancing education and supporting community development projects in all regions

Maamulaha Dahabshiil Group Oo Kulan La Yeeshay Madaxweynihii Hore Muuse Biixi

Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Maamulaha Shirkaddaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil) ayaa kulan booqasho ah ugu tegey Madaxwaynihii hore ee Somaliland ee lagaga guulaystay doorashadii 13 Nov 2024,  Muuse Biixi Cabdi. Kulanka ayaa ka dhacay Beerta uu deganyahay Madaxweynihii hore

Somaliland: Hawlgalka Booliska Ee Amniga Caasimada Oo Lagu Qabtay Boqolaal Hubka Aan Sanqadhin

#Araweelo_News_Network Hargyesa (ANN)- Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa soo bandhigay hubka gacanta lagu qaato ee aan sanqadhin oo loo adeegsado dilalka, iyagoo hawlgal ay ka sameeyeen Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ku guulaystay innay gacanta ku dhigeen boqolaal hubka gacanta ee

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Heerka shaqo la’aanta iyo Qorshaha Qaranka uu Hoggaaminayo

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirweynaha 4-aad Heer Qaran ee Loo-Shaqeeyaha iyo Shaqo Abuurka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland. Madaxweynuhu waxa uu