Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Somaliland

Total 1981 Posts

The African Unions Silence on #Somaliland: A Call for #Recognition and #Resolution

  #Araweelo_News_Network. The African Union’s Silence on Somaliland: A Call for Recognition and resolution The African Union has a proud history of standing by the choices of African peoples and effectively managing issues related to self-determination. Cases such as Eritrea

#Somaliland: Guddoomiye #Xirsi Soo Dhowayntii Xanbaarsanayd Ismuujinta Xisbiga #WADDANI Farriimihii Ku Waajahnaa Xukuumadda #Biixi Iyo Iftiimintii Xirsi Ee Xaalladdaha Jira Ee Dalka 

#Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga  WADDANI  ee ugu weyn Mucaaradka Somaliland, Xirsi Xaajo Cali Xasan, ayaa kusoo laabatay dalka kaddib safar uu tan iyo dabayaaqadii sannadkii hore ugu maqnaa

#Ethiopia has sent a letter to the United Nations #Security Council to Defend the MOU #Agreement it signed with the government of #Somaliland.

  #Araweelo_News_Neywork   Addis Ababa (ANN)- The Ethiopian government has submitted a written defense of the MOU agreement with the Somaliland government to the United Nations Security Council.   Post Views: 1,053

What can Ethiopia offer Somaliland on the independence issue?

    #Araweelo_News_Network   Somaliland as a sovereign state. This would make Ethiopia the first UN member state to recognise it. What has Somaliland achieved in its quest for statehood? Somaliland unilaterally declared its independence in 1991, based heavily on

#Somaliland: Cabduqaadir Jirde Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Qoraalka Madaxweyne Biixi Kusoo Celiyay Xeerarka Doorashooyinka Gollaha Guurtida Iyo Cawaaqibka Ka Dhalanaya

#Somaliland: Cabduqaadir Jirde Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Qoraalka Madaxweyne Biixi Kusoo Celiyay Xeerarka Doorashooyinka Gollaha Guurtida Iyo Cawaaqibka Ka Dhalanaya #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Siyaasiga Cabqariga ah ee Cabduqaadir Jirde, ayaa ka hadlay qoraalka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi usoo gudbiyay gollaha guurtida

#Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Jawaab Sharci Ah Ka Bixiyay Xeerarka Doorashooyinka Ee Madaxweyne Biiixi Kusoo Celiyay Gollaha Guurtida

#Araweelo_News_Network.         Hargeysa(ANN)- Gollaha Wakiilada Somaliland ayaa jawaab sharci ah ka bixiyay Xeerarka Doorashooyinka oo Madaxweynaha Somaliland kusoo celiyay Gollaha Guurtiga. Jawaabta Gollaha wakiillada waxa warbaahinta u akhriday Xoghayaha Gollaha wakiilada Cabdirisaaq Siciid Ayaanle. Muuqaalka. Halkan ka 

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Xeerarka Doorashooyinka Ee Golaha Wakiilladu Ku Muquuniyay Codka Xooggan Ku Celiyay Guurtida

Hab-raaca Qaar Ka Mid Ah Qodobada Dastuurka ee Khuseeya Xeerarka Labada Golle iyo Xukuumadda #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xeerarka Doorashooyinka ee Xeer Lr. 91/ 2023 iyo Xeer Lr. 14/2023, ayaa mar kale abuuray doodo sharci oo kicin kara xasarad iyo xiisaddo siyaasadeed, kaddib

#US #EU iyo #AU ayaa Farriimo Hanjanaad Ah U Diray Dhinacyada Ku Dagaalamaya #Suudaan

#Araweelo_News_Network: Kampala (ANN)-  Midowga Yurub, AU, Maraykanka ayaa farriimo hanjabaad ah u diray dhinacyada ku dagaalanaya Suudaan. Waxay sheegeen in dagaalka Suudaan iyo xiisadda Soomaaliya kala dhexaysa Ethiopia ay halis ku tahay xasiloonida Geeska Afrika. Midowga Afrika, Midowga Yurub, Qaramada

#Ethiopia has prepared Turkish Drones and Su-30 Russian fighter jets

The Inducts of Ethiopian warplanes coincided with the escalation of tensions in the region #Araweelo_News_Network. Addis-Ababa (ANN)-The Ethiopian Air Force Command has taken over the Akinci drone and the Russian Sukhoi Su-30 fighter jets. At the handover event, two Su-30

Maraykanka Midawga Yurub Iyo AU Oo Wadajir Uga Hadlay Xiisadda Ka Dhalatay Heshiiska Somliland -Ethiopia

Maraykanka Midawga Yurub Iyo Midawga Afrika Oo Wadajir Uga Hadlay Xiisadda Ka Dhalatay Heshiiska Somliland -Ethiopia #Araweelo_News_.Network. Kampala (ANN)- Maraykanka, Midawga Yurub, Ururka Midawga Afrika iyo Urur goboleedka IGAD, ayaa ka Digay xiisadda ka Dhalatay Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia, kaas