Category: Wararka Somaliland
#Ethiopia: Shuruuc Cusub Oo Fursad Siinaya Ganacsatada Ajaanibka
#Araweelo_News_Network Addis Ababa (ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa sheegay in dalkiisa doonayo innuu soo saaro sharci ay dadka Ajaanibta ahi ku yeelan karaan hanti ma-guurto ah, taasoo qayb ka ah qorshaha ballaadhan ee waddanku ku doonayo inuu
Dardaarankii Muftiga Weyn Ee Sheekh Cali Jawhar Oo Tallooyin Madaxweyne Biixi Usoo Jeediyay
Hargeysa(ANN)-Mufdiga weyn ee Sheekhal Baledka Boorama Sheekh Cali Jawhar, ayaa markii markii labaad Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi u jeediyay weedho waanno iyo dardaraan ah, isagoo dhinaca kalena mucaaradka iyo Bulshada farriimo u diray. Sheekh Cabdullaahi Sh. Cali Jawhar
#Somaliland: Tartanka #Quraanka Oo Lagu Baxay Iyo Laba Suhayb Xufaad Kaalmaha Hore Ku Guulaystay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa abaalmarinno qaali ah oo kala duwan guddoonsiiyay saddexdii Arday ee ugu sarreeyey tartanka heer qaran ee Qur’aanka kariimka ah ee bisha barakaysan ee Ramadaan la qabto sannad walba. Munaasibadda abaalmarinta Ardaydan oo
US: Bipartisan Letter on Increased Engagement with Somaliland
“We write to urge the Biden Administration to consider increasing and deepening engagement with Somaliland on issues of mutual diplomatic, economic, and security interests,” the lawmakers wrote. “ #Araweelo_News_Network. Whashington (ANN)-The House of Foreign Affairs Committee Lead, by Republican Michael McCaul
#Ethiopia: Lacag Lix Bilyan Oo Bir Ah Oo Laga Dhacay Bangiga Dawladda Iyo Digniinaha Lagu Doonayo In Lasoo Celiyo
#Araweelo_News_Network. Addis Ababa(ANN)- Bangiga Dawladda Ethiopia ayaa abaabulaya guddi hawleed si uu u soo ceshado lacag 6 bilyan oo Birr ah oo ku luntay qaab tuuga ah “system failure Arrintan ayaa timi Maalin kaddib markii la sheegay
#Somaliland: What does We have to do to get a #recognition from the international Community?
#Araweelo_News_Network #Somaliland: What does We have to do to get a recognition from the international Community? said Awale Shirwa, the former Minister of Planning of Somaliland, and one of the academics who spoke about Somaliland’s issues, said in his article
#Somaliland: Shirka Amniga Qaranka Iyo Digniinta Shirkaddaha Laydhka
Shirka Amniga Qaranka Iyo Digniinta Shirkaddaha Laydhka #Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)- wasaaaraddaha Gaashaandhiga, Arrimaha Guddaha iyo Saraakiisha Coodamada Bookiska, Millateriga iyo Hay’addaha amniga ayaa kulan albaabadu u xidhan yihiin ku yeeshay Miiska Saraakiisha ee Magaalada Hargeysa. Kulanka oo aan ku cusbayn
From Unrecognized to Unprecedented: The Deal Paving Somaliland’s Path to the World Stage
#Araweelo_News_Network. In my years as an advocate for Somaliland’s quest for recognition, I have long championed the strategic imperative of leveraging Somaliland’s unique geopolitical and economic position. The recent memorandum of understanding (MoU) between Ethiopia and Somaliland, granting Ethiopia