Category: Wararka Somaliland
Hindiya Oo Usoo hanqaltaagay Saldhig Millateri Oo Ay Ku Yeelato Somaliland
Warbaahinta Hindiya Maxay Ka Tidhi Damaca Qorshayaasha Iyo Dhiirigelinta Caalamka Ee Aqoonsiga Somaliland #Araweelo_News_Network New Delhi (ANN)-Warbaahinta dalka hindiya ayaa si weyn u qaada dhigay xidhiidhka taariikheed ,dhaqan dhaqaale ee soo jireenka ahaa ee ka dhaxayeeyey hindiya iyo Somaliland .sidoo
Madaxweyne Biixi Oo Ka Qaybgalay Shaacinta Munaasibad Balaadhan Oo Loo Asteeyay Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga
#Araweelo_News_Network. Hargysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ah murrashaxa jagada Madaxweynaah ee xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu shaaciyay Barnaamij-siyaasadeedka Afraad ee xisbiga KULMIYE ee 204- 2029, kaas oo lagu qabtay Magaalada
Somaliland expels Egyptian diplomats from its country
The Building of the Egyptian Cultural Library in Hargeisa has been closed #Araweelo_News_Network Hargeisa (ANN)The Somaliland government has closed the doors of the Egyptian cultural library in Hargeisa, the capital of Somaliland. Diplomats in the building of the library have
We will soon hand over the keys of Paradise to the person who will lead the country, said King Osman Burmadaw
#Araweelo_News_Network Hargeisa (ANN)-King Osman Aw Mohamud Buurmadow, who spoke about many issues concerning Somaliland elections and the future. He said that we will soon give him the key to Paradise, and Habar Jeclo recently gave him the key
Somaliland: Maxaa Kasoo Baxay Shirka Gollaha Dhexe Ee Xisbiga WADDANI
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Shirka gollaha dhexe ee Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, oo maalintii labaad galay, isla markaana lasoo gebagebeeyay, ayaa lagu meel mariyay Barnaamij Siyaasadeedka uu Xisbigu doonayo inuu dalka ku hoggaaminayo marka la gaadho doorashada Madaxtooyadda, iyadoo Ergada Golaha dhexe
Shirka Gollaha Dhexe Ee Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI Oo Lagaga Hadlay Arrimo Baddan
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI Oo Ka Hadlay Arrimo Baddan Shirka Gollaha Dhexe #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Shirka Gollaha dhexe ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka furmay maanta Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxaana ka qaybagalay Guddoomiyaha Xisbiga,
The Djibouti regime is facing increasing challenges
Djibouti suggest that the regime may even be planning false flag operations to justify military action against western Somaliland #Araweelo_News_Network Djibiuti (ANN)-The Djibouti regime is facing increasing challenges, with economic pressures mounting and a growing sense of insecurity taking hold.
Gollaha Wakiilladda Oo Codka Awoodda Baddan Ee Diidmada Qayaxan U Adeegsaday Dalabka Xeer Ilaalinta Somaliland
Xildhibaan Abiib Oo Xabsiga Ku Jira Iyo Xasaannadiisa Oo La Diiday, Go’aanka Gollaha #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Muddanayaasha Gollaha Wakiilladda Somaliland, ayaa fadhigoodii maanta oo Salaasa ah, waxay si cad ugu diideen cod dalabka Xeer Ilaalinta maamuus ka xayuubinta Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf