Category: Wararka Somaliland
Ethiopia and Israel bilateral discussion
Araweelo_News_Network Addis Ababa (ANN)- Ethiopia and Israel discussed strengthening relations between the two countries, with historical issues of mutual interest discussed during a meeting held on Tuesday in the Ethiopian capital, Addis Ababa. Accoding to Borkena based in Toronto An
Somaliland: Maxaa Ku Cusub Shirka Gollaha Wasiirrada
“Diyaaraddaha Caalamiga ah ee imanaya Somaliland, iyo shuruucda socdaalka ee la waafajinayo Rakaabka la socda diyaaraddaha” Wasiirka Duulista Somaliland Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Shirka Gollaha Wasiirrada Somaliland ee Xukuumadda Maxameyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulllaahi Cirro, ayaa fadhigii maanta kaga hadlay arrimo baddan oo la
Somaliland: Xukuumadda Oo Sharaxday Qaabka Loo Qaadayo Cashuuraha Lasoo Rogay
Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay doodaha ka dhashay cashuuraha ay xukuumaddu dhowaan sheegtay innay hirgelinayso dalka, taas oo dhalisay hadalhayn la xidhiidha sida ay culayska ugu noqonay Bulshada. Hase yeeshee Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaallaha Somaliland ayaa
Somaliland President Declares His Government’s Position on War and Its Role in Peace
Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-The President of the Republic of Somaliland, Abdirahman Mohamed Abdilaahi (Cirro), has spoken about his government’s stance on defending national sovereignty, and has clearly stated that attacks on the military are not a deviation from his government’s stance
Ethiopia’s Digital Payments Growth Opportunities
Stanchion Charts: Ethiopia’s Digital Payments Growth Opportunities PRESS RELEASE Dear Editor, Araweelo News I have a press release from Stanchion Payments Solutions, a leading global PayTech solution provider, that would interest you and your readers. If you require additional information
Somaliland: Fadhiga Lagu Faaqiday Xaaladda Amniga Dalka Iyo Arrimaha Kale Ee Qaranka
Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi (Cirro), ayaa lagu faaqiday xaaladda amniga dalka iyo arrimo kale oo khuseeya qaranka, kuwaas oo taabanaya dhaqaalaha iyo guud ahaan nollosha Bulshada. Somaliland Fadhiga Madaxtooyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan
Madaxweynaha Somaliland Oo Xaqiijiyay Qorshihiisa Daryeelka Maxaabiista Iyo Manhaj Loo Diyaariyay Xabsiyada Dalka
Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)_-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta ka qayb galay munaasibad lagu Daahfuray Siyaasadda iyo Manhajka Waxbarasho ee Xabsiyada Somaliland. Wasaaradda Caddaalada ayaa soo diyaarisay Manhajka Waxabasho ee Xabsiyada. Iyadoo la kaashanay Wasaaradaha Caddaalada, Waxbarashada iyo
President Abdirahman Cirro, the promise of his political campaign and the nationalization of SSB-G36 forces
The nationalized civil defense forces have handed over their vehicles and weapons to the Somaliland National Forces Araweelo_News_Network. Erigavo(ANN)- The Somaliland government of President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Cirro) has succeeded in the plan to nationalize the Civilian Forces in eastern Somaliland.
Somalia-Kenya Business Week is shaping the business a leading Dahabshiil Group
Araweelo_News_Network. Hargeisa (AAN)- Dahabshiil Group, a well-known international Company, is part of, or at the forefront of, business development in the Horn of Africa, East and Central Africa. Dahabshiil, which has worked to hundreds of countries in the world, continues
Ethiopia -Eriteria The critical juncture
The political landscape between Ethiopia and Eritrea has reached a critical juncture. Araweelo_News_Network the escalating tensions near Ethiopia’s border with Eritrea The political landscape between Ethiopia and Eritrea has reached a precarious turning point, dangerously close to the brink of