Category: Wararka Somaliland
#Somaliland Gudidda Doorashooyinka Oo Diyaariyay Hawlwadeenada Doorashooyonka Ee Gobolada Sool Sanaag iyo Gobolada Kale
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Gudidda Doorashooyinka oo ku guda jira diyaarinta hawlaha Doorashooyinka loo qorsheeyay inay ka qabsoomaan dalka oo dhan 13 November 2024. ayaa hawlwadeenada Doorashooyinka Gobolada dalka u diyaariyay. Gobolada Awdal, Maroodijeex Saaxil, Togdheer, Sool iyo Sanaag ayaa loo
SOMA: The media online Organizition issues important Recommendations and Guidelines to Online Media Outlets on Upcoming Elections
Araweelo News Network. Hargeisa (ANN)-SOMA: The Somaliland media online Organizition issues important Recommendations and Guidelines to Online Media Outlets on Upcoming Elections Accoding statment The Somaliland Online Media Association (SOMA) calls on journalists working in online and off-line media outlets
Somaliland Gudidda Anshaxa Oo Ganaaxay Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Guddaha Iyo ururka Horseed
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Gudidda Anshaxa iyo Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ganaax lacageed ku riday Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaddaha Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) oo ka.mid ah saraakiisha masuuliyiinta xisbiga Waddani. Sidoo kale. Waxa
Gudidda Doorashooyinka Somaliland Oo Tababar U Qabtay Hawl Wadeenada Doorashooyinka
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Gudidda Doorashooyinka Somaliland ee heer qaran ayaa bilaabay tababarka hawk wadeenada goobbaha loo dirayo, iyadoo xilliga Doorashooyinka ay ka hadheen wax ka yar laba toddobaad. Hawl wadeenada loo furay tababarka ayaa ah kuwa loo dirayo gobolada
Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Falkii Dhalinyarada Hubaysan iyo Cida Loo Qabtay
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadlay falkii dhalinyada hubaysan ee habeen hore koox sitay calanka Kulmiye ku kaceen, kaas oo si weyn looga fal celiyay, isla markaana Bulshadu si weyn u hadal hayso. Sarkaal u hadlay
Somaliland: Gudidda Doorashooyinka Oo Canbaareeyay Falka Ay Ku kaceen Dhalinyarada Hubaysan Ee Sitay Calanka KULMIYE
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Gudidda Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa si adag u canbaareeyay falkii dhalinyaro hubaysan oo sita calanka Xisbiga KULMIYE ka geysteen habeen hore Magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha Gudidda Doorashooyiinka Qaranka Muuse Xaaji oo ay hareera joogaan xubnaha Gudidda Doorashooyinka ayaa
Gudidda Anshaxa Oo Mamnuucay Olollaha Ceelafweyn Iyo WADDANI Iyo KULMIYE Oo La Ganaaxay
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Guddida Anshaxa iyo Kormeerka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saaray digniino iyo ganaaxyo lacageed ku xukumay Xisbiyada Waddani, Kulmiye, iyadoo labada xisbi laga joojiyay gebi ahaan isu soo baxyada habeenkii. sidoo kale magaalada Ceel-afweyn ayaa gebi ahaan laga
Guddida Anshaxa iyo Kormeerka Doorashooyinka Oo Soo Saaray Ganaaxyo Iyo Awaamiir
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN) – Guddida Anshaxa iyo Kormeerka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta ganaaxyo lacageed ku xukumay Xisbiyada Waddani, Kulmiye.Ururka Kaah iyo sidoo kale, masuuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo gollaha degaanka degmada Hargeysa. Gudiddu waxay sheegeen in Xisbiyada
#Somaliland Gudidda Doorashooyonka Oo Kulan La Yeeshay Ganacsatada
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Gudidda Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa kulan gaar ah la yeeshay ganacsatada dalka. Kulanka oo ka dhacay xafiiska gudidda Doorashooyinka ee Magaaladda Hargeysa, waxa uu ahaa mid xubnaha gudiddu ay la qaateen xubno ka mid ah Ganacsatada
Mawjadihii Midabka Casaanka Ee Is Qabsaday Ceergaabo Ilaa Salal Iyo Sawaxankii Oogta Hore Ee Ururka KAAH
KAAH. Waa Oogta Waaberi, Waa Daad Aan Lamoosi karin,wuxuu kasoo baxay 17ka Degmo Doorasho ee dalka, wuxuu hormood u yahay Isbedelka necebi ma hor joogsan karaan ee Kulmiyoow ee Daadku Yuu idin Qaadin, Guddoomiye Maxamuud Oo Farriimo Cabsi Gelin Ah