Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Somaliland

Total 2110 Posts

Somaliland: Gudidda Anshaxa Oo Digniin U Diray Masuuliyiinta Xukuumadda Iyo Xisbiga KULMIYE Ee Lagu Riday Ganaaxyadii Ugu Badnaa

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Gudidda Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka Somaliland, ayaa soo saaray ganaaxyo iyo go’aano la xidhiidha arimaha olollaha Doorashooyinka. Ganaaxyada ayaa lagu riday masuuliyiintii u badnaa ee xukuumadda Madaxweyne Biixi. Sidoo kale, Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo La Kulmay Saraakiisha Ciidamada 

  #Araweelo_News_Network Hargysa (ANN)-Madaxweynaha  Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah oo ka baxsan kulamada caadiga ah ee ka dhaca Madaxtooyada la yeeshay Saraakiisha sare ee Ciidmada kala duwan. Kulanka Madaxweyne Madaxweyne Biixi la yeeshay saraakiisha sare ee ciidmada 

Israel’s moves to recognize Somaliland and UAE’s efforts to strengthen

UAE-Israel partnership and Future of Horn of Africa #Araweelo News Network On Jan. 1, 2024, Ethiopia signed a memorandum of understanding with Somaliland to gain access to the Red Sea, sparking reactions from both Somalia and the international community. Somaliland

Somaliland Gudidda Doorashooyinka Oo Dhaariyay Hawlawadeenada Gobolada Dalka

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Gudidda Doorashooyinka Somaliland, ayaa tababar usoo xidhay Hawl wadeenada doorashooyinka loo tababaray ee gobolada Maroodijeex Awdal, Togdheer Sanaag iyo Sool. Gudidda Doorashooyinka ayaa  markii tababarku u dhammaaday waxay dufcadii koowaad ee hawlwadeenada ka shaqaynaya goobaha codbixinta doorashada

Saraakiil Ka Socota Safaaradda UK Oo Booqday Burco

#Araweelo News Network.   Hargeysa (ANN)-Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa kulan muhiim ah magaalada Burco kula yeeshay Madaxa UK ee Somaliland Ilyas Malek iyo saraakiil kale oo ka socday safaaradda UK. Ka badan akhri: Sidee u codaynaysaa muwaadin fariintan ka

#Somaliland: Wasiirka Xidhiidhka Gollayaasha Oo La Ganaaxay

Hargeysa (ANN)’-Gudidda Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka iyo Kormeerka #Doorashooyinka Jamhuuriyadda #Somaliland  ayaa maanta ganaax lacageed ku riday Wasiirka Wasaardda Xidhiidhka Golloyaasha iyo Arrimaha Dustuurka Cabdnaasair Muxumed Xasan Buuni. Ka badan akhri: Sidee u codaynaysaa muwaadin fariintan ka boggo? Halkan Riix:  Qaabka

U.S. Seized to frankincense imports from Somaliland

#Araweelo News Network. US (ANN) — A Somaliland company that manufactures frankincense, an aromatic resin that the wise men gifted to Jesus in the Bible story of his birth, will see its products confiscated at U.S. ports under sanctions issued

Shirkadda Dahabshiil Group Oo Ku Baaqay Nabad

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Shirkadda Dahabshiil  ayaa ka hadashay collaada kasoo cusboonaatay deegaamada Gobollada Bariga Somaliland, qoraal koobban oo shirkaddu soo saartay waxay ugu baaqayday labada dhinac ee walaalaha ah inay dagaalka joojiyaan. Shirkadda Dahabshiil waxay ugu baaqaysaa labada dhinac ee walaalaha

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaalka Kasoo Cusboonaaday Deegamada Bariga

  #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay dagaalka maalintii labaad ka dhacay duleedka Qorilugud ee Buuhoodle ku dhexmaray dadka deegaanka ee ciidamada Medeniga ah iyo malayshiyaad kasoo duulay Soomalaiya. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah

Somaliland Isu Soo Baxyada Olollaha Axsaabta Iyo Ururada Oo Wax Laga Beddelay

  #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Gudidda Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka JSamhuuriyadda Somaliland ayaa Xisbiyada Qaranka iyo Ururada Siyaasadda ka joojiyay gebi ahaan isu-soo-baxyada iyo olalaha habeenkii. Qoraal kasoo baxay Gudidda anshaxa ayaa lagu shaaciyay joojinta isu soo baxyada, kaas