Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Somaliland

Total 1980 Posts

Somaliland: Guddoomiye Faratoon Oo Fadhi Aan Caadi Ahayn Ugu Yeedhay Xildhibaanada Gollaha Wakiillada

#Araweelo_News_Network   Hargyesa(ANN)- Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Somaliland, Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ku wargeliyay mudanayaasha gollaha wakiillada innay kasoo xaadiraan fadhi aan caadi ahayn oo loo asteeyay maalinta Khamiista. Qoraal wargelin ah oo Guddoomiye Yaasiin Maxamuud Xiir soo saaray maanta

Egyptian billionaire Has to made Renaissance Dam Deal with Ethiopia?

    #Araweelo_News_Network. Addis Ababa (ANN) A photograph of Egyptian billionaire Naguib Sawiris and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed together has been circulate by the media, amid claims that the two have agreed a deal regarding Ethiopia’s Grand Renaissance Dam

US Ambassador to Somalia Mr. Richard awarded a certificate of honor to Hussein In Somaliland

    #Araweelo_News_Network. The US ambassador to Somalia Mr. Richard, who visited Somaliland this week, presented a certificate of honor to Ahmed Yousuf Hussein, a member of Somaliland’s civil society. Especially those who activist for  human rights. The purpose of

Ethiopia; In-depth: Underlying proliferation of armed conflicts and worsening security crisis

#Araweelo_News_Network. Ethiopia’s security crisis requires a comprehensive approach to addressing historical grievances, marginalization, and power distribution as conflicts stem from political, economic, and social grievances among various groups.” Ethiopian Experts state Analysis  Ploiticals   Writen By Abdi Biyenssa @ABiyenssa  

Garnaqsigii Prof Samatar Iyo Goya-khaakhlayntii Dhalinyarada Sheegtay Dhaqanka Ku Cusub Siyaasadda Ee Inqilaabka Hilaac

#Araweelo_News_Network Saint Paul US (ANN)-Guddoomiyiha Urur Siyaasadeedka Hilaac, Prof Axmed ismaaciil Samatar, ayaa ka jawaabay dhawaaqa dhalinyarada sheegtay innay Ururka hoggaankiisii la wareegeen. Arrintan oo noqotay dhaqan cusub oo kusoo biiray siyaasadda in Guddoomiyihii aasaasay Ururka oo dalka ka maqan

Guddoomiyihii Ururka Hilaac Prof Samatar Oo Lagala Wareegay Hoggaaminta Ururka

Inqilaabka Prof. Samatar Arrin Ku Cusub Dhaqanka Siyaasadda Somaliland Ee Ururada #Araweelo_News_Network   Hargeysa(ANN)-Xubno ka mid ah Xubnaha hoggaanka Urur Siyaasadeedka Hilaac ee kusoo baxay tartanka Ururada Siyaasadda Somaliland, isla markaana xilligan isu diyaarinayay in Ururkoodu ka qaybgalo tartanka doorashooyinka

Ethiopia: Abiy Oo Si Lama Filaan Ah U Booqday Taliyaha Ciidamada Sudan Ee Xeebta Badda Cas

 #Araweelo News Network:   Addis Ababa (ANN) Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa si lama filaan ah booqasho aan hore loo shaacin ku tegey dalka Suudaan, isagoo la kulmay  taliyaha guud ee ciidamada dalka Sudan General Abdel Fattah al-Burhan

Djibouti: IGAD met with the leader of SSC Khatumo and discusses with Somaliland prisoners

   #Araweelo News Network:     Djibouti (ANN)- The leader of Las Anod administration of SSC, Khatumo Abduqadir Firdhiye, who is visiting Djibouti, after receiving an invitation from the President of Djibouti, Ismail Omar Guelleh. met the leaders of IGAD.

Somaliland :Kommishanka Oo Ka Hadlay Arrimo Xaasaasi Ah Oo Khuseeya Doorashooyinka

    #Araweelo_News_Network   Hargeysa(ANN)- Kommishanka Doorashooyinka Somaliland  ayaa ka Hadlay nidaamka lagu maamulayo Doorashooyinka Madaxtooyadda iyo Ururada siyaasadda ee loo Qorsheeyay inay ka qabsoomaan  Somaliland 13 November 2024.   MUUQAALKAN Ka Daawo https://www.facebook.com/100064041909623/posts/pfbid02w4oqBN2XUodFq97MNX89bugMmXrwHw5ZRUt8iVSLzHiKQYxDHuedMj3UFygemXDkl/ Post Views: 399

Ethiopian PM Abiy told the parliament there was a coup attempt

“There was a coup in Ethiopia 50 years ago… now it will never succeed. Never. my advice for my elders and fathers is not to waste time. Do not crowd the guest house. Do not waste money from our friendly