Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Somaliland

Total 1979 Posts

Somalia Oo Awaamiir Culus Kusoo Rogtay Shirkaddaha iyo Ganacsiyada Gaarka Loo Leeyahay

    #Araweelo_News_Network.   Muqdisho(ANN)-Dawladda Federaalka ee Somalia ayaa Awaamiir culus kusoo rogtay Shirkaddaha gaarka loo leeyahay iyo ganacsiyada ka hawlgala Somalia, kuwaas oo lagu amray inay si degdeg ah u fuliyaan.   Tallaabooyinka dawladda Federaalka ee Somalia iyo awaaniirta

Villa Somalia: Hamze Bare’s statement reflects Somalia’s continued stance on influencing Somaliland’s political trajectory

  “Trust is the essence of leadership.” #Araweelo_News_Network.   Prime Minister of Villa Somalia Hamze Bare’s statement reflects Villa Somalia’s continued stance on influencing Somaliland’s political trajectory, particularly in light of the upcoming election. His announcement indicates that the Somali

Somalia, PM Hamse Abdi Barre pointed out the failure of his government in the agreement between Ethiopia and Somaliland

    #Araweelo_News_Network   Mugadishu (ANN)- The Prime Minister of Somalia, Hamse Abdi Barre, spoke about the end of the political collapse that resulted from the Memorandum of Understanding (MoU) between the Federal Government of Ethiopia and Somaliland. Prime Minister

Madaxweyne Biixi Oo Doorashada  Ku Tilmaamay Badbaadada Midnimada Qaranka 

  Dareenka Madaxweyne Biixi Kaga Falceliyay Soo Dhaweyn Aanu Filayn Oo Uu Kala Kulmay Bulshada Ceergaabo #Araweelo_News_Network. Ceerigaabo (ANN)-Bulshada ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi

Duruufaha Ku Xeeran Safarka Madaxweyne Biixi Iyo Soo Dhowayntii Deegaamada Gobolka Sanaag

#Araweelo_News_Network   Ceel-afweyn (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdiga uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay deegaamada gobolka Sanaag ee Gar-adag, Ceel-afweyn, Fadhi-gaab iyo deegaamada kale ee Galbeedka kaga teedsan gobolka ugu baaxadda weyn dalka, kuwaas oo qayb ka ah

Somaliland: Madaxweyne Biixi Booqashada Deegaamada Kulaalaya Collaada

  “Weligayo Dagaal nalagagama Adkaan” Madaxweyne Biixi #Araweelo_News_Network   Qoriligud (ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Mawqifka collaadda iyo nabada ee Qaranka Somaliland. Madaxweyne Biixi iyo wefdigiisa ayaa booqday deegaanka qorilugud, wuxuuna soo dhowayn ballaadhan oo lagu qaabilay

“The participation in Somalia security operations not up for debate” Foreign Affairs Ministry of Ethiopia

#Araweelo_News_Network.   ADDIS ABABA (ANN)-Ethiopia is within its rights to continue taking action against the threats posed by Al-Shabaab with or without an AU-led peacekeeping mission in Somalia, say officials at the Ministry of Foreign Affairs. The comments come as

Madaxweyne Biixi Muxuu kala Hadlay Shacbiga Caynaba Ee Duruufaha Collaadu Saamaysay

    #Araweelo_News_Network.   Caynabo(ANN)- Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi iyo wefdigiisa oo safar shaqo ku maraya gobolada Bariga Somaliland, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Nagaalada Caynaba iyo deegaamada hoos yimaada. Madaxweyne Biixi oo fagaare kala hadlay Kumanaan shacabka

Somaliland: Madaxweyne Biixi Booqashadii Talsika Oog Ee Duleedka Laascaanood Iyo Dhawaaqii Dheggaha Ciidanka Ruxay

#Araweelo_News_Network Oog, Sool (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdigiisa ayaa gaadhay Saldhiga Ciidamada Qaranka Somaliland ee duleedka Laascaanood. Socdaalka Madaxweynaha oo la xidhiidha safar shaqo oo maalmihii u danbeeyay uu ku marayay Bariga Somaliland, ayaa Taliska Ciidanka Qaranka

Open Letter to the East African Countries

    #Araweelo_News_Network.   Open Letter to the East African Countries: Kenya, Tanzania, Uganda, South Sudan, and Ethiopia. Subject: A Call for Recognition of Somaliland’s Independence: Ensuring Stability and Prosperity in the Horn of Africa. To the Esteemed Leaders of