Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Ethiopia

Total 1192 Posts

#Somaliland: Madaxweynahe #Biixi Oo Ka Hadlay Loollanka Shirguddoonka #Wakiillada Iyo  #Maayarada Dalka Waxa #Xukuumaddiisa Uga #Qorshaysan

Araweelo News Network.   #Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha #Jamhuuriyadda #Somaliland,  Muuse #Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay loollanka loogu jiro shirguddoonka #wakiillada iyo #Maayarada dalka oo ay labada Xisbi Mucaarad si cad u shaaciyeen in ay qaybsanaayan, isla markaana ay ku yihiin arrintaa heshiis.

Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, Oo Sheegay In Mucaaradku Ku Fadhiisanayaan Shirguddoonka Iyo Maayarada Dalka

Araweelo News Network.   “Rag KULMIYE ah ayaa lahaa Isbahaysigu waa xaarraan, “Guddoomiye Cirro. #Hargeysa(ANN)-#Guddoomiyaha Xisbiga #WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa ku tilmaamay natiijada #doorashooyinka iyo guusha ay kasoo hooyeen labada Xisbi mucaarad in ay tahay mid si cad

#Somaliland: Madaxweynaha Oo Qiray #Awoodda Warbaahinta #Online-ka Ee #Websaydyada Iyo Doorkii Ay Ku Lahaayeen #Doorashooyinka

Araweelo News Network.   #Hargeysa(ANN)- #Madaxweynaha@amhuuriyadda #Somaliland,  Muuse #Biixi Cabdi ayaa qiray doorka iyo awoodda warbaahinta Online-ka ah ee (@Websites), ama #Marreeggaha wararka #Somaliland, isagoo ku ammaanay doorkii iyo masuuliyadii ay ku lahaayeen doorashooyinkii ka qabsoomay Somaliland 31 May 2021.

Somaliland: Guddoomiyaha UCID, Eng. Faysal Oo Ka Hadlay Qaabka Ay Ugu Heshiiyeen Labada Xisbi Loolanka Shirguddoonka Wakiillada Iyo Maayarada Dalka

Araweelo News Network.   “Xildhibaanada naga maqan ee Madaxtooyadda Lagu Sheegay waxaan leenahay soo noqda,” “Madaxweynaha waxaan leenahay Dadku maanta Iib maaha ,“today the#people are not for sale” ee Dariiqii Rayaale Mar,”, Eng; Faysal Cali Waraabe.   Hargeysa(ANN)-Isbahaysiga Xisbiyada Mucaardka,

Should Somaliland Become an Official Country? By, TLDR News

Araweelo News Network.   Somaliland Become an Official Country? London (ANN) -TLDRNews, a British political analyst, has spoken out on the issue of the Republic of Somaliland. A report published by YouTube Chanel TLDR News, covers the topic of Somaliland.

Somaliland: Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaradka Oo Arrin Ceeb Iyo Gef Qaranimada Ku Ah Ku Tilmaamay In Xukuumadda Iyo Xisbigeedu Yidhaahdaan Xildhibaanada Ayaan Iibsanaynaa

Araweelo News Network. #Arrinta Cabdikariim#Moogge iyo Kulanka #Madaxeynaha, #heshiiska Mucaraadka,#Baarlamaanka Iyo #Maayarada, muxuu ka yidhi Mucaaradku. #Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee #WADDANI, ayaa ka hadlay kulankii Xildhibaan Cabdikariim Axmed #Moogge iyo xubnaha la socdaa la yeesheen Madaxweynaha #Somaliland, Muuse #Biixi Cabdi, kaddib

Somaliland 2021Parliamentary and Local Government Leadership Contest.

Araweelo  News Network.     While, I welcome anyone who becomes or is nominated the Mayor of the Capital, and I am in no way opposed or against to anyone for the mayoral position and will certainly be among the

#Somaliland: Eng, Maxamed #Xaashi Oo#Tallooyin Dhaxal-gal Ah Ku Baaqay Si Looga #Badbaado Waxyaabaha #Doorashooyinka Shaashaynaya

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Maxamed Xaashi Cilmi, Wasiirkii hore ee Maaliyadda #Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo, ayaa ku baaqay in la diiwaangeliyo hantida ay haystaan xubnaha Gollaha Wakiillada iyo Gollayaasha deegaanka ee kusoo baxay doorashooyinkii dalka Jamhuuriyadda Somaliland ka qabsoomay 31 May

#Somalia: #Ra’iisal Wasaare #Rooble Oo La Kulmay #Guddida Xaqiijinta Guddiyada #Doorashooyinka Oo Kala Dhantaalan

“Araweelo News Network.”   Hargeysa(ANN)-#Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka #Soomaaliya, Maxamed Xuseen #Rooble, ayaa kulan la yeeshay “#Guddida Xaqiijinta” Xubnaha “#Guddiyada Doorashooyinka“, kuwaas oo kadib markii uu ka dhegeystay warbixin la xidhiidha hawlaha loo igmaday  uu ku bogaadiyey shaqada sida wanaagsan

Somaliland’s example suggests that the answer may be vastly more ambitious,The Council on Foreign Relations.

Araweelo News Network. Recognizing Somaliland’s Democratic Success Hargeysa(ANN)-Somaliland’s example suggests that the answer may be vastly more ambitious, and far less sensitive to external influence, than conventional wisdom might suggest, according to a report on the “Somaliland #elections”. READ: “We