Category: Ethiopia
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Loo Qabtay Ururka Xeeldheerayaasha Caafimaadka Ee SAHA
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo qabtay ururka SAHA (Somalilander American Health Association) oo ay ku midoobeen muwaadiniinta reer Somaliland ee ku xeeldheer arrimaha caafimaadka, kuwaas oo ku dhaqan
Somaliland: SONSAF Oo Daah-furtay Tababar Lagu Carbinayo Xildhibaanada Cusub Iyo Doorkooda
Araweelo News Network. Somaliland, Hargeysa(ANN)-Dallada SONSAF, ee middaysa Ururada Bulshada Rayidka ah ee aan dawliga ahayn, oo kaashanay Ururka SOYDAVO, ayaa daah-furtay kulan lagu agaasimayo fahamka doorka iyo waajibaadka xildhibaanada cusub ee gollaha wakiillada ee kusoo baxay natiijadda
Somaliland: Dhegaysiga Maxkamadda Sare Ee Dacwaddaha Ka Dhashay Natiijada Doorashada Gollaha Wakiillada
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa bilaabay dhegeysiga dacwaddaha ka dhashay natiijada hordhaca ah ee doorashadii gollaha wakiillada Somaliland ee dalka ka qabsoontay 31 May 2021. Fadhigi ay maanta yeesheen Garsooyaasha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland
“Prof. Samatar waxaan leeyahay halkani maaha Juquraafigii aad Maraykan ka dhigi jirtay, Madaxweynaha waxaan Leeyahay,,….”Xildhibaan Cabduqaadir Indho Indho
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibedda ee Guurtida Somaliland, Xildhibaan Cabduqaadir Maxamed Xasan (Indho Indho) oo maanta warbaahinta la hadlay, kaddib markii ay golluhu meell mariyeen xeerkii horyaalay ee diiwaangelinta Ururada iyo Axsaaqbta Qaranka ee Xeer/L/r14., ayaa si
Somaliland: celebrating Sixty-one years ago, the lost independence
Araweelo News Network By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Last nightmares 26 June 2021, sixty-one years later the Republic of Somaliland commemorates the historic anniversary of 26 June 1960, when it Somaliland gained independence from
Somaliland: Guurtida Oo Duuduub Ku Ansixiyay Xeerka Loo Raacayo Nidaamka Furashada Axsaabta Iyo Ururada Siyaasada
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Gollaha Guurtida Somaliland, ayaa meel mariyay Xeerka nidaamka Ururada iyo axsaabta siyaasada Xeer L/14/2021, kaas oo ay hore wax-ka-bedel iyo kaabis ku sameeyeen, isla markaana muddooyinkan horyaalay gollaha. Fadhiga Gollaha Guurtida ee saaka oo ay kasoo
Somaliland: Maxweyne Biixi Oo Ka Hadlay 61Sannadood kaddib Xorriyadii Iyo Dimuqraadiyada Ka Hana Qaaday Geyiga Somaliland
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- 61sannadood kaddib xoriyaddii Somaliland, ayaa xalay lagu xusay Munaasibad si weyn loo agaasimay, taas oo lagu xusayo sanadguuradii 61aad ee kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyada qadaatay Boqortooyadii midawday ee United Kingdom, 26 Jun
Somaliland; Munaasibada Xuska 26Jun Oo Qasriga Madaxtooyadda Ka Socota Toos U Daawo
Araweelo News Network. Somaliland; Munaasibada 26Jun Toos U Daawo Hargeysa(ANN)-Munaasibad si weyn loo agaasimay oo lagu xusayo sanadguuradii 61aad ee kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyada qadaatay Boqortooyadii mIdawday 26 Jun 1950-kii, ayaa caawa laga xusay Somaliland. Qasriga Madaxtooyadda
What does this mean for Somaliland or DP World?
Araweelo News Network. What does this mean for Somaliland or DP World? On 24th May 2021, Somaliland and DP World inaugurate the first phase of the newly built terminal of Berbera port by DP World. MAY 10, 2016, A