Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Ethiopia

Total 1192 Posts

Khilaafka Huursanaa Muddada Dheer Ee Riyaad Iyo Abu dhabi Oo Faraha Ka Baxay

Araweelo News Network.     Riyad(ANN)-Khilaafka labada da lee Imaaraadka iyo Sacuudiga oo saaxiibo dhow iyo xulufo duulaan dagaalo iyo siyaasado kale muddo dheer, ayaa si dhab ah usii kala foggaaday, iyadoo ay xiisad ba’an ka dhex dilaacday. Muddo dhowr

Somaliland: Shacbiga Hargeysa Oo Si Dhab Ah Ficil Ugaga jawaabay Dalabkii Maayarka Cusub

Araweelo News Network.   “Dooxa Hargeysi Wuu Ooyay, Oohintiina Waanu Ka Biinay” Cabdikariim Moogge   Hargeysa(ANN)-Shacbiga Magaalada Hargeysa, ayaa si dhab ah uga jawaabay baaq uu Maayarka cusub Cabdikariim Axmed Moogge kaga dalbaday  munaasibadii uu xilka kula wareegay Arbacadii u

Somaliland: Maxkamadda Dastuuriga Ah Oo Shaaciyay Liiska Rasmiga Ah Ee Xildhibaanada Gollaha Wakiillada

Hargeysa(ANN)-Maxkamadda Sare ee Somaliland, isla markaana ah Maxkamadda Dastuuriga ah, ayaa si rasmi ah u shaacisay natiijadda doorashadii gollaha wakiillada Somaliland ee dalka ka qabsoontay 31 May 2021. Go’aanta natiijada doorashada gollaha wakiillada ee ay maanta oo ay taariikhdu tahay

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Booqashadii U Horaysay Ku Tegey Kismayo Iyo Ujeedada Socdaalkiisa Xilligan

Araweelo News Network.     Kismaayo(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa gaadhay maanta magaalada Kismaayo ee caasimadda maamul gobolleedka Jubaland. Ra’iisal Wasaare Rooble, waxa si diiran ugu soo dhaweeyey halkaa Madaxweynaha Jubalanad, Axmed Maxamed Islaan (Axmed

Maamulka Jaamacadda Camuud Iyo Ardyada Oo Ka Hadlay Dilka Arday Lagu Toogtay Afaafka Hore Ee Dhismaha Jaamacadda

Araweelo News Network.   “Waxa laga beensheegay qaabka uu u dhintay, deegaanka uu kasoo jeedo, sababta uu Askarigu u toogtay iyo gebi ahaanba qaabka ay wax u dhaceen.”Maamulka Jaamacadda iyo Ardayda.   Boorama(ANN)-Maamulka Jaamacadda Camuud (Amoud University)) ee Magaalada Boorama

TPLF imposes strict conditions on cessation of hostilities

Araweelo News Network. Mekelle(ANN)- Tigray authorities have officially responded to a call by the Ethiopian federal government for a ceasefire and dialogue, after TDF fighters took control of Tigray region after eight months of bloody fighting and massacres, Humanitarian crisis

Somaliland: National Human Rights Commission Releases Statement on Eight Girls Accused of Wearing Somali Flag

Araweelo News Network.   Eight girls transferred from Las-Anod Prison to the Coastal City Prison in Berbera Hargeisa (ANN) -Somaliland’s National Human Rights Commission has dismissed the condition of eight schoolgirls who were arrested in Las-Anod, the capital of Sool

Somaliland: Maxkamadda Dastuuriga Ah Oo Laashay Dacwaddaha Doorashadii Gollaha Wakiillada

Araweelo News Network.     Hargeysa(ANN)- Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa gebi ahaanba laashay dacwaddo ay maalmiahan ku jirtay dhegeysigooda, kuwaas ka dhashay natiijada hordhaca ah ee doorashooyinkii isku sidkanaa ee Gollayaasha Deegaanka iyo Wakiillada ee dalka qabsoomay 31 May

Abwaan Yuusuf Shaacir Muxuu Ka Yidhi Guddida Xeel-dheerayaasha Ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Ku Dartay

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Abwaanka Caanka ah ee Yuusuf Cismaan Cabdulle (Yuusuf Shaacir), ayaa ka hadlay dareenkiisa liiska Wasiirka Waxbarashadda Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ku dartay, isaagoo lagu xuay Magaciisa Xubno lagu sheegay Xeel-dheerayaasha Af-Soomaaliga. Bulshada Somaliland, ayaa si weyn su’aalo

Debretsion Gebremichael: Hoggaamiyihii Tigray Oo Kasoo Muuqday Shaaracyada Mekelle Kaddib Siddeed Bilood Oo Buuralayda Uu Kaga Jiray Dagaal

Araweelo News Network. . Mekelle (ANN)-Dr. Debretsion Gebremichael oo ahaa Hoggaamiyaha Madaxweynaha ka ahaa maamulka gobolka Tigray, isla markaana hormood u ahaa dagaalka dhuumaalaysiga ee Jabhada TPLF, muddada siddeeda bilood ah kula jireen Ciidamadda Dawladda Federaalka iyo kuwa dalka Eriteria