Category: Ethiopia
Dagaalyahanka Tigray Oo Duullaan Ku Ballaadhiyay Amxaarada Iyo Dhawaaqyo Guubaba Ah Oo Kasoo Baxaya Siyaasiyiinta
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Dagaalyahan ka tirsan Xooggag ee dalka Ethiopia, ayaa si ballaadhan weerrero ugu qaaday dhulka ay sheegtaan gobolka ay deriska yihiin ee Amxaarada Salaasadii maanta. Arrintan ayaa sababtay in hoggaamiyayaashooda xulafada la ah dowladda dhexe ee Amxaaradu
Abwaan Cismaan Ku Jare Oo Ka Halday Cabashada Dhalinyarada Berbera Iyo Waxyaabaha Ku Cusub Magaaladda
Araweelo News Network. Berbera(ANN)-Abwaan Cismaan Axmed Maxamed (Cismaan ku jare), ayaa ka hadlay mashaariicda Magaaladda Berbera oo sida uu sheegay markhaati ka ah in horumar weyn ay samaysay. Abwaan Cismaan, wuxuu sheegay in markii ugu danbaysay Magaaladda Berbera iyo
Berbera: Dhalinyarada Oo Isu Soo Bax Ku Muujiyay Cabashooyinka Ka Taagan Qaabka Aan Sharciga Ahayn Ee Loo Qaato Shaqaallaha Iyo Jawaabta Maamulka
Araweelo News Network. “Shirkadda la leeyahay qandaraas ayay qaadatay meel lagu shaaciyay oo loogu tartamay qandaraaska ma jirto” Berbera(ANN)-Qaar badan oo ka mid ah dhalinyaradda ku dhaqan Magaalada xeebta ah ee Berbera, ayaa si weyn uga muujiyay dareen cadho
Somaliland: Lawmaker spoke Delays in House of Representatives and President Bihi’s Plans
Araweelo News Network “The president is doing something new in democracy, and corruption is not just about money, but …” MP. Khadar Hakim, called on President Bihi, to look at the crisis in the country and not be preoccupied with
Somaliland: Agaasimaha Warfaafnta Maxamed Dhidar Oo Afka U Dhigtay Dhaqaale Loo Qoondeeyay Maalmo Qaran
Araweelo News Network. Agaasime Dhidar Oo Hore Looga Eryay Madaarka wuxuu mar kale fursad ka helay Wasaaradda Warfaafinta . Dawladnimadu waa howl wadareed bulsho kala duwan ay si wada jir ah u qabtaan, iyadoo halka laga unko dawladnnimadu ee dhidibada
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Qaybgalay Dufcaddii Saddexaad Ee Barnaamijka Carbiska Shaqa Qaran
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta usoo xidhay dufcaddii saddexaad ee barnaamijka carbiska shaqa qaran oo ku jiray xarunta dugsiga tababarka ee Dararweyne oo dhinaca Woqooyi barri kaga beegan caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Munaasibadda lagu
Ethiopia: Natiijada Doorashada Ee Guusha Abiy Iyo Maraykanka Oo Canbaareeyay
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)- Doorashooyinka bishii hore ka dhacay dalka Ethiopia, ayaa lagu dhawaaqay natiijadooda, wallow dhawaaqa natiijadu aannu noqon mid ay soo dhoweeyaan dalalka reer galbeedka iyo ururada u ololeeya nidaamka dumuqraadiyada iyo doorashooyinka. Guddiga doorashooyinka Qaranka ee
#Somalia: Taliyaha Booliska Banaadir Oo Lala Beegsaday Qarax Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Qarax la doonayay in lagu khaarajiyo Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, Farxaan Maxamuud Farxaan Qaroole, ayaa dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah. Qaraxa oo ahaa mid ismiidaamin ah, ayaa laga soo buuxiyay Gaadhi, waxaana la doonayay
Dp World: Modernization of Berbera Port in Somaliland Reaffirms Economic Integration in the Horn of Africa
Araweelo News Network. #Ethiopian ship named Gibe has docked at the #port of Berbera in #Somaliland Berbera (ANN) – The Ethiopian ship named Gibe has docked at the port of Berbera in Somaliland for the first time in two decades.
Somaliland Does not need Somalia for Recognition Approval
Araweelo News Network. #European Colonial Borders define patriotism, nationalism, independence, statehood, and diplomatic recognition of each country in Africa, Asia, and Arab World. Somaliland is not an exception. It inherited its Internationally recognised colonial borders from Somaliland British Protectorate as