Category: Ethiopia
Somali Regional State of Ethiopia Responds to Amhara Call and Abiy Ahmed’s Call for Troops
Araweelo News Network. Tigray, Amhara fighting spreads in region, TPLF releases 1,000 troops >Hundreds of people and media outlets arrested in Addis Ababa Jigjiga(ANN)-The President of the Somali Regional State of Ethiopia, Mustafe Muhumed Omar (Cagjar), has explained why
Somaliland Oo Xabsiga Kasii Deysay Hablo U Xidhnaa Calanka Soomaaliya
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga kasii deysay koox hablo ah oo muddo ku xidhnaa xabsiga Gebilay, kuwaas oo loo xidhay falal ay ku kaceen munaasibadii 26 June 2021. kaddib markii ay qaateen Calanka Soomaaliya. Kooxda laga soo
Ethiopia: Maamulka Soomaalida Oo Ka Jawaabay Qayla-dhaanta Amxaaradu Kaga Dalbatay Ciidamado Ka Baaciya TPLF
Araweelo News Network. Jigjiga(ANN)- Dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Kililka Shanaad, ayaa sheegay qorshe suuragal ah oo ay ciidamo ugu dirayaan dowladda dhexe ee Ethiopia, kuwaas oo qayb ka noqonaya dagaalka u dhaxeeya xilligan Malayshiyaadka Amxaarada iyo ciidamadda dowladda
Somaliland: Xisbiga UCUD Ee Mucaaradka Oo Si Weyn U Canbaareeyay Heshiis KULMIYE La Galay Xildhibaano
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaardka ah ee UCUD, ayaa si weyn u canbaareeyay koox xildhibaano ka tirsan oo ka mid ah xubnaha Xisbiga uga soo baxay doorashadii gollaha wakiilllada oo heshiis la galay Xisbiga KULMIYE ee muxaafidka. Xisbiga UCID,
#Somaliland: Buugga Hawaale Warran Ee Hadraawi Oo Munaasibad Ceeriyoontay Lagu Soo Bandhigay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Munaasibad si weyn loo agaasimay oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa, ayaa lagu soo bandhigay Buugga uu qoray Abwaanka weyn ee Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi. Boqolaal qof oo danaynayay Buuggaa, ayaa ka qaybgalay
Somaliland: Xukuumadda Oo Ruqsadii Kala Noqotay Shirkadda Adeegga Maraakiibta Ee Geelle Arab
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ruqsadii kala noqotay Shirkadda Geelle Arab ee Adeegga Isku dhafka Maraakiibta ee (Integrated Shiping Service), taas oo lagu eedeeyay in ay si sharcidaro ah usoo gelisay dalka Madaxa Shirkadda Adeegga Saadka iyo Maraakiibta
Somaliland President: East Africa’s Ray of Hope in a Challenging Year for Democracy, Published By Newsweek
Araweelo News Network. Hargeisa (ANN)-The President of the Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi, has called on the administration of President Joe Biden not to forget the importance and strategy of Somaliland, and said that the most important principle of
Somaliland: Edna Aadan Oo Canbaaraysay Dawladda Soomaaliya Fal Waxashnimo Ah Oo Lagula Kacay Shaqaale Caafimaad
Araweelo News Network. ” Waxa laga jeex-jeexay Baasabooradii, waxaana lagula kacay Afduub, waana arrin khilaafsan sharciga Caalamiga ah.”#Edna Aadan Hargeysa(ANN)- Drs Edna Aadan, ayaa si weyn u canbaaraysay fal ay ku tilmaantay mid waxashino ah oo lagula kacay shaqaalle
Somaliland: Spanish Institutions Monopolized Archaeology with EU funds
Araweelo News Network. Somaliland: Cultural heritage is the essence of our identity: Having attended at an event in Hargeisa by Ministry of Trade, commerce and Tourism and Dr Sada Mire; I have learned much of our historic culture and