Category: Ethiopia
Washington Oo Ka Digay Dagaalka Isirka Ee Kusii Fidaya Ethiopia Iyo Soo Jeedin Ka Cadhaysiisay Dhinacyada
Araweelo News Network. “Waxaanan ku celceliyay daryeelka iyo walaaca uu Maraykanku u hayo dadka Ethiopia,” Samantha Power USAID Addis Ababa(ANN)-Xukuumadda Washington, ayaa ugu baaqday Ciidamada Tigray ee dagaalka kula jira dawladda Federaalka ee Ethiopia in ay ka baxaan deegaanka ismaamulka
Madaxweyne Biixi Iyo Hoggaamiyayaasha Isbahaysiga Mucaaradka Oo Ka Daareen Celiyay Doorashada Shirguddoonka Wakiillada Somaliland
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaamiyayaasha axsaabta mucaaradka ee Isbahaysiga labada xisbi ee WADDANI iyo UCID, ayaa ka hadlay natiijada doorashada shirguddoonka gollaha wakiillada cusub ee maanta ka dhacday dhsimaha xarunta Baarlamaanka Somaliland ee Haregsya.
Somaliland: Loollankii Adkaa Ee Laysku Muquuniyay Shirguddoonka Gollaha Wakiillada Iyo Duruufihii Ku Xeernaa
Araweelo News Network. Qaabkii Tartanka loo maamulay iyo codadkii lagu kala guulaystay Hargeysa(ANN)-Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa saaka lagu kala calaf qaaday, kaddib loollan adag oo u dhexeeyay xukuumadda iyo xisbigeeda KULMIYE iyo Isbahaysiga Mucaaradka ee WADDANI iyo UCID oo
Guddoomiyaha UCID, Faysal Oo Sheegay In Uu La Yaabay Eedaymaha Wasiirka Arrimaha Guddaha Maxamed Kaahin Halka Uu Kasoo Xigtay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe oo xalay warbaahinta la hadlay, ayaa daadefeeyay eedaymo uu Wasiirka Arrimaha guddaha Maxamed Kaahin u jeediyay oo aaha in uu ku baaqay mudaharaad maalinta beri ee
Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed #Kaahin Oo Guddoomiyaha #UCID Ku Eedeeyay Inuu Ku Baaqay Mudaharaad
Araweelo News Network. “Hadaad meel kale u socoto si yar oo nabadgelyo ah nagaga sii anbabax” Maxamed Kaahin. Hargeysa(ANN)-Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa dhaliilo kulul iyo eedaymo u jeediyay guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng.
#Somalia: Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Iyo Kooxdiisa Ku Xaadira Magaca #Somaliland Oo Qoraal Digiin Ah U Diray Madaxda Federaalka
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Khilaafka Xildhibaanada ee ay ku kala qaybsan yihiin labada garab ee ku xaadira Magaca Somaliland ee ku sugan Magaalada Muqdisho, ayaa cirka isku shareeray, kuwaas oo isku khilaafksan guddida doorashada ee soo xulaya xubnaha loo qoondeeyay
#Ethiopia: Hoggaamiyaha Ciidanka Tigray Oo Ka Hadlay Mawqifkooda Xabad Joojinta Maraykanku Ku Baaqay Iyo Mustaqbalka
Araweelo News Network. Mekelle (ANN)- Hoggamiyaha garabka Millateriga ee TPLF ee Tigray Defence Force (TDF), ayaa ku adkaysanaya in ay sii wadayaan dagaalka, iyadoo Xaaladda gobolka Tigray ayaa si weyn looga dayriyay kaddib dagaalo daba dheeraday iyo collaada
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Muddeeyay Fadhiga Gollaha Wakiillada Iyo Loollanka Oo Maraya Meeshii Ugu Adkayd
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa muddeeyey maalinta ay gollaha wakiillada Somaliland ee kusoo baxay doorashadii 31 May 2021, yeelanayaan fadhiga u horreeya. Qoraal kasoo baxay maanta qasriga Madaxtooyadda Somaliland, wuxuu Madaxweynuhu kusoo saaray xeer
Somaliland: Guddoomiyihii Guddida Doorashooyinka Sool Oo Toogasho Lagu Dilay
Araweelo News Network. Laascaanood(ANN)-Guddoomiyihii Guddida Doorashooyinka Gobolka Sool, Cabdullaahi Maxamed Shire oo ku magac dheeraa (Cabdullaahi Labagole), ayaa lagu dilay caweyskii caawa Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Sidaana waxa shebekaddaha wararka ee Araweelo News Network u xaqiijiyay
US demands ceasefire in Ethiopia, TPLF issues conditional statement
Araweelo News Network. “Pictures from Tigray are heart-wrenching, showing street ” Samantha Power. Mekelle (ANN) – The situation in Tigray region has been severely disrupted by protracted fighting and conflict across Ethiopia, which is feared to spread to other