Category: Ethiopia
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi Curashada Sannadka Cusub Ee Islaamka – 1443HJ
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku hanbalyeeyay shacbiga Somaliland curashada sanadka cusub ee Islaamka 1443 Hijriyada oo curtay Salaasa 9 August 2021. Dhanbaal hanbalyo ah oo kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda Somaliland caawa, wuxuu Madaxweyne
Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Waxyaabaha Uu Kala Kulmay Maamulka Jubaland Ee Kismaayo Iyo Qorshihiisa
Araweelo News Network. Kismaayo(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa soo gebagebeeyay booqashadiisa magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka jubaland ee Soomaaliya. Rooble, ayaa uga mahadceliyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, masuuliyiinta heer dowlad goboleed iyo bulshada
#Somaliland: Guddoomiyaha Cusub Ee Wakiillada Oo Ka Hadlay Waxa Uga Qorshaysan Hoggaaminta gollaha
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha la doortay ee gollaha wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo maanta xilka la wareegay isaga iyo ku xigeenada shirgudduunka eel ala doortay, ayaa ka hadlay qaabka uu doonayo inuu gollaha u hoggaamiyo iyo tallaabooyinka u horreeya
#Somaliland: Dardaarankii Guddoomiyihii Hore Ee Wakiillada Baashe U Jeediyay Shirguddoonka Cusub Cabdirisaaq Khaliif
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Shirguddoonka cusub ee loo doortay gollaha wakiillada, ayaa xilka kala wareegay shirgudoonka gollihii hore munaasibada ay xilka kula kala wareegeen, ayaa maanta lagu qabtay xarunta gollaha wakiillada Somaliland ee Hargeysa. Munaasibada xil wareejinta, waxa kasoo
Ethiopia: Dagaalkii Ugu Weynaa Oo Dalka Laga Iclaamiyay
Araweelo News Network. Magaalada Dhaxalka Aduunka ee Lalibela Waxay Amxaaradu Balanqaadeen In Laga Saarayo ciidamada Tigray Hargeysa(ANN)- Colaadda dalka Ethiopia, ayaa kusii fiday dalka oo dhan, iyadoo aannu jirin wax xabad joojin ah oo ay qableen dhinacyadu, waxaana la
#Somaliland: Xarunta Daryeelka Dadka Qaba Xannuunka Dhimirka Ee #SAHAN Oo Munaasibad U Qabatay Dad Markii Ay Bogsadeen La Baray Xirfado Ay Ku Shaqaystaan
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Cusbitaalka SAHAN oo lagu daweeyo, isla markaana lagu daryeelo Dadka qaba Xanuunnada dhimirka, ayaa lagu qabtay Munaasibad loo sameeyay ku dhowaad afartan qof oo markii hore loo geeyay halkaa xannaanayn iyo daryeel, balse markii ay bogsadeen
Siyaasi Maxamuud Xaashi Muxuu Ka Yidhi Loollankii Doorashada Shirguddoonka, Guusha Iyo Guuldara
Araweelo News Network. Hargeysa(AMM)-Maxamuud Xaashi Cabdi, oo ah siyaasi si weyn magaciisa iyo hadal hayntiisu saaxada siyaasada u qabsatay muddooyinkii u danbeeyay, isla markaana saamayntiisa iyo miisaankiisu kor u kaceen tartankii iyo loollankii doorashada gollaha wakiillada Somaliland ee dalka ka
Somaliland: Gollaha Wasiirada Oo Ka Dooday Mala-awaalka Miisaaniyada Saddexda Sannadood Ee Soo Socda
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Gollaha Wasiirada Somaliland ayaa ka dooday mala-awaalka miisaaniyada saddexda sannadood ee spcda 2022 ilaa 2024, taas oo aan hore looga baran in miisaaniyada sannadaha soo socda, marka laga reebo Odoroska Miisaaniyad sannadeedka uu tilmaamay qodonka 53aad
Dawlad iyo Baaralamaanku Waa Ul iyo Diirkeed
Araweelo News Network. Xaq baa iga daboolanne, inaad dabo gashaan weeye; Dambarka iyo labeenta, oo miyiga ciirta lagu daadsho; Dalagii Wajaale oo midhaha deyrta laga goosto; Cunto doorsan, daawada dhacday, iyo daalka iyo yogorta; Niman baa digaag soo dejiyo, caano