Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Ethiopia

Total 1192 Posts

Qasriga Amiirka Dalka Qadar Ee Dalka Faransiiska Oo La Boobay

Araweelo News Network.   Paris, Cannes (ANN)-Koox Budhcad ah, ayaa galay qasri uu degan yahay Amiirka dalka Qatar, kuwaas oo qaatay qalab muhiim oo qaali ah oo ay ka daabusheen qasrigaa oo ku yaala magaalada xeebta Faransiiska ee Cannes, kooxda

Ethiopia: War Moves Towards Wollo Dessie Strategic Town, TPLF Spokesperson Getachew Reda Discusses Situation

Araweelo News Network. Addis Ababa (ANN)-The war situation in Ethiopia has deteriorated, and there are mobilizations on the Wollo capital Dessie, where the Tigray Defense Forces (TDF) and the federal government forces are infiltrating with the help of Amhara militias

International Crisis Group Discusses Elections in Somaliland and the Future of Political Issues on the Road to Recognition

Araweelo News Network.   Somaliland, Hargeisa(ANN)-International Crisis Group, abbreviated ICG, has published a report of Somaliland elections on 31 May 2021 and paved the way for Somaliland’s progress towards democratic and electoral development in the small republic, which, if continued,

Ethiopia: Hoggaamiyaha Ugu Awoodda Badan Jabhada Oromia Oo Heshiis La Galay TPLF Iyo Dagaalyahanka Tigray Oo Kusii Siqaya Addis Ababa

Araweelo News Network.   Addis Ababa(ANN)-Hoggaamiyaha ugu awoodda badan Qowmiyada  Oromada ee xagjir ah oo ka tirsan Ethiopia Kumsa Diriba,  ayaa sheegay in kooxdiisu ay garaacday isbahaysi milatari oo ay la leeyihiin ciidamada xilli ay dagaalyahanka Tigrayga ay  hadda ku

Kenya: Madaxweyne Uhuru Iyo Ra’iisal Wasaare Rooble Maxay Kaga Wadahadleen Kulankooda Ka Cadhaysiiyay Madaxweyne Farmaajo

Araweelo News Network.   Nairobi (ANN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay in meesha laga saaray khilaafkii siyaasadeed ee muddada soo jiitamayay oo u dhexeeyay Kenya iyo Soomaaliya, isla markaana lasoo celiyay xidhiidhkii diblamaasiyadeed ee labada

Ethiopia: Abiy Ahmed Oo Qayladhaan Ugu Baaqay Dadka Shacabka Ah In Ay Dagaalka Lagula Jiro Tigray Ku Biiraan

Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed, ayaa ugu baaqay dadka shacabka ah ee dalkiisa iyo qowmiyadaha kala duwan ee dalkaa ku nool ay ku biiraan ciidamadda dagaalka kula jira jabhadaha gobolka Tigray ee dagaalka kula jirta sagaalkii

Qaramada Midoobay Oo Canbaaraysay Xasuuq Ka Dhacay Deegaanka Canfarta Kana Digtay Xaaladda  Dagaalka Sii Xumaanaya Ee Ethiopia

Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Hay’adaha Qaramada Midoobay waxay sii wadaan inay qaylo dhaan ka muujiyaan masiibada bani’aadamnimo ee sii kordhaysa ee woqooyiga dalka Ethiopia, taasoo ka dhalatay colaadda gobolka Tigray, oo hadda ah bishii sagaalaad. Kordhintii ugu dambaysay ee dagaalka

Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Safar Ka Cadhaysiiyay Madaxweyne Farmaajo Ku Tegey Dalka Kenya

Araweelo News Network.   Rooble Oo Kulan Loo Qorsheeyay Inuu Dhexmaro Uhuru Kenyatta  Iyo Dareenka Uu Dhaliyay Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ka walaacsan safar aan hore loo shaacin oo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen

Debretsion Gabremikael Hoggaamiyaha TPLF Oo Ka Hadlay Dagaalka Uguna Baaqay Malayshiyaadka In Aannay Naftooda Haligin

Araweelo News Network.   “Waxaan u sheegi lahaa inay naftooda badbaadiyaan oo aannay is halligin maleeshiyaadka iyo shacabka ay xukuumadda Abiy soo khaldayso.”Hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gabremikael   Mekelle (ANN)-Dagaalka daba dheeradaay ee Togray iyo dawladda Ethiopia u dhexeeya ayaa kusii

Somalila: Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya Oo Boqasho Ka Cadhaysiisay Madaxweyne Farmaajo Ku Timi Muqdisho  iyo Ra’iisal Wasaare Rooble Oo U Jawaabay Farmaajo

Araweelo News Network.   Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka jawaabay wareegto uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kasoo  saaray  awooddaha hay’addaha dawladda, isla markaana ku hakinayay in hay’addaha dowladdu ay galaan heshiis ama is af-garad,