Category: Ethiopia
Somaliland: Booliska Oo Xabsiga U Taxaabay Weriye Cabdimaalik Coldoon Oo Caan Ku Ahaa Arrimaha Samafalka
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabtay Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ha suxufi caan ku ah arrimaha taakulaynta iyo gargaarka samafalka ee dadka dhibaataysan, sidaana waxa u xaqiijiyay shebekaddaha Araweelo News Network, weriyayaal ku sugan Magaaladda Burco
Somaliland: Sheekh Maxamed Ismaaciil Oo Xorriyadiisa Loo Celiyay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Sheekh Maxamed Ismaaciil, oo ka mid ah culimada waaweyn ee geyiga Soomaalidu degto aad looga yaqaan, ayaa laga sii daayay xabsiga, kaddib markii uu Afartii caalanamaal ee u danbeeyay xidhnaa. Sidaana waxa xaqiijiyay ehelada qoyska
Turkish President Erdoğan says his country wants an end to the Ethiopian and Sudanese conflic
Araweelo News Network. Addis Ababa (ANN)- Turkish President Recep Tayyip Erdoğan has said that he wants to end the conflict in Ethiopia and the conflict between Sudan and Ethiopia, following Prime Minister Abiy’s visit to Turkey. Erdogan and the presence,
HRW calls on Ethiopian government to release Tigrayan detainees in Addis Ababa jails
Araweelo News Network. “Government must immediately stop racial abuse and discrimination against ethnic Tigrayan” HRW Nairobi(ANN)-Human Rights Watch (HRW) has accused the Ethiopian government of discriminating against Tigrayans in the capital, Addis Ababa. HRW, in a report published on
Qaahira: Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Booqday Jaamacadda Carabta Ee Siqiirtay Iyo Dareenka Ku Xeeran Safarkiisa Masar Xilligan Dagaaladu Ka Socdaan Ethiopia
Araweelo News Network. Qahira(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo safar ku jooga dalka Masar ayaa maanta booqday xarunta Jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Xoghayaha Jaamacadda Carabta Axmed Abulqeyd. Sidaana
Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Sheekh Ka Mid Ah Kuwa Ugu Magaca Dheer Culmida Soomalida Iyo Qoyskiisa Oo Hadlay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabtay Sheekh Maxamed Ismaaciil, oo ka mid ah culimada waaweyn ee geyiga Soomaalidu degto aad looga yaqaan, xadhiga Sheekh Maxamed Ismaaciil, waxa xaqiijisay gabadh uu dhalay oo muuqaalo ay ku muujinay
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Sheegay In Diinta Islaamka Lagu Difaacayo Xoog Iyo Xeellad
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in ay waajib tahay in Diinta Islaamka lagu difaaco xoog iyo xeellad, balse aan loo baahnayn in dhalinyarada aan lagu cabsigelin in marka Nin Diin kale haystaa la
Madaxweynihii Afgaanistaan Oo Ka Cararay Dalka Kadib Duulaankii Maraykanka Ee Labaatan Sannadood Kadib Ku Dhammaaday Wejigabaxa
Araweelo News Network. Kabul(ANN)-Dalka Afgaanistaan ee qalalaasaha iyo dagaaladu ka jireen in ka badan labaatan sannadood, ayaa galay mar kale gacanta kooxda Daalibaan oo dagaal kula jirtay Maraykanka iyo xulufadiisa oo awooddi waayay in ay ku guulaystaan maamulo macmal
Somaliland: Wasaaradda Maaliyadda Oo Sharaxaad Ka Bixinay Cashuuraha Ku Waajibay Muwaadinka Iyo Xeerarka Jideeyay Ee Loo Raaco
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Horumarinta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sharaaxd ka bixinay noocyada cashuuraha ay qaado ee ku waajibay muwaadiniinta Somaliland, mawduucan ayaa ahmiyad weyn leh in ay bulhadu ku fahanto, isla markaana wax kaga oggaato noocyada cashuuraha. Muuqaalo taxanayaal
Ethiopia: Qabsashada Tigray Ee Magaaladda Wadnaha Ee Gobolka Amxaarada Iyo Mucaaradka Oo La Saftay TPLF
Araweelo News Network. Dagaalka Ethiopia Oo Weji Kale Yeeshay Addis Ababa(ANN)-Dagaalka ka socda dalka Ethiopia, ayaa kusii fidaya dhammaan gobolada uu dalkaasi ka kooban yahay, waxayna xaaladdu u muuqtaa mid faraha kasii baxaysa,iyadoo wararka qaar sheegayaan in Magaalada Desssie ahmiyad