Category: Ethiopia
Somaliland: Xukuumadda Oo Sii Deysay Kooxdii Hawlgalada Argagixiso Ee Dilalka Iyo Afduubka Ajaanibka Geysatay
Araweelo News Network Bilawgii Falalka koxoda Jaamac Kuutiye Iyo Indhacade loo haystay iyo hawgalkii fashiliyay silsilada shirqooladii Dilalka Iyo Afduubka Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Xabsiga kasii deysay koox loo haystay falal dilal,afduubyo iyo dhac ka dhacay Somaliland oo lagu
Maraykanka Iyo Midawga Yurub Oo Digniin Kulul Kasoo Saaray Ciidamadda Eriteria Oo Ku Laabtay Gobolka Tigray
Araweelo News Network. Washington (ANN)- Maraykanka, ayaa digniin kulul u jeediyay dalka Eriteria, kaddib markii ay kusoo laabteen ciidamaddeedu gudaha dalka Ethiopia, gaar ahaan gobolka Tigray oo ay soo galeen Nov 2020, iyagoo kaalmayna ciidamadda Federaalka Ethiopia ee dagaalka kula
Somaliland: Ra’iisal Wasaare Rooble Iyo Wakiillada Beesha Caalamka Oo Kulmay Xilli Khilaafka Doorashooyinku Sii Socdo
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan la yeeshay Gollaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka iyo wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya. Kulankaa ayaa looga hadlay dar-dargelinta geeddi socodka doorashooyinka iyo dedejinta dhaqaalaha farsamo
Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Culimadda Ansaaru Sunna Oo Gorodda Is Dhigay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gorodda lays dhigay la yeeshay Culimadda Ansaaru Sunna, kuwaas oo maalmihii u danbeeyay kulan diimeedkoodii saddexaad ku lahaa Magaaladda Hargeysa. Culmida, ayaa Madaxweynaha Somaliland ku qaabilay maanta qasriga
Somaliland: Qiimaha Maceeshada Oo Si Weyn U Kordhay Labadii Billood Ee U Danbeeyay
Araweelo News Network. “Ma jirto cid ka qabanaysa in ay sidan arxandarada ah wax u iibiyaan, waxaanse Allah ka sugaynaa inuu naga soo gaadho kuwa aan naxariista lahayn.”Hooyo Danyar ah. Hargeysa(ANN)-Qiimaha Maceeshada ayaa kor ugu kacay suuqayada Magaaladda Hargeysa, taas
Somaliland: Maxaa Lagaga Hadlay Kulankii Albaabada Loo Xidhay Ee Madaxweyne Biixi Iyo Shirguddoonka Cusub Ee Gollaha Wakiillada
Araweelo News Network. Somaliland: Maxaa Lagaga Hadlay Kulankii Albaabada Loo Xidhay Ee Madaxweyne Biixi Iyo Shirguddoonka Cusub Ee Gollaha Wakiillada Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada kulan albaabada loo xidhay kula yeeshay maanta shirguddoonka cusub ee gollaha
UN Secretary General Expresses Concern over Ethiopia’s War
Araweelo News Network. New York(ANN)-The United Nations has worried the situation in Ethiopia, as fighting spreads to the rest of the country, and aid agencies are struggling to reach millions of people affected by the conflict. UN Secretary General
Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Eeddaha Faafinta Kiristaanimada Ee Haweenayda Maamusha Jaamacadda Barwaaqo Iyo Dugsiga Abaarso
Araweelo News Network. #Somaliland: Xukuumadda Oo Sheegtay In Baadhitaan Lagu Samaynayo Faafinta Eeddaha Kiristaanimada Ee Haweenayada Ee Maamusha Jaamacadda Barwaaqo Iyo Dugsiga Abaarso Kaniisada Sare Ee (The Elevation Church) oo Ka Hadashay Arrimaha Pastor Joy Isa Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa
Somaliland: Xoghayaha Gollaha Wakiillada Oo Beeniyay In Khilaaf Soo Dhexgalay Shirgudoonka Cusub
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xoghayaha Gollaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa beeniyay warar sheegaya inuu durba khilaaf soo kala dhexgalay gollaha wakiillada ee cusub, gaar ahaan shir-gudoonka gollaha. Wararkaa oo ay baahiyeen warbaahinta qaarkood oo aan looga baran
Maraykanka Oo Kumanaan Askari U Diray Afganistaan
Araweelo News Network. Kabul(ANN)-Dawladda Maraykanka ayaa boqolaal Askari oo dheeraad ah ku xoojiyay ciidamadiisa ku sugan dalka Agfaanistaan, kuwaas laga dejiyey garoonka Diyaaraddaha ee Magaaladda Kabul. Weli waxa ku suagan Caasimadda dalka Afganistan In ka badan 5,200, sidaana waxa sheegtay