Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Ethiopia

Total 1191 Posts

Somaliland: Gollaha Wasiirrada Oo Mawaadiic Xaasaasi Ah Ka Hadlay Iyo Go’aamada Kasoo Baxay Ee Saamaynaya Nollosha Bulshadda

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa fadhigii Golaha Wasiirrada oo maanta ku qabsoomay, ayaa lagaga hadlay xaaladda amniga ee Magaaladda Laascaanood iyo mawaadiic kale oo xaasaasi ah. Sidoo kale, waxaa lagaga hadlay masiibada xannuunka Corona virus oo mawjadii saddexaad

Somaliland: Jaamacadda Admas University Oo Munaasibad Layaab Leh Ku Sagootiday Dufcadii13aad

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Jaamacadda Admis qaybteeda Hargeysa, ayaa Munaasibad ku maamuusayay Dafcaddii 13aad ee Arday 418 Arday oo lagu maamusay dhamaystirka shahaadada heerrka 1-aad iyo  heerrka 2-aadd ee master-ka, kuwaas oo Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa loogu qabtay munaasibad

Why has the Somaliland government Expelled foreigns from Las Anod, The capital of Sool region ?

Araweelo News Network.   Recently, Las Anod has become a trading hub in a very short time, but sees a shocking increase in killings.     Elders and intellectuals of Sool region strongly support the operations taken by the government

#Somaliland Explains #Why It Decided to #Deport Hundreds of #Families to #Somalia

Araweelo News Network. “The underlying responsibility for cultivating these circumstances lies with a government in Mogadishu unable to protect its citizens,” said the Statement. Hargeisa(ANN)-The Ministry of Foreign Affairs of the Republic of Somaliland, spoke about why hundreds of Somali

Somaliland: Hibo Samawada: Human rights activist calls on World to Stop Fighting in Ethiopia

Araweelo News Network. Samawada sent Appeals to the Presidents of  Somaliland, Djibouti, Ethiopian PM, Britain, the USA and the Somali Communities   Hargeisa(ANN)- Hibo Aden Dirieh (aka Samawada), a human rights activist who played a key role in the fight

#Somaliland Oo Ka Hadashay #Sababta Dhabta Ah Ee #Boqolaal Qoys Looga Masaafuriyay Xarunta Gobolka #Sool Iyo Dhawaaqyada Kasoo Noqday

Araweelo News Network. Taliyayaasha Ciidamadda Oo Ka Hadlay Xaaladda Laascaanood(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay markii u horaysay boqolaal shacab ah oo Sabtidiilaga masaafuriyay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Dadkaa ayaa ahaa kuwo  ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya, isla

#Somaliland: Madaxweyne# Biixi Iyo Haldoorka #Bulshada Oo Sagootiday #Wasiirkii Hore Ee Waxbarashadda Marxuum #Xasan Xaaji Maxamuud

Araweelo News Network. Jinaasadiisa Ayaa Muujisay Sharaftii Uu Bulshadda Ku Lahaa Iyo Xushmadii Loo Hayay Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kala qaybgalay boqolaal qof oo haldoorka bulshada ah Aas qaran oo loo sameeyay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashadda

DP World, the international operator of the Berbera port in Somaliland, has announced new jobs

Araweelo News Network. DP World, the international operator of the Berbera port in Somaliland, has announced new jobs. DP World is a leading global trading partner and a key player in the global supply chain. Chain crossings, around the world,

Somaliland: Khilaaf Ka Qarxay Gollaha Deegaanka Gebilay Kaddib Booqashadii Guddoomiyaha UCID

Araweelo News Network.   Gebilay(ANN)-Gollaha deegaanka Gebilay, ayaa shaaciyay khilaaf u dhexeeya Maayarka, maalin kaddib markii uu booqday halkaa Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe oo kulan la yeeshay gollaha deegaanka ee cusub Sabtidii. Booqashada Guddoomiyaha Xisbiga

Somaliland: Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Xasan Gadhweyne Oo Geeriyooday

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay geerida Allah haw naxariistee Marxuum Xasan Xaaji Maxamuud Warsame (Xasan Gadhweyne) oo ku geeriyooday galabta oo ay taariikhdu tahay 03/10/2021, Caasimada Somaliland ee Hargeysa.     Marxuumka,