Category: Ethiopia
Somaliland: Kumuu Ahaa Wasiirkii Hore Gaashaandhiga Cabdullaahi Gurey Oo Geeriyooday
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Allah haw anxariistee Cabdullaahi Cali Ibraahim (Cabdullaahi Guray) oo ka mid ahaa siyaasiyiinta Somaliland, isla markaana xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale kasoo qabtay xilka Wasiirka Gaashaandhiga, ayaa ku geeriyooday maanta Magaalada Hargeysa. Marxuumka oo ka mid ahaa
Russian President welcomes Turkish President’s plan to change Security Council Powers
Araweelo News Network. “The world is bigger than five,” say Turkish President. Moscow(ANN)-Russian President Vladimir Putin has acknowledged the grievances of many countries around the world over the structure of the United Nations and the need to change the
Gurceel Oo Gacanta Ahlu Sunna Dib Ugu :Laabatay Kaddib Markii Ay U Awood Sheegteen Ciidamadda Federaalka Iyo Kuwa Galmudug
Araweelo News Network. Taliyihii Ciidanka Danab Oo Lagu Dilay Dagaalka Iyo Gaadiid Laga Qabsaday Ciidanka Dawladda Federaalka Gurceel(ANN)- Dagaal lagu hoobtay, ayaa saaka ku dhexamay Magaaladda Gurceel Ciidamadda Dawladda Federaalka Soomaaliya oo teegeeraya kuwa maamulka Galmudug iyo ciidamadda Ururka
What is the outcome of the meeting between the Somaliland delegation in Nairobi and the international Community?
Araweelo News Network. Nairobi(ANN)-The A high level delegation made up of ministers, senior advisors and officials from the Somaliland Mission in Kenya met with international development partners in Nairobi, Kenya. A high-level delegation from the Republic of Somaliland met with
Somalia: Farmaajo Iyo Rooble Oo Gaadhay Heshiis Dhawr Qodob Khilaaf Dhanka Awoodda Ah Oo Muddo Soo Jiitamay
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Labada masuul ee ugu sareeya dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed cabdullaahi Farmaajo iyo Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka heshiiyay markii u horaysay khilaaf muddo soo jiitamayay u dhexeeyay. Sidaa waxa lagu xaqiiyay war kasoo baxay xafiiska ra’iisal
TPLF: Getachew Reda Discusses Live Interview on the Situation of War and Diplomatic Ways to End Conflict
Araweelo News Network. Mekelle(ANN)-Getachew Reda, a member of the Tigray Central Command (TPLF) fighting the Ethiopian Federal Government forces in collaboration with Eritrean and Amhara militias, spoke about the current fighting situation. He also spoke about the recent airstrikes in
Somaliland: Xukuumadda Oo Ku Hawlan Qorshayaal Lagu Xakamaynayo Baraha Bulshada Iyo Mushkillada Dhulka
Araweelo News Network. Go’aamo Kasoo Baxay Shirka Gollaha Wasiirrada oo La Xidhiidha Arrimaha Dhulka Iyo Baraha Isticmaalka Baraha Bulshada Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa wada qorshe la doonayo in lagu xakameeyo Baraha Bulshadu ku wada xidhiidho ee loo yaqaan (Social
Ethiopia launches Airstrikes on Mekelle for the third time
Araweelo News Network. #TPLF leader Debretsion #Gebremichael, who spoke about the #Mekelle #airstrikes and the #situation. Addis Ababa(ANN)-The Ethiopian government has for the third time today launched airstrikes on the capital of the northern region of Tigray. Bomb blasts
Hoggaamiye Nabadeed Door Weyn Ku Lahaa Dhismaha Qaranka Somaliland Oo Geeriyooday
Araweelo News Network. Xudun (ANN)-Allah ha u naxariistee Chief Caaqil Maxamed Aadan Cade oo ka mid ahaa tiirarka nabada iyo dhiska qaranka Somaliland, ayaa ku geeriyooday magaaladda xudun ee xarunta u ah gobolka Xaysimo. Marxuumka, ayaa Salaasadii lagu aasay
Somaliland: Wasiir Cabdullaahi Abokor Oo Si Cadhaysan Uga Falceliyay Faddeexado Musuqmaasuq iyo Dhacdooyin Foolxun Oo Guddoomiye Faysal U Xanbaariyay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Cabdullaahi Abokor, ayaa si weyn uga cadhooday eedaymo la xidhiidha musuq-maasuq iyo fadeexado uu guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe warbaahinta u mariyay Isniintii. Wasiir Abokor oo daba