Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Ethiopia

Total 1191 Posts

Ethiopia Awooddaha Is Muquuninta Jabhaddaha Iyo Ciidanka Dawladda Jiidda Hore

Araweelo News Network. Sheegashada Guusha Dawladda Jawaabta TPLF iyo Kharriirada Goobbaha Dagaalka Addis Ababa(ANN)-Wallaaca laga qabo dagaalka Ethiopia, ayaa sii kordhaya, iyadoo ra’iisal wasaaraha dawladda laga arkayo muuqaalo warbaahinta taageerta dawladda lagu baahiyay isagoo ku lebisan dharka ciidaamadda oo ku

Dagaalka Suudaan Iyo Ethiopia Oo Dib U Bilaabmay

Collaada Al-faqsha oo cusboonaatay. >Jabhadaha Ethiopia oo Kulaalaya Caasimadda. >Ciidamadda Suudaan oo Soo Buuxiyay Al-faqsha. Araweelo News Network. Khartoum(ANN)- Xiisadda Dagaalka Suudaan iyo Ethiopia oo mar kale ka bilaabantay xadka labada dal Webiga Atbara ee deegaanka Al-Fashqa oo ah deegaanka

Kulanka Albaabada Loo Xidhay Ee Madaxweyne Biixi Iyo Madaxweynaha Soomaalida Ethiopia

Dareenka Ku Xeeran Booqashada Xilligan Iyo Xoggaha La Xidhiidha Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan albaabada loo xidhay la yeeshay Madaxweynaha Maamulka Soomaalida Ethiopia ee Kililka Shanaad, Mustafe Muxumed Cumar, kaddib markii Mustafe Cag-jar

Dooddaha Beesha Caalamka Ee Qorshaha In Ethiopia Loo Dhiso Dawlad Ku Meelgaadh ah

Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Dagaalka ka socda dalka Ethiopia, ayaa kusoo siqaya caasimadda dalkaa, iyadoo diblamaasiyiinta reer galbeedka ee u caalwaayeen sidii labada dhinac heshiis xabad joojin ah looga dhalin lahaa. Dagaalyahanada Tigreega iyo OLA ayaa sheegay in Arbacadii ay

Khartoum: Sudanese politicians still on hunger strike

Protesters call for mass rallies on Sunday Araweelo News Network. Khartoum (ANN)- In Sudan, uprisings have erupted over the coup and the imprisonment of politicians, with three politicians protesting their imprisonment after their political rights and fundamental rights were violated.

US warns of terrorist attacks in Ethiopia

Araweelo News Network. Addis Ababa (ANN)-The United States has warned of possible terrorist attacks in Ethiopia, and the State Department has strongly warned citizens in Ethiopia. The Department reminds U.S. citizens of the ongoing possibility of terrorist attacks in Ethiopia.”

TDF and OLA fighters capture Shewa Robit town on the outskirts of Addis Ababa

The Ethiopian government has expelled four diplomats from the Irish embassy in Addis Ababa. Araweelo News Network. Addis Ababa (ANN)- Fighters from Tigray and the OLA said they had taken control of Shewa Robit town in the Amhara region on

Ethiopia Oo Dalkeeda Ka Caydhisay Diblamaasiyiin Iyo Dagaalka Sii Xumaanaya Oo Sababtay In Laga Daabulo Ajaanibka

Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Dalka Ireland oo ka mid ah dawladdaha xubnaha ka ah gollaha amaanka ee qaramada midoobay (Security Council), ayaa diblamaasiyiinta ka joogay laga caydhiyay Addis Ababa. Ireland oo waxay ka mid tahay 15-ka dal ee xubnaha ka

Dalalka Reergalbeedka Iyo Qaramada Midoobay Oo Uga Digay Joogitaanka Dadkooda Ee Ethiopia

Araweelo News Network. Dhawaaqii Ra’iisal Wasaare Abiy ku sheegay inuu faranta dagaalka ku tegeyo si uu ciidamadda u hoggaamiyo oo xaaladda uga sii daray. Addis ababa(ANN)-Dalalka Faransiiska iyo Jarmalka, ayaa ugu baaqay muwaadiniinta ka joogta dalka Ethiopia in ay deg-deg

Ethiopia: PM Abiy Says He Will Lead Government Troops Against TDF

Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)- Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed says he has decided to lead his country’s military in the fight against the TDF and become a leader fighter. But Prime Minister Abiy, who has repeatedly turned a deaf